IN THE NEWS TODAY, AN SOMALI MAN WAS ATTACKED AT A MOSQUE IN THE CITY OF MINNEAPOLIS IN THE UNITED STATES.





WARARKA MANTA WAXA KAMIDA NIN SOMALI A AYA LAGU WERARAY MASAJID U KUTUKANAYAY MAGALADA MINNEPOLIS EE DALKA MARAYKANKA


boliska magalada minnepolis ee dalka maraykanka aya badhaya nin gadhi ku weraray nin kamida dadki ku tukanayay saladi jimce masjidka Alxigma islamic center ee kuyalminnepolis dhibanahan oo dadiisu tahay sodon iyo lix jir ahna somali maraykana aya waxa soo gadhay dhawac an halis ahayn waxana isla markiba lo qaday ispitalka sida lagu shegay warar kaso baxay waxda 


boliska magalada minepolis falkan aya lo malaynaya  inuu salka ku hayo islam nacayb  imaamka masjidka alxigma islamig centar oo lagu magacabo sheekh clrisaq kaynan  aya bogadiyay talabada ay qaden isago oo lashegay in ninka werarka gaystay la xidhay sheekh clrisaq aya intas ku daray  in ninka werarka so qaday in uu khalkhal galiyay dadki masjidka kutukanayay salidi jumce taliyaha boliska minnepolis  aya shegay in ay badhayashu ogaden ninka werarka gays tay in uu hore dhawr jeer oo hore masjidka alxigma islamic center uu falal nocan oo kale uu ugaystay golaha xidhiidhaka ee islamke maraykanka aya canbareeyay falka waxayna shegen in uu falka uu mudaba waday dhibatada masjidka 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post