srail oo wacad ku martay inay si adag uga jawabi donto
werarada gantal ee xisbulah ku duqaynaso degamo katirsan woqoyiga srail
xisbulah waxay si wada duqaymahasi manta oo kaliya in kabadan boqol
gantal aya lagu garacay goobo kuyal woqoyiga srail iyo xadka lubnan
qarkod waxa la shegay dab in uu ka kacay qasare xogana wa laso warinaya qasa
waxa habenki boqol iyo labad kasoconaya dagalo ba an yago srail ay wado
duqayn ta xogan xogaga iska cabinta falasteniyinta aya ka warbixiyay howl
galadi ugu danbeyay cidamada srail
sido kale wararka waxa kamida turkiga oo heshis kula galay
maraykanka ibka diyaradaha lo yaqan f sixten sido kale cidamada srail aya
dardar galiyay werarada ay ku hayan magalada qasa xerada qoxotiga ee nasired
iyo magalada rafax ee marinka qaza waxa ka dhashay in ay dad ku dhintan qarna
ku dhawac man halka falasteniyinta iska cabinta wada ay dagal faraha lagaga
gubtay kula jiran cidamada srail ee isku dayaya in ay rafax so galan yado
hayadaha calamiga ah ay ka digayan in xalada bili adan nimo ee marinka qasa ka
jirta ay tahay mi ad iyo ad usi xumanaysa
sareyaha qudus aya yagna dhankoda shegay in ay gantalada
motarada layidha ay ladhacen cidamo srailiyina oo ku dhawa deganka
layidha karam shalam iyo xerada milatry ee kutal soofa ee kutala bariga rafax
sido kale ururka xisbulah aya shegaya in ay shan iyo toban xarumod oo
milatariga srail leyihin in ay weraren oo kuyal gobolka galilay iyo dhulka laga
hays to suriya ee loyaqan buralayda golan waxay sido kale ku weraren sodon
diyaradood oo ah kuwa an duliyaha lahayn taso bartil mamed loga dhigtay xeryaha
milaraty ga waxa sido kale ay xusbulah shegasa in boqol iyo kontan gantal in
kabadan in ay la dhacday xerya kala duwan oo kuyal galilay oo ay milatary srail
ay leyihin iyo kuwo kuyal dhulka suriya laga hays to ee buralayda golan werarka
manta aya waxa uu aha sida ay xisbula hadalka udhigtay midki ugu baladhna
uguna waxtarsana wixi kadanbeyay octoberti laso dhafay weraradan oo kuwo si
wayn lo ababulay ah aya waxa ay ku shegen xusbula inay uga guleyin in ay ku
cabsi galiayan srailiyinta logana jawabo
dilki lagu kharajiyay mid
kamida taliyayasha ururka xisbulah e wax galka aha dayib cabdala xisbula
aya shegay in ay dukheyen deganka lo yaqan ransa ee dhulka lubnan laga haysto
ee buralayda kafrishubca waxana ay shegen in badhtil mamedkasi si
quman u dhacay afayen u hadlay xukumada srail aya shegay xisbula ianay
masuliyad buxda korka kasarantahy xalada si xumanasa ee la xirirta abniga
xududka u dhaxeya srail iyo lubnan srail waxa ay dib usoo celin donta amanka
gobolada woqoyi ayu hadalkisa ku daray yado la istic malayo dadal
diblimasiyaded iyo xelad kaleba janalka labiyo tobnad ee srail aya isna
shegaya in boqol gantal oo laga so riday lunan in ay ku dhacen
degano fara badan oo kamida buralayda golan iyo jalisha sare yado gantaladi ugu
danbeyay ee kayimid
konfurta lubnan ay saco dhaw dhacen war bahinta rer galbedka aya
so xiganasa sargal markana o shegaya in ay dowlada maraykaku ay walwal wayn ka
qabto in dagalka u dhaxeya lubnan iyo srail ee xududka kasocda in uu si baho
sargalka aya laga so xigtay in uu maraykanku uu radinayo sidi uu uga hor tagi
laha in xalada ka jirta xududka lubnan iyo srail u dhaxaysa in ay isku badasho
dagal furan