kulanka ugu xisaha badan tottanham vs
manchester city kulankan wa kulan go amin dona horyalka premier liga taso
hadi laga badiyo manchester city ay arsenal rajo wayn yelanaso xidiga nadiga
arsenal
KAI HAVERTS aya wuxu idhi waxan han dona
tageraha ugu wayn tottenham malinta taladada
sido kale super computer wuxu amin sanyay inay
qadi donto munchester city oo arsenal maradu kadhici donto sido kale manchester
cicy kumayna so badin wali premier liga marka maqasho in ay manchester city
garonka tottenham ku dhiban tay hadana waxad arkasa marwal oo arsenal ay la
timad dhibcahan o kale inay premier liga qadi jiren labadi jer ee hore e
ay layimaden dhibcahan oo kale horyalka way qaden
sido kale wararkale aya shegay in u arnold target u yahay real madrid xili u empape u macal salameyay koxdida paris germany marka empabe heshiskisa waxa lagu dhwaqaya chanpion liga kadib