THE BIGGEST NEWS IS THE MINISTER OF DEFENSE, THE MINISTER OF DEFENSE & THE MINISTER OF HARDWARE OF ISRAEL HAS LAST HOURS THE DRUM SHAKES FOR THE LAND CRASH IN HUSBULAH.

WASIIRKA GASHAANDHIGA, ABANDULAHA CIDANKA & WASIIRKA MAYALKA  ADAG EE ISRAIL AYA SACADIHI UGU DANBEYAY DURBAANKA U RUXAYAY DULANKA DHULKA EE LAGU QADO XUSBULAH.

israil sacadihi ugu danbeyay masuliyinta sarsare ee u kamid yahay wasirka gashan dhiga waxay durbanka uruxayan in duulan laguqado wadanka lubnan gar ahan xisbulah in kastoo uu maraykanku ka digayo lagana yaabo taasi inay horseado dagaal balaaran oo gobolka kadhaca hadana abandulaha cidanka israiil iyo wasiirada mayalka adag sida wasiarka abniga qaranka iyo wasirka maliyada intuba waxay dhabarka ka rixayan in dagal lagu qado konfurta lubnan lakin aban dulaha 


cidanka israil iyo wasirka  gashan dhigu waxay kaga duwan yihin xubnaha kale in dagalka qasa laso afjaro markas kadib xoga lasaro dhanka woqoyiga oo ah xadka lubnan hadaba arintan khuburadu waxa ay katiri iyo waliba israil ma awoda inay mar kale furin kale oo dagal isku furto khabirka arimaha milataryga iyo istaratijiyada cidanka kornal atim karem al falaxi oo ka qadanayay falaqayn telephisionka aljesera oo ka diyariyay 


wararka kaso baxaya sarakisha sarsare ee israil ee ku adan inay isku diyarinayan werar milatary oo ay ku qadan dhanka lubnanan aya waxa uu shegay in xiligan ay adagtahy israil in ay isku furto furin dagal oo kale soboba jira awgod konel alfalaxi aya farta ku fiqay in shan qaybod oo  milatry israil  ka tirsan ay saldhigyo ka samaysanayan jida woqoyi ee xadka lubnan iyo siriya kuwasi oo ay ku jiran qaybta laba boqol iyo tobnad ee qabil san ilalinta xududaha suriya iyo qaybta kobiyo sagashanad ee lo xilsaray ilalinta xadka lubnan qabirku waxa uu tilmamay in qaybta sodon iyo ;lixad ee cidanka israil halkasi imiga la geyay kadib marki ay kaso baxen marinka qasa dhamadka wajigi labad ee dagalka 

 

sido kale waxa uu shegay kornaylku in qaybta sagashan iyo sagalad iyo qaybta boqol iyo afartan iyo lixad halkasi sido kale la geyay lakin qabirka arimaha milataryga istiratijiyada kornayl hatim waxa uu shegaya in ay imika ayasan umuqan in shantasi qaybod ayna ku filnayn dagal dhulka ah oo ay kuqad lubnan marka lo eego wixi ka dhacay marinka qasa isla markasina waxa uu leyahay isma daboli karan dhulka balaran ee lubnan oo uu ku tilmamay dhul ciriiri ah oo xeba ah kornayl falaxi waxa uu intasi ku daray in 


cidamada isaril ay si ba an ugu wax yeloben dagalka qasa isla markasna ay haysato agab iyo qalab la an xaga cidanka ah sida rasasta oo kuyar isla markasna dagalka lubnan ay ku qadan oo kordhin dono qasaraha cidanka malinimadi shalay aban dulaha cidanka isarail hersa halafi aya shegay in cidanku  ay si xogan ugu hawlan yihin in ay wajahan dhanka waqoyiga wuxuna yiri fojignan sare ayaynu kujirna iyo qorsheyal howlgal waxa uu intasi ku daray wa sida hadalka uu udhigaye in ay cidanku diyar uyihin howl gal kasta oo la waydisto in ay fuliyan hadalka aban dulaha cidanka isarail  aya wax uu kuso cadeyay


 malin kadib marki uu wasirka difaca israil uwaf galn uu dhumasho ku tagay saldhiga dhidabka nasirin ee marinka qasa uu shegay in cidankisu ay diyar uyihin inay kahortagan qatar kasta oo ka jirta dhaman gobaha hadhawadan ama ha fogadan wuxuna shegay in lo bahan yahay in xarunta milatary ga imiga lo warejay jida hore ee woqoyiga oo lola jedo xadka lubnan hadalkan kaso yeray qabirka arimaha 


 milataryga iyo istaratijiyada kornayl al falaxi aya sido kale waxa uu kuso adaya yado quburada isarail ee dhanka isarail sida general yus xaq break inay ka digayan qatarta wayn ee isaril kaso wajihi karta hadi ay isku daydo in ay dulanku qado dhanka woqoyiga israil laga qabo oo lagu qado konfurta lubnan  xisbula aya yadna dhawan so bandhigtay cudud cidan oo ah dhanka gantalada kuwasi oo ay ka muqden godod wawayn oo lagu rakibay gantalo kuwasi oo udiyar aha in la rido hadal maraykanka kaso yeray ee ku adan in hadi israil jojin waydo dulan ay ku qado xusbulah in askarta me ay kuso labtan aysan jiri karin ayar waxa lo fasirtay in ay ka macno tahy 


duqaymaha xusnbulah laga filan karo inay ku begsadan woqoyiga isarail amaba gud ahan isarail warbahinta isarail aya sido kale waxa ay shegtay in xusbulah awood uledahay dhanka gantalada meel walba oo isarail kamida in gantaladasi lala beegsado sido kale waxa jira walac wayn oo maraykan ka iyo xulafadisa ay qaban kasi oo ah hadii dagal toosa oo balaran uu dhexmaro xusbulah iyo isarail intasi sido kale ka dhigantahay dagalku inuu balarto oo ay suurto galtahaygobolka oo idil inuu dagalku gadho arintasi oo laga yabo xita samayn inay ku yelato dorashada maraykanka dhaqalah yurupian iyo waliba dhaqalaha aduunka oo dhan bacdama uu gobolka bariga dhexe xudud uyahay shidalka adunka laga isticmalo 

 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post