WARARKA WAXA U WAWAYN MU AMRAD LAGU KHARAJINLAHA NET-ANYAHU WASIRKI GASHANDHIGA IYO MADAXDA LANTA SIRDONKA OO XOG LAGA HELAY
wararka waxa ugu wawayn warbahin isarail aya waxa ay qoraysa xog xasasiya oo ku adan isku day kharajin ah oo ka dhan ah raysal wasaraha israil iyo wasirka gashan dhiga iyo waliba aban dulaha wa ninka u qabilsan lanta sirdonka arintan aya waxa la shegaya inay tahay arin layab leh waliba sida la iskugu dayay in la fashiliyay iyo waliba howshan hada mesha ay marayso aya xog warbahinta isarail ay kaso sartay sirdonka iyo lamaha amanka ee isarail aya sacadihi laso dhafay
waxay shaca ka qaden inay ka hor tageen oo ay fashiliyen qorsho culus oo lagu donayay in lagu kharajiyo raysal wasaraha isarail natin yahu iyo xubna kale oo kamida xuku madisa warbahinta isarail oo saka so xigatay ila wared yo kala duwan aya waxa ay shetay in nin udhashay isarail oo loga shakisan yahay in uu ku lug laha shir qolkasi lagu bartil mamed sanayo raysal wasare natin yahu wasirka gashan dhiga yuwaf galan iyo madaxa lanta sirdonka ee shinbed gacanta lagu dhigay waxa la tilmamaya in arintan ay ka danbaysay iran
maclumadka aya waxa lagu shegay in ninkan la qabtay uu aha ganacsade xidhidh la laha dalka turkiga uuna ka qayb galay laba jeer kulamo ka dhacay dalka iran oo loga hadlayay suurta galnimada in la kharajiyo natinyahu iyo madaxda kale ee
isarail sida lagu shegay xogtan sirdonka iran waxay qorten muwadinkan isarailiga si uu udilo madaxda isarail waxana la jee kulamo qarsodi ah oo ka dhacay wadanka iran arintan loga faloday waxana la shegay in si qarsodi ah ninkan lo geyay wadanka iran waxana la shegay inuu qatay lacag sida hadalka lo dhigay bayan ay si wada jira ay usoo saren booliska isarail iyo lanta sirdonka ee arimaha gudaha shimpet aya waxa lagu shegay in ninkan la qabtay bishi aynu kaso gudubnay ee
August oo mujinaysa
dagalka sirta ah ee socda arintana waxa ay kuso adaysa yado isarail labadi
malmod ee laso dhafay weraro culus ay ka fulisay wadanka lubnan halkaso oo lagu
bahiyay kumanyal ka tirsan dagal yahanada ururka xusbulah lanta sirdonka ee
isarail aya todobadki hore waxay ku dhawaqday in ay fashilisay qorshe wayn oo
xusbulah ay ku kharajin lahayd wasiirki hore gashandhiga ee isarail moshe yalon
kasi oo sido kale soo noqday taliyaha cidanka isarail ku dhawaqista xadhigan
aya waxa ay sido kale kuso adaysa yado ay xisad culus ay ka dhex tagan tahay
xibulah oo ay iran tagerto iyo isarail waxana wararka udanbeya kamida in
arimahan ay keni karan in ay xaladu ay kasi darto
isarail aya waxa lagu edayanaya falal kala
duwan in ay gaysatay bishi july dabayaqadedi waxa magaloyinka tehran iyo bayrut
lagu dilay laba xubnod oo ka tirsan xamas iyo xisbulah mid wa ismacil haniya
madaxi arimaha siyasada ee ururka xamas oo lagu dilay 31 bshi july magalada
tehran oo uu utagay ka qaybgalka calema sarka madax waynaha cusub ee wadanka
iran ninka kalena waxa uu aha fu ad shugri oo aha sargal sare oo ka tirsan
dagal yahanada xisbulah isla markasna u qabilsana dhanka cidamada ninkaso oo
lagu dilay werar 30 bishi july ka dhacay konfurta magalada bayrut
hadaba arimahan aya waxa ay sido kale kuso
adayan yado iran iyo isarail mudoyinki ugu danbeyay xurguftodu noqotay mid
cirka iskusi sharerasa iran masuliyinta sarsare aya waxa ay dhowr jeer wacad ku
maren in xiliga ku habon iyo sida ugu habon ay uga ar gudan donan isarail
sido kale waxa laguso waramaya weraro gantalo iyo diyaradaha daroniska iskugu jira xisbulah ila iyo saka ay ku dukhaynayen gudaha isarail qasare dhimasho iyo dhawac aya la shegaya waliba askar isarailiyina aya la xaqijinaya in qasare uu kaso gadhay weraradasi hal askaro oo ka tirsan cidanka isaril aya dhintay kuwa kalana way ku dhawac men agagarka deganka lagu magacabo til hay oo ka tirsan jalilta sare kadib marki laba gantal oo kayimid dhanka konfurta lubnan ay kuso dhaceen halkasi wakalada wararka e dalka turkiga laga leyay
ANADOL aya waxa ay soxiganasa in sided oo kale oo isarailiyini ay ku dhawacmen goba kale oo kamida jalilta sare maclumadkan aya sido kale waxay shegayan in milataryga isarail ay udiren diyarad elecpter ah iyo todoba ambluse gobaha ay dukhayntu ka dhacday si markasi loso qado dadki dhintay iyo kuwa dhawac war kaso baxay milatryga isarail aya waxa lagu xaqijiyay in
dhowr diyaradaha droniska ay kuso dhacen deganka baytahlin waxa kale oo wararka kamida in hada warsodhacay uu shegayo ila iyo toban gantal inay kuso dhacen deganka layirahdo sarit oo kuyala gobolka galilta sare telephisionka kanal 12 toban aya shegaya in dhowr guri oo kuyala deganadasi dadki la dejiyay ay waxyelo so gartay wararka hada so dhacaya sido kale waxa kamida in dhawacu uu kordhay 11qof uu marayo sido kale xisbulah aya ayaguna waxay xaqijiyen in ay weraren dhawr ag oo ku yala gudaha isarail gar ahan degano ku tetsan xadka ayay shegayan in ay qasare garsiyen