TALIYAHA
QAYBTA QASA EE CIDAMADA ISRAIL OO SI CAD U SHEGAY IN AY DAGALKA KU
GUUL DARAYSTEN
wararki ugu danbeyay dukhaynta ay israil saka aroorti kula jarmaday dhowr ag oo kuyala soryada qasa warbahinta falasteniyinta aya shegaysa in cidanka isarail dukhayn xaga cirka ah iyo mid lo adegsanayo madaficda goobta ay ku garacen xafada saytun ee bartamaha marinka qasa sido kale
milatryga isarail aya la shegay in cidanka isarail cirka iyo dhulka ay ka dukhaynayan xerada qoxotiga ee breage halkasi oo la shegay in ay dadbadan ay ku dhinten halka ay qarkalana ku dhawacmen dadka dhintay aya waxa kamid aha saxafi lagu magacabo maxamed abu shawqa oo la shegay gurigisa oo kuyala xerada qoxotiga ee breage lala eegtay dukhayn dhinaca kale waxa la shegaya in xafada alsabra ee
bartamaha marinka qasa kutal sido kale dukhaynta lala eegtay
warkasobaxay wasarada waxbarashada ee marinka qasa aya lagu shegay in taniyo
marki dagalkan uu bilowday 11 kun oo arday ay ku dhinten dagalka 17 kun oo
kalana ay ku dhawacmen 500 jamacadood iyo schoolo aya yagna ku buburay dagalka
sida ay shegayso
wasarada wabarashada ee marinka qasa dhinaca kale waxa sare u kacday tirada gerida iyo dhawaca falasteniyinta ee dagalka qasa dhanka koxaha iska cabinta ee falasteniyinta telephisionka algeseera aya gordhawayd tebiyaya in kooxda saraya alqudus ee garabka hubaysan ee ururka jihadul islami in ay so bandhigen muqalka yagoo gantalo ku ridaya
magalada asqalam ee isarail ay utaqano eshkalon halkas oo la sheegay in ay ku riden dhawr gantaal dagalyahanada iska cabinta ee falastiniyinta gudaha isarail telephisionka kanal 12 toban aya shegaya in raysal wasaraha isarail natinyahu xiligan kulan uu laleyahay lamaha amanka waxana la shegaya in u kulanka sido kale u gob jog kayahay madaxa lanta sirdonka dibada ee musaad waxana la shegaya in kulankan loga hadlayo qorshaha natinyahu ee uu ku dardar galinayo dulan laga qado
woqoyiga israil oo lala begsado xusbulah lkn waxa yadna so baxasa war kale oo tani lidi ku ah kaso shegaya hadal kaso yedhay taliyihi hore ee gutada ama qaybta qasa ee cidanka militryga isarail hadaba nin madax u ahan jiray qaybtan oo lagu magacabo general gandi shamni aya u shegay war gayska new e tames ee kaso baxa maraykanka in xamasa ay gulaysanayso dagalka kasocda marinka
qasa
isla markasna aydoor muhima ku ledahay mustaqbalka marinka qasa isago hadalkisa
si wata ayu waxa uu yidhi xamas waxa ay ku gulaysatay tatikada dagalka ee ay
kula jirto cidanka isarail lkn waxa uu idhi inagu dagalka waynu ku guu daraysanayna
wuxu ihi xamas magaloyinka cidanka isarail ay ka baxan sacd gudahod ayay ku
qabsanayan waxa kale oo uu shegay in
in kasta oo la isku dayay in la burburiyo gododka iyo dhufays yada dhulka hos tisa ku yal hadana waxa uu tilmamay inay ku qadanayso mudo sanoyina inay burburiyan gobahasi wuxu idhi sido kale majirta ila hada wax xamas keni kara in ay kabaxdo marika qasa sido kale waxa uu leyahay inaga aya umuqana inan ka baxayno marinka qasa hadalkan waxa jediyay general gandi shamni waliba wargayska new times ayu la hadlay wargayska fanancial times ee kaso baxa
dalka briten aya isaguna waxa u wax ka qoray saka qilafka udhaxeya raysal wasaraha isarail natinyahu iyo wasiirka gashandhiga yuwaf galan waxana uu wargaysku soo xigtay ila wared ila waredkasi waxa ay shegen in labada nin ayna isla hadlinxita sido kale waxa la leyahay wuxu ad ugaso horjeda natinyahu qorshaha yuwaf galan in la qato xabad joojin sido kale isna waxa gordhawad hadlay raysal wasarihi hore ee israil kaso natinyahu ad u canantay waxa la leyahay in uu natin yahu uu ku gulaystay isla markasina uu ku xad gud bay
heerka kobad ee dalagalka isagao brine minnester ama raysal
wasaraha ah wuxu idhi in uu isku dayo in uu rido ama xilka uu ka qado wasirka
gashan dhiga uuna bedelkisi uu ku badalo gedi yansar waxay mujinaysa tasi in
natinyahu uu donayo dagalka in uu sii dhereyo isla markana uu eda dagalka
urixayo cidkale isagu lkn waxa uu idhi waa hogamiye guul daraystay waxana dani
ugu jirtabu idhi dhigu inuu qubto oo u qasaruhu uu bato masuulna waxa uu
kayahay bu idhi inu xita usan isku dayin in uu saxo qaladadkisa sido kale xalay
waxa fadhi gara yeshay goloha amanka ee qaramada midobay halkas waxa ad
loga hadlay arinta dagalka kasocda marinka qasa shinaha aya saytahay maraykanka
dharka uga dhigay wuxuna yiri isaga aya masuul ka ah waxa ka socda marinka
qasa