wararka waxa u waway xogta iyo maclumadka ku sabsan qorshaha turkigu uu somalia kaga samaysanayo saldhig dayax gacmedyada laga rido oo hawada sare loo dirayo iyo waliba qayb logu tala galay tijabada gantada taniyo labadi kun iyo labatan iyo kobiyo tobanki turkiga iyo somaliya xidhidhkoda aya aha mid soo kobcaya yadoo turkiguna somalia uu ka dhistay saldhiga milatary ee ugu wayn ee dibada uu ku leyahay sido kale safarada ugu wayn ee dibada uu ku leyahay ayu somalia ka dhistay waxana jira heshisyo kala duwan oo dhanka iskashiga milatryga dhaqalaha waxbarashada iyo arimaha bulshada ku adan oo u dahaxeya somalia iyo turkiga hadaba muxu yahay saldhigan halke laga dhisi dona maxay tahay sababta uu turkigu uu soamalia u dooratay in somalia saldhigan uu ka samaysto
shabakada blunbek ee marakanka laga leyahay aya bahaisay maclumad ku adan in uu turkigu kala xajonayo dawlada somalia sidi saldhig laga rido dayax gacmedyada hawada sare lodiro isla markana lagu tijabinayo gantlada laga sameyo gudaha somalia blunbek aya shegasa in ay xogtan ay ka heshay ila waredyo arimahan u dhuun dalola iyada oo la xusay in ay talabadan ay tahay mid turkigu uga faidaysanayosomalia oo kutaal cidhifka bari ee dulwaynaha africa una dhaw dhul baredka isla markasna ah goob ku habon
dhaqdhaqaqyada hawada sare madama uu somalia uu maro dhul baraha adunka yado dayax gacmed yada laga ridana ay kor u kacayan si fudud ayna sahlantahay wax tarka nidamka dayax gacmed yada iyo gantalada mashruca nidamaka dahfurka dayah gacmedyada ee micro satalate ee turkiga ee loyaqano turkiya MUFS aya ujedadisu tahay in hawada sare lo diro dayax gacmeyo yar yar oo misankodu uu kayaryahay 100kg oo kusocda meraha dhulka hoseya oo ugu yaran 400km dhan barnamijka gantalaha ee balstikada ee
turkiga waxa sido kale uu ubahan yahay goob tijabo fog ah yadoo udhawanshaha somalia ee badwaynta hindia ay sinayso fursad ku habon turkiga in arintasi adegsadan inkasto quburadu ay shegayan inay dhici karto qatarta qashinka inuu kuso dhaco melaha la degan yahay ama wadamada kale hamiga turkiga e ah inuu ku biro tartanka hawada sare ee calamka aya soosocday dhawrki sane ee laso dhafay
waxana suurta gal ah in somalia lo adegsado goob laguso bandhigo qorshaha sarakisha turkiga ayaa ku kalsoon in somalia ay aqbali donto mashrucan in kasto ayasan jirin hadal rasmiya oo ila iyo hada kaso baxay labada dal fidinta samaynta turkiga ee afrika aya si kordhaysay taniyo marki madax wayne rajib dayib ordegan uu buqasho ku tegay dalka somalia sanadki 2011 tobanki sane ee laso dhafay turkigu waxa uu xojiyay xirirka uu laleyahay soamalia yado lo marayo iskashiga difaca hormarinta kabayasha iyo tagerada dhaqale heshiska difaca iyo kan
warshadaha ee lasexexay 2015ki aya waxa uu
ogolanaya in si wada jira ah cilmi barisyo hormarina iyo kuwo wax sosar dhanka
milatryga la xojiyo sido kale waxa la xojinaya xirirka dhanka milatryga sanadki
2017 ki turkigu waxa uu muqdisho ka furay saldhiga ugu wayn ee ay dibada ku
leyihin halkas oo cidamada tukigu ku tababarayan cidamada somailida tasi oo
qayb ka ah dadalka dib logu dhisayo awoda cidanka somalia ee dagalka kula jira
kooxda alshabab turkiga aya sido kale qorshaynaya in uu so diro markub shidal
baris ah oo shidaliyo gas ka baraya xebaha somalia tasi oo mujinaysa
iskashiga
dhaqale ee qotoda dher xirirka aya ugu danbayn waxa uu u xuub sibatay iskashi abni iyo mid ganacsi oo dhamays tiran somalia na waxa ay malgashi ka hesha turkiga yadoo la shegayo in malgashigan uu yahay mid aad u balaran intasi waxa dheer somalia waxa ay sanado dhan la dagalamaysa ururka alshabab tobabarka cidamada turkiga ay sinayan askarta somalia aya muhimad gara uleh
dagalkan waxana sido kale qayb ka ah diyaradaha an duliyaha lahayn ee turkigu uu farsameyo oo siwayan u xojiyay gulaha somalia e la dagalanka alshabab ku lug lahanshaha turkiga ee somalia aya ka baxsan dufaca iyo kabayasha dhaqalaha ankra waxa ay isku tagtay dhawan inay dhex dhexadiso
somalia iyo ethopia oo qilaf uu soo kala dhex galay kadib marki raysalwasaraha ethoipia uu heshiis la sexexday madaxwaynaha somaliland muse bixi arinkasi oo dawlada somalia ku tilmantay mid sharcidaro ah oo xadgudub ku ah madax bananida iyo qaranimada dhuled ee somalia yado malgashiga shinaha ee afrika uu hos udhacay iyo maraykanka oo donaya in uu dib uso ceshado samayn tiisa turkiga aya samaynaya xiriro la taban karo oo qarada oo dhan ah diyaradaha an duliyaha lahayn ee TB2 aya ahada waxa adegsada 11 wadan oo afrika ah