wararka manta waxa u wawayn Abu cubayda aya wuxu soo diray cod tasu kaga hadlay dagaladi dhacay wuxu leyay sacadihi laso dhafay weraradi isdaba joga aha ee ay kuhayen jabaliya oo kutala woqoyiga qasa aya cidanka srailiyinta jab xogan logu gays tay taso shir qool lagu dhigay cidamada srail yago ukala qayb samay kuwo dhintay iyo kuwo la qabtay iyo kuwo dhawaca
sido kale telephisionka aljasera aya wuxu leyay afayeenka milatry ga kata ibul qasa abucubyda aya shegay in ay usuuro gashay dagal yahanada alqasam in ay qabsadan askar israiliyina tasoy ku qabten woqoyiga qasa abu cubayda inta ku daray in ay dagal yahanadu ku guulays teen in ay dhagar umalegan xogaga srailiyinta sido kale wararku waxa ay shegayan in ay srail ay galaso godoon calamiya
gudaha srail waxa kasocda dibad baxyo baladhan sido kale raysal wasaraha waxa laga dalbanaya in uu is casilo furimaha hore ee dagalka marka la eego xaladu cidanka srail adbay ugu xuntay sided bilod oo ay dagal kaga jiren marinka qasa sarakishu waxay qirayan in ay xaladu ku adkanayso ayna fo tahay in dagalkan lagu gulays to waxa sido kale si xaqi jinaya in ayna
srail ku gulaysan karin dagalkan sirdoonka maraykan taso ay leyin in xamas la burburiya way ka fotahay xaqiiqda waxa sido kale uga si daraya srail goobihi dhowr bilod kahor ay sheegtay in ay gacanta ugu jirto gar ahan dhinaca woqoyiga marinka qasa aya dagalo ba an ay ka socdan in ka badan toban tangi oo ay leyihin cidanka srail aya lagu burburiyay qoriga lo yaqan alyasin sido kale calamka dhanka dubli masiyada aya waxay shegayan makxabada danbiyada dagalku waxay so sartay in laso xidho raysalwasaraha srail sida uu leyahay
dacwad oo gaha makxabadasi
oo ku edaynaya natinyahu iyo wasiirkisa gashandhiga danbiyo dagal waxa kale oo
uga si daray malinti jimcaha marki makxabada cadalada ee calamiga ahi ku
amartay in ay srail degdeg ku joojiso duulanka iyo dulufka milatary ee ay
kawadan rava siyasiyinta srail kuwo xilal raysal wasare so qabtay taliye cidan
aya yaguna xalada ka digaya waxa sido kale yagna siyadaya dadka cudurada dhanka
maskaxda qaba walwalka iyo walba harka mustabalka masugna aya laleyay haday
xaladu san kusi socoto