RUUSHKA OO SHAACIYAY TILABO CUSUB OO LA XIRIRTA IN DUNIDU GASHAY XALAD DAGAAL ISLAMARKANA DIGNIIN U JEDIYAY REER GALBEEDKA
wararka waxa ugu waawayn tabo ruushku uu qadayo aya laga yaba inay aduunka ku riixdo dagalka nukliyer aqalka kerimarika ee loga arimiyo ruushka ayaa shegaya in hanjaada ka imanasa rer galbedka ay ku riixday in ay wax ka badalan maba di dooda ku aadan isticmalka hubka nucliyerka afayenka aqalka
kerimarika demitra peskofe aya farta kufiiqay in ay dib u eegis ku samaynayan caqidadooda ku adan hubka nukliyerka sababto ah buu idhi maraykanka iyo xulufadisa rer galbedka aya ugu hanjabaya ruushka dagal waxana ay si kordhinayan bu idhi colada ukraine iyago ku kacaya falal lid ku ah danaha iyo abniga sharciga ee ruushka rushka oo ah quwada adunka ugu wayn ee nucliyerka ku hubaysan aya isbadal kusamaynaya mabadida nucliyerka tasi oo lagu qexay durufaha ay moosko ku isticmali karto hubkasi waxa la shegay in ay taladan ugu wacantahy tagerada si kordhisa ee
rer galbedka dagalka uu rushku uu ku qaday ukraine labadi ku iyo labiyo labatanki demitri pescofe aya isna farta ku fiiqaya waxa uu ugu yedhay halis yada ay samaynayan rer galbedku waxana uu ku eedeyay maraykanka in uu burburiyay qaabdhismedka abniga yurub kadib dagalki qaboba wa sida uu hadalka u dhige
rer galbedku waxa ay diden wada hadal lala galay ruushka waxana ay qaden werar kadhan danahena abniga iyagoo hurinaya dagalka yukrain ayuu yiri afayenka aqalka karimarika demetra pescofe mr pescofe aya tilmamay dib u egista caqidada nucliyerku ay tahay marxalada kowad ee ku adan xisada waxana uu shegay in hatan ay socoto falaqayn arinka ku adan mabadida uu rushku ku isticmalikaro aya la dabacay waxana lagu dajiyay waregta 2020 kaso baxday
madax waynaha ruushka BUTIN waxana ay qexasa in uu rushku u isticmali karo hubkan nucliyerkan hadi cadawgu uu kuso weraro nucliyer ama qatar la galiyo jiritanka ruushka hada isbadalka lasamaynayo quburadu waxay ku macnaynayan in laga yabo ruushku inu idhahdo anaga aya bilabi karna dagal nucliyera marki hore mabadi ahan waxay qaben hadii laguso weraro nucliyer inay ku jawaban lakin isbadalka aya waxa la leyahay waxa suurta gal ah in lagu daro qarunka ruushku inuu qadi karo werar nucliyer maraykanka iyo ruushu ila iyo hada waa quwadaha ugu waawayn ee nucliyerka waxa hays taan boqolkiba sidetan iyo sided hubka wax gumada sida uu shegayo
ururka saynis yahanada maraykanka labaduba waxa ay wadan casriyay jogta ah oo ay ku samaynayan hubkoda nucliyerka shinaha ay isna sido kale si dagdaga waxa uu ku kordhinaya awodisa nucliyerka dagalka yukraine aya dhaliyay walac wayn oo ku adan dagal nucliyer oo dunida ka dhaca waxana taniyo 1962 xisadi gantalada kuba hatan muqanaya cabsi ay adunka so wajahayso dagal nucliyer oo dhaca ruushku hada waxa uu gacanta ku haya boqolkiba sided iyo toban dalka yukraine waxana uu kordhiyay werarda kadhanka ah marar badana waxa uu ka dalbaday wadamad rer galbedka in ay jojiyan hub ay kuso daldalayan yukrain
yukrain sido kale waxa ay dalbanasa in hub farabadan la siiyo si ay ugu isticmasho ruushka oo ay uga hortagto werarada maraykan ku waxa uu ku dhawyahay in uu heshiis la gadhay ukrain oo una sinayo gantalada ridada dheer kuwasi oo laga yabo in ay gadhan gudaha ruushka talabadas hadi ay dhacdo maraykanka waxa laga shegayo in uu la kulmi karo jawabta ruushka bacdama ruushu ay shegayan in qadka cas ay tahay hadi gantalada rer galbedka laguso weraro gudaha wadankisa udirida gantalada lo yaqano jey A SSM ee ay rer galbedku farsameyan aya waxa lo arka mid wax ka badali kara muqalka istra tijiga ee dagalka madama uu ruushu wacad ku maray inanu gacmaha ka laban donin tilabadasi oo uga dhigan in laguso duulay
demetra pescofe waxa uu shegaya inay iska cadahay ukrain hubkas lasiyo ay u adegsanayso gudaha ruushka wasarada arimaha dibada ee wadanka ruushka aya waxa ay sheegtay in ahdii ruushka lagu so weraro hubka ridada dheer ay ka jawabi donan ugana jawabi donan jawab hufan waxany luminayan darenkoda dhabta ah gabi ahanba kamana fakarayan qataraha sii kordhaya ee iska hor imadka xita marka la ego danahoda gaarka ah ayay tiri maria sahrufa oo ah afayenka wasarada arimaha dibada ee wadanka ruushka waxn jeclanlaha bay tiri in an u digo siyasiyinta an masuulka ahayn midawga yurub iyo nayto horbodaya kuwasi oo laga yabo in ay ku tageran yukrain hub si degdega ruushka laga yabo inu jawab ka bixiyo