wararka
manta waxa u wawaydagalo culus o dib uga bilamay qasa telephetionka aljasera
aya wuxu qoraya masuliyin maraykana aya waxa aya shegen in ay isarail aya
cidamo faro badan kuso gurtay hareeraha Rava hadaba masuliyinta maraykan
ku waxay leyin anagu sida ay waxa usocdan xalada marka la ego waxa no muqanaysa
in aya isarail goan satay in aya werar culus ku qado Rava yado iska dhega
tirasa hadalada maraykanka sido kale aqalka cad ee maraykanka ayay warar kaso
baxay shegayan umalayn mayno isarail in ay wax xasuuqa ka gaysaty qasa tasu
ulajedo isarail waxba may samayn
sido
kale telephitionka aljaseera aya warar uso xiganayo ku shegaya dagalki bilowday
saka alqasa waxay shegen in aya badhtilmad saden midkamida tangiyada noca
loyaqan mircafa meel ku dhow macbarka Rafa wa xuduuda masar sido kale jamacadi
maraykanka aya mudaharaday kuwa yurubta aya yagna mudaharaday taso laga
mudaharay dulmiga lagu hayo falasten markasa waxa la leya away ardaydi carabta
aha kuwi islamka aha away wax kacaya oo jamacadaha wadamada islamka mutadaharad
kasamaynaya lama arag sido kale waxay leyin dunido dhan dulmiga ayay u jedan
maxa indhaha tiray carabta iyo wixi islama
tephitionka aljasera aya wuxu leyay kataibu qasa waxay shegen manta o talada iny markale weraro ku qaden magalada asqalam iyo magaloyinka ku hareraysan qasa ayanu werar dhinaca gantalah ku duqaynay waxanu kaga jawabanay bay leyin xasuuqi marinka iyo dhibatada ay kagyasanayan marinka qasa