wararka manta waxa u wawayn israil inay wado dokhaymo xogan duqaynta israil aya ku socota qaybo kamida bartamaha marinka qasa maclumadka ugu danbeya ee wariyayashu so tabinayan aya waxa ay shegayan in ugu yaran lix iyo labatan qof oo falasteniyina manta oo kaliya israil ay ku dishay soryada qasa dhanka furimaha hore ee dagalka gutoyinka cisaten alqasam ee garabka hubaysan ee
ururka xamas aya war ay soo saren ku shegay howl gal ay ka fuliyen xafada sijaciya ee bariga qasa in ay ku burburiyen cidamo israiliyina iyo gadidka ay waten kadib marki ay hobiyal ku garacen werar kale oo rafax ay ka geysteen al qasam aya waxa ay ku sheegen inay ku guben laba tangioo ah noca markafaha oo cidanka israil ay leyihin ayaga oo adegsanaya qoryaha garabka laga rido ee alyasin boqol iyo shan howl galkan aya waxa uu ka dhacay xerada qoxotiga ee galbeed kutal telesultam oo dhacda woqoyiga galbedka rafax dhinaca kale
sara yal qudus aya yaguna waxa ay sheegen howl gal ay ka fuliyen buurta almuntar ee shijaciya ee cidanka israil halkasi saldhiga kulaha hobiyayal ay ku garacen qasarana ay u gays ten sara yal qudus aya waxa kale oo ay shegen in howl galkale ay ka fuliyen isgoys ka xalal ee rafax ku yal halkas oo ay ku guben bal dusarada ama cagaf cagaf yada ay adegsadan cidanka israil ee lo yaqan magacoda D9 waxana ay shegen in qori garabka laga rido uu ku begsaden cagaf cagaf tasi sido kale
telephisionka algaseera aya gordhawayto waxa uu shegay in uu helay muqaalo khaas u ah oo ku adan tangi cidanka srail sido kale waxay shegen in babur qada cidanka israil uu dab ku qabsaday kadib marki ay gantal ay la helen xogaga iska cabinta ee falasteniyinta waxana la shegay in gadhigan lagu gubay dhanka sijaciya dhanka israil marka an eegno milatry israil aya qiranaya afar iyo labatan askari aya kaga dhawac men dagaladi ka dhacayay marinka qasa afar iyo labatanki sac ee laso dhafay
isla wararkan waxa kamida hayada warbahinta israil aya war ay gor dhawayd sidaysay waxa ku shegtay in taliyayasha madaxda u ah afar qaybood oo kamida qaybaha cidanka isail uu ka koban yahay iny shegen in ay cidanka israil ay dalan yihin sagal bilod oo ay dagal tosa ku jiren waxay shegen in ay mudo ku qadanaso burburinta dhufays yada ee dhulka hostisa mara ee xogaga iska cabinta falasteniyintu ay adegsanayan warkan inkasto hatan laso ban dhigay kulan ay tali yayashu ay la yeshen raysal wasaraha srail natinyahu aya waxa lagu shegay ama ay ku war galiyen inay adkanayso cidanku inay dagalka si wadan islamarkasna dal fa badan uu cidanka uu ka muqdo waxa kale ay shegen in ay cidamada dhibayso in aysan u sinayn marka ay timad howlaha dhanka milatry yado ay samaynaso in koxda layirahdo xaradinka ee yuhuda mayalka adag an dagalkan lagui so darayn arintasi oo la shegayo in in cidamada qaybo ka tirsan ay ka niyad jabsan yihin
PUTIN OO HUB QATAR AH OO AY KU JIRAN GANTALADA GUUXODA KA DHEREYA SINAYA XUTIYINTA
rushka oo shegay in uu sindono hub qatara u sin dono koxda
xotiyinta ee yaman oo mudoyinki udanbeyay biyaha badedka ee calamiga ka waday
weraro ka dhana marakibta israil iyo kuwa dalalka tageya israil ee maraykanka
iyo rer galbedku u hore yan maclumad arinkan ku adan o lagu qoray
warsidaha newswek ee kaso baxa wadanka maraykanka aya waxa uu kaso xigtay xog
ama warbixin lagu dabacay shaba kada midelst i ee arimaha bariga dhexe ka
falota waxana lagu shegay in wada shaqayn dhaw ay dhex martay rushka iyo
xotiyinta yaman taso si xumayn karta dibatada istiratijiyaded taso so fod
saraysa quwadaha rer galbedka