NEWS TONIGHT BIDEN AND NATENYAH ARE TOGETHER LIKE HAMAS AND THEY ARE DIFFERENT ON THE SURFACE

 


 

wararka cawa waxa ugu wawayn kulan aya  falasteniyinta iyo wakilo kasocda sida la shegay todobatan iyo shan dowladood iyo ururo calamiya hadaba kulankan waxa ay ujedadisu tahay sidi bulshada calamka ay isku duubni u wajihi lahayd dagalka israil ee ku wajahan


 dagalka in ay qayb uga dhigto gajaysiinta dadka reer gasa waxana shirkasi muhimadisu tahay in lagu furo macbarka ama goobaha xuduudaha ah si gargaarka lo garsiiyo gaza sido kale warbixin laga qoray shirkan aya waxay leday shir ay so qaban qabisay urdun aya waxa  lagu dalbanaya in gargarka bila adantinimo uu garo magalada gasa waxana lashegaya in isarail ay joojiso in ay u isticmasho sida hubka oo kale in ay dadka gajaysiiso hadaba dadka ka qayb galaya  kulankan aya waxa ay sheegen in muhim ay tahay in gargaarku uu garo halkas 


madax waynaha masar oo isna wada hadal waxa uu ka furmay dalka urdun waxana kulanka ka qayb galatya madax waynaha dalka masar iyo boqorka dalka urdun oo kulanka so qaban qabiyay xoghayaha guud ee qaramada midobay madax waynaha mamulkaalkas ka hadlay aya waxa uu shegay in ay lagaga marman ay tahay in uu gargarku uu garo gasa sido kale madax waynaha mamulka falasteniyinta aya isna sido kale shegay muhimada aya reer gaza uledahay gargaar inay helan sido kale xamas masuul ka tirsan aya manta hadlay kaso ka hadlay golaha amanka xamas in ay wax iska bedelen iyo in kale siyasi wayn oo ka tirsan xamas aya isna wuxu u waramay wakalada wararka ee roytares 


hogamiye ka tirsan kooxda xamas oo magacisa layira saami abu sahri aya waxa uu shegay manta oo talada in ay xamas aqbashay si dhaba go anki kaso baxay golaha amanka  ee qaramada midobay  kasoo shegaya xabad joojin kabixitanka cidanka israil is dhafsashada maxabista iyo waliba in hosha degdeg loo dhameyo sido kale abu sahri waxa uu shegay isago warbixintisa si wada in 


xamas si wayn uso dhawaynaso qararka golaha amanka kaso qexaya xabad joojin da im ah oo waliged jirasa oo ka hirgasha marinka qasa iyo kabixitanka israil ay kabaxayso si dhaba sido kale abu suhri waxa uu shegay is dhafsiga maxa bista inay iyaduna qayb katahay iyo sido kale dib udhiska magalada gasa so labashada dadka qoxotiga ah iyo galitanka gargaarka shurud la an mel kasto gasa kamida sido kale waxa uu shegay iyaga dhankodu in maqsuud ku yihin sido kale isna


 waxa hadlay wasiirka arimaha dibada ee maraykanka  antony blinkin  antony blinkin oo socdal ku joga srael aya waxa uu shegay inuu so dhawayanayo xamas hadalkeda waxana uu shegay in uu ka digayo in uu dagalku uu ku fido gobolka xili uu la kulmayay dadka ehelada ah ee dadkoda loga haysto gasa 

 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post