wararka waxa u wawayn warbahinada rer galbedka aya waxay shegen in anan xamas laga gulaysan karayn tasoo sagal bilod oo uu dagalku socdayna cidanka sraiil ay jab xoogan loo gaystay iyo qasare baxadlehna uu sogarayo isla markana sacadihi ugu danbeyay dagalada ka dhacaya kon furta marinka qasa gar ahan rava aya waxa lagasoo shegaya in qasare ba an logu gaystay cidanka sraiil
milatry sraiil waxayna qirten labadii todobaad ee laso dhafay ila iyo toban askari oo kamida aha cidankoda iyo sarakiil in ay ku geeriyoden dagalada dagaladii mudada dheer socday ayna kudhawacmeen sido kale wararka waxa kamida in guutada cidanka bala shuuga ku booda ee srael laga saray jabaliya halkasi oo ay dagalo ban ay kasocdeen sedexdi todobad ee laso dhafay oo ay cidanka srael ay u suurto gali wayday in ay foda galiyan jabaliya halkas oo logu gaystay qasare xogan todobad kan waxa si ada lola yabay in
xogaga iska cabinta falastiniyintu ay dukhaymo ku harqiyen ila iyo labatan magalo oo kuyal gudaha srael oo ay kamitahay magalada talabib oo ah magalada ug wayn dhaman arimahan aya mu jinaya in xaladu faha kasi baxaso koxaha iska cabinta falastiniyinta aya so bandhigaya maxabista ay ka qabten cidamada srael kuwas oo farimo diraya oo shegaya in dagalka si degdega lagu jojiyo hadi lajojin wayana ay noloshodu halis ku jirto
sido kale gudaha srael aya waxa kasoconaya wada hadalo ladonayo in xilka lagaga turo raysal wasaraha natinyahu dhaman arimaha aya umuqanaya srael in aysan umuqan in aysan umuqan in ayana dagalkan ku gulaysanayso sido kale warbahinta rer galbedka aya shegay in ay awoda milatary xamas ay atahy sidi uun ururada iska cabinta
falastiniyinta aya yagna waxay weraro ku qadayan magloyinka talabib iyo
kuwo kale oo badan abu cubayda oo ah afayenka kata ibulqasam aya shegay in
dagal yahanadoo du ay dileen qabtena askar tasna waxay muujinasa adkaysiga ay
dagalka uleeyin uruka xamas iyo ururada kale eekadagalamaya marka laga gudbo
xasuuqa ay srael ka gaysanaso iyo dilka an kala soca lahayn ee ay shacbka ku
hayan dagal yahanadenu waxay awood uleyin bu idhi in ay cidanka srael daba
galan oo ay gadanwanad moda howl galadooda kadahanka cidamada sraelinay yihin
kuwo labadi todobad ee lasoo dhafay la isku haleelay jabaliya rava iyo kuwo
kale tasay srael xog kuso gashay afayen ku waxa uu ku sheagay in mid walba
lagaga awood batay