wararka waxa u waa wayn general ka tirsan cidamada israil aya waxa uu bananka so dhigay xog sira waliba waxa uu kuso ban dhigay warbahinta israil waxan uu shegaya sida imiga ay israil kusocoto oo ay macnahedu tahay inay hadan ka dhici donto wuxuna leyahay israil wa inay qadata heshiis xabad joojin ah oo rasmi ah oo ay la garto falasten sido kale general break aya ku eedeyay
raysal wasare natinyahu wasirka dufaca uwaf galan iyo aban dulaha cidamada isarail hersa xalafi inay masuul kayihiin guul daroyinka dagalka iyo ku guul;daraysiga ka hortaga werarki iska cabinta falasteniyintu ay ku qaden gudaha israil todobadi bishi october waxa uu sido kale ku eedeyay ka danbeyen barakicinta in kabadan boqol kun oo israi iliyina oo ku nola woqoyiga iyo konfurta gar ahan marki uu bilawday dagalku waxana uu sido kale shegay in ay sabab u yihin inuu si dherado dagalka xamas iyo xusbula isago shegaya intasi sido kale ay dhalisay burbur baxad leh oo so gadhay dhaqalaha israil iyo xidhidhka calamiga aha ee ay isarail ay adunka la alahayd
generalkan aya waxa uu sido kale shegaya inuu la hadlay askarta iyo taliyayasha cidamada israil ee ka dagalamaya marinka qasa kuwasi oo shegaya in ay aad u adagtahay in dagalka folka fool ah lala galo dagal yahanada xamaswuxu yiri kooxdasi waxa ay u dagalamayan dagal jab hadeed dagal yahanadooduna waxa ay kaso baxayan
marimada dhulka hoostisa waxana ay werara rayan tangiyada iyo cidamada israil iyago adeegsanaya gantalada lidka tangiyada iyo in ay cidamka ay u dhigan dabino qaraxyo la galiyay dhulka hoostisa waxana uu sido kale shegay in dagal yahanadu marka ay werarka dhamays taan ay dib ugu labanayan gododka dhulka hostisa general yas xaq break waxa uu sharaxaya in askartu u sheegen in hadalka af hayenka cidanka israil daniyal hagari iyo wariyayasha milatary ga ay ka shegayan warbahinta ku sabsan dagalka gar ahan dagaladi adka ee ay la galen xamas iyo in la dilay toboneye ka tirsan xamas o aysan waxba ka jirin generalka howl gabka ah ee rer israil aya shegay in uu dhawan uu helay xog uu ku tilmaamy mid argagaxle waxan uu shegay in
mamulaha isbitalka ugu wayn ee qabila dhawacyada isla markasna la keeno askarta dhawaca iyo kuwa geriyoda ay mujinaso xogtodu in ay boqolkiba sagashan askarta ku dhawacantay dagalka dhawacodu uu yahay mid ka dhasha qaraxyada gar ahan kuwa lagu rakibo guryaha iyo kuwa dabinka ah sido kale waxa uu shegay in askarta mararka qarkod dhexdoda ay is xabadeyan oo ay isku qaldaman general break aya shegay agasimaha isbitalka oo u magicisa xaqijin in uu ushegay in ka yar boqolkiba toban askarta dhawaca ah ee la keno isbitalka iyo kuwa geriyoday ay wax yeladu kaso gadhay dagal folka fool ah oo ay la galen dagal yahanada
xamas waxana uu ula jeda in uu qasaraha
badankisu u yahay weraro gadma ah iyo qaraxyo soo garaya cidanka sarakisha
israil ayuu shegay in ay tilmaamayan in qasaraha cidanku ay la kulmayaan
dagalka qasa uu kordhayo iyado uu shegayo in ay xaladu tahay mid qalafsan isla
markasna dagalyahanada iska cabinta ee falasteniyintu ay xoojinayan werarada ka
dhanka ah sido kale general break waxa uu dhowr jeer oo hore uu ka hadlay hadii
dagal buuxa lalagalo xisbula in macnahedu yahay dagalkan in uu gobolka uu ku
fafayo tasna waxa uu leyahay waxa ay halis galin kartaa jiritaanka israil