TONIGHT'S BREAKING NEWS IS THAT THE RUSSIAN ARMY IS INVOLVED IN THE UKRAINE & RUSSIA WAR

 

WAR CLUS WARARKA CAWA WAXA U WAWAY IN XUTIYINTU UDIRAYAN CIDAN RUUSHKA SI AY UGA QA 

wararka cawa waxa u wawayn in uu ruushku qoranayo dagal yahano rer yabana si ay uga dagalaman dagalka ka socda wadanka ukrain sido kale wararka waxa kamida maraykanka oo saldhigyo milatry oo horle ka samaysanaya bada basific arintantasi oo ruushka iyo shinuhu si wayn ay uga digayan waxa ay tani ay kuso adasa xili bejinyo washignton xidhidhkoda ku adan taywan uu ad u xunyay yadoo sido kalana uu kordhayo iskashiga iyo xidhidhka dhanka milatryga ee udhaxeya shinaha iyo ruushka 


shinaha aya waxa uu canan dusha uga turay qorshaha ay dawlada maraykanku ay saldhigyo milatry uga samaysanayso isla markasna ay cidamo u gaynasao dalka jaban iyo dalka philibean xalad hadii ay kasoo fod yelato jaseerada tywan wadanka shinaha aya si wayn ugaso hor jeda in dalalkasi lo istic malo arimaha tywan iyo in marmarsiyo loga dhigto in la kordhiyo cidanka degan kasi ama gobolka la kenayo waxa kaliya oo ay sikicinasa bay irahden xisada waxa ayna horsedaysa inka hor imad waxa ayna yaraysanaysa nabada gobolka iyo xasilonida sida ay ku waramayso afayenka gabadha u ah wasarada arimaha dibada ee wadanka shinaha waxa ayna magalada bechean kula hadashay suxufiyinta 


saldhigyadan cusub ee ku mel gadhka ah ee  maraykanka aya lagu shegay uu ka aburayo konfurta galbeed ee jaseerada nance iyo jaseradaha ku tetsan halkas oo cidamada maraykanka la gaynayo isla markana lagu baladhinayo gobolada kogoshima iyo okanawa ee wadanka jaban ee kuso jeda jaserada taywan shinaha aya waxa ay u tix galinasa wadanka taywan in uu yahay gobol dalka shinaha ka go ay isla markana rabto inay kuso rixdo ama iska cabiso waxa lagu tilmamay fara gelinta arimaha gudaha ee wadanka shianah sida warbahiyinta wadanka shinuhu ay ku waramayan 


cidamada difaca jaban aya la filaya in ay howshoda noqoto sidi ay uga tageri lahayen cidamada mariniska ee maraykanka xaga sadka isla markana usiin lahayen shidaal ito rasas sido kale dawlada maraykanku waxa ay damacsantay in halkasi gayn doonto gantalada ridada dheer iyo milatary dhoer noca waxana logu tala gashan yahay inay hawl galo ka sameyan degan kasi oo ka imanaya dhinaca cirka dhulka bada hawada sare ee xaga jabsiga conputerada iyo maclumadyada waxana ay xarun todu noqonaysa wadanka phibens 


qorshahan aya lagu shegay in dawlada jaban iyo maraykan ku iska kashan donan in cidamo cusub marka ugu horeya oo labada dhinac ka tirsan inay qorshahan kawada shaqeyan oo logu tala galay ama jalwadka ugu jirta in bishan soosocota howshan la bilabo arrinta ugu muhimsan aya waxa ay tahay inay ilaliyan wasida hadalka lo dhigaye nabada iyo xasilonida jaseerada taywan iyo iyada oo la racayo siyasada xukumada shinaha iyo tywan in ay isku dhul yihin sida ay hadalka u dhigen 


afayenka u ah wasarada arimaha dibada ee shinaha aya waxa ay shegaysa shinaha inay aad uso dhawaynaso mowqafka wadanka ruushka ee ku adan tywan iyo sida ruushku u tagerayo mabda ah shinaha inuu hal dalyahay shinaha ha ahado ama taywan ha ahado sidoo kale in ay garab tagan yihin kanasoo hor jedan in jaseerada tywan loo isticmalo in qoqobo wadanka shinaha gabadhan afayenka u ah wasarada arimaha dibada ee shinaha oo ka jawabaysa 


