wararka cawa waxa u uwaway srail oo cawa ay ka tagan tahay xalad adag isla markana ay banan baxyo kasocdan magaloyin wa wayn oo kamida irail waxa la dalbanaya raysal wasare natinyahu inuu si dagdag isku casilo bani gantays oo kamida sarakisha ugu sareysa ee cidanka srail isla markana kamid aha golihi hogaminta dagalka hogamiyana xibiyada ugu wawayn srail aya ka qayb galy dibad bax yadan
boliska aya xidhay dad fara badan waxana la dhalilaya qaabka ay bolisku u istic malen awododa gutoyinka alqasam iyo sara il qudus aya ka warbixiyay howl galo ay ka fuliyen sido kale milatry srail aya ku andaconaya inay dilen hogamiye sare oo ka tirsan kata ibul qasam sido kale maraykanka oo ka hadlay wararka shegaya in xotiyintu ay duqeyen markabka esem hawar sido xotiyin oo shegay howl gal ay la fuliyen kuxaha muqa imada ee ciraq oo ay ku weraren marakib ku sugnayd xeebta dekada magalada xayfa ee woqoyiga srail madax waynaha yukrarain oo fahfahin ka bixiyay
weraro qasaro iyo dhimasho dhaliyay oo ay ruushku ay ka gays ten gudaha yukrayn maclumadka ugu danbeya ee kaso baxaya marinka qasa aya shegaya in ay korodhay gerida dadka falateniyinta o ku dhintay labo duqayn oo lagu sifeyay xasuq oo srail ay ka gaysatay magalada qasa ee bartamaha suryada qasa maclumadkan aya sido kale waxa kamida in sar il qudus shegen in ay hobiyal ku garacen saldhig milatary oo cidanka srail ay ku leyihin deganka sufa iyago shegaya tan inay jawab u ahayd werar ay ku macneyen xasuqa oo ay srail ka gaysatay marinka qasa kata ibul qasam aya yaguna waxa ay shegen in cidamo
srailiyina ay ku galen is goyska cawdela iyo waliba xeda qoxotiga ee yabna oo kutal dhanka konfured ee marinka qasa gar ahan dhanka magalada rafa waxana ay shegen qasara in ay ku garsiyen cidanka irail howl galadasi hadaba dhanka srail waxa kaso baxay war ay ku andaconayan dilka hogamiye sare oo ka tirsan kata ibul qasam warbahinta srail aya waxa ay bahisay war ay kushegaso in lagu dilay xerada qoxotiga ee shacti ee kutal galbedka marinka qasa raid sacid oo aha sarakisha sarsare ee kata ibul qasam ninkan aya waxa la shegay in uu uqabil sana al qasam
sido kale waxa lasheay inuu aha
as asayashi kata ibul qasam isla markana waxa la leyay waxa tarikh uu ulaha
howl galo milatary oo koxdu ay fulisay kadhana cidanka srail warkan sido kale
waxa uu shegaya in rait uu kulug laha as aska qaybo kala duwan oo kamida
cidamka srail marki ay ka baxen marinka qasa labadi kuniyo shanti wax
kalo la shegay inuu aha nin ad u qabilsana gantalada gobaha laga rido dhinaca
gantalada werarada marka lagu qadayo dhinaca srail isla wararka dhanka milatary
srail waxa kamida in ay qirten srail in uu hal askari oo katirsan cidankoda uu
ku dhintay dagaladi ugu danbeyay ee ka dhacay konfurta marinka qasa
gudaha srail halkas oo xalda adag ay katagan tahay banan baxyo baladhan aya lagu so waramaya inay kasocdan dhowr magalo oo kuyal gudaha srail talabib aya kamida oo ah magalada ugu wayn ee srail sido kale banan bax yadu waxay ka dhacen qudusta la haysto magalada xayfa ber shacba dhamantod waxa la shegay in laga so hor jedo xukumada natin yahu waxana la shegay in la dalbanayo si degdega in lo gadho heshiis iyo is dhafshi maxa bised mac lumadka
sido kale waxa kamida in ay banan bax yashu ay tagen guriga raysal wasaraha srail kadinkisa hore iyago dalbanaya is uu si dagdaga isku casilo waxana la shegaya dadkan ku baqayan in afka cida lo daro xukumada natinyahu oo ay leyihin xukumad srail hogamin karta ma ahan dhinaca kale waxa laguso waramaya in ay isku dhacen banan bax yashaa iyo cidamada amanka
telephitionka kanal labiyo
toban ee srail laga leyahay aya waxa uu shegaya in banan bax yasha
ay isku dhacen gar ahan kuwa boliska yago lo adeg saday awood yado wararkana ay
shegayan xita dadka in lajirsinayay fardaha isla wararka waxa kamida in ay
banan bax yashu xidhen wadoyin muhima waxa ad udhalilaya siyasiyinta
mucaradka dadka ka qayb galay banan baxa waxa kamida bali gantays oo
dhawan kabaxay golaha hogaminta dagalka