hadal uu jediyaya wasiir ku xigeenka arimaha dibada ee wadanka ruushka ANDREY RUDENKO oo bayan kasoo saray in dawlada maraykanku ay u istic malayso jaseerada taywan inay qalalaso uga abuurto qarada eshiya xad gudubna ay ku tahay mabda ah shinaha in uu hal yahay isla markana dawlada ruushku inay xojinayso xaga milatryga iyo xaga siyasada xirirka ay la ledahay sida hadalka loo dhigay wadanka taywan yada oo marmarsiya ka dhiganaysa in ay hubsinayso tywan arintas oo dhan ruushku wakaso horjeda sido kale 


sida ay maraykanku ay ku dhawaqayan waxa ay raban ianay adkeyan abniga iyo xasilanida gobolka shinaha iyo ruushka se waxa ay u arkaan in uu maraykanku carqaladaynayo abniga iyo xasilonida gobolka marayka degankan wa ka fogyay in uu saldhigyo cusub oo hor le samaysto dowlda shinaha uma ogola gaar ahan philipins iyo qaybta kuso jeda jaseradaha kuso jeda tywan ee jaban ay ledahay waxa la ogyaha dhowr goor in maraykanka iyo shinu ay badasi isku halelen oo dhowr jeer digniin lo jediyay maraykanka hada yada oo ay xalada calamka isasi badalayso 


wadanka shinaha khabirada madaxa banan oo dhan waxa ay shegayan waxa uu baryahan danbe uu ka shaqaynayay in uu hormar ka sameyo xaga qalabka milatryga xaga samaysiga gantalada ila iyo xaga cirbixiyeno saldhig milatary ayuu cirka ku leyahay waxa uu leyahay gantalo guuxoda ka dheereya sidoo kale waxa uu samays tay jiilki shanad diyarada dagalka maraykanka marka waxa muuqata in uu cidamadan uu soo dabulayo uu rabo in xulafadii xore usamaystay oo lagu dhawaqay in ay saldhigasi qayb ka noqdaan lakin calamka isbadal wayn ayaa ku socda waxad modaa ruushka shinaha korida woqoyi iran ianay xulafaysanayan xiliga ahada la jogo marka maraykaka dan uguma jirto in abniga aduunku khalkhal galo oo dagalka 


sedexad ee aduunku bilawdo khabirada maraykanka  ee arimaha milatryga yaqana waxa ay leyihin marayka cidankisa milataryga aya waxa uu u bahan yahay in dib u habayn lagu sameyo marakibti bada lagu xukumi jiray ee qarnigi lasoo dhafay waxa ay ka baxsan layi in  xotiyinta shinaha iyo ruushka oo labadoduba leh owoodo wawayn ma muqato maraykanka inay wax u diyarsanyihin waxa marka  la raba sida khabiradu qar hadalka u dhigayan in inta mamulka TRUMP uuna la waregin xukunka in sir badan loo dhigo waxa kasoo kordhana sidanka cad shirka jaraid ee chaina lagu qabtay dawlada shinaha arinkasi masoo dhawaynaso ruushka ayayna tageero ka haysata 


sido kale wargayska arimaha ganacsiga ee fanancial times lagu magacabo ee magalada london kaso baxa aya waxa uu ciwan ka dhigay ruushka aya xotiyinta ka qoranaya askar uu kula dagalamo dalka ukrain warbixintan aya lagu shegay in ruushku uu rag kasoo qortay dalka yaman una diray safka hore ukrain si ay gacan uga siyan dagalkas war gayska aya waxa uu ku shegaya warbixintan isagoo so xiganaya dad kala duwan in cidanka ruushka ay awood u yeeshen inay boqolal yabaniina oo raga kasoo qortaam meelo badan oo si qarsodiya logasoo qortay dadkasi qar badan oo ragas kamida ay waxa laga balan qaday in mishaar ficana la siinayo fursadna in loo sinayo in lasiiyo dhalashada 


wadanak ruushka sida wargaysku hadalka u dhigayo mar alaliyo marka ay ruushka yimadana waxa lagu qasbi doona in ay ka barbar dagalaman cidanka ruushka isla markasna loo diro safka hore oo ah dalka ukrain nidamkan askar qorashada yaman aya waxa ababulaya la leyahay shirkado ay madax ka yihin dad siyasiyina o owod badan leh oo xotiyina sida la sheegay waxa qandaras in askar lasoo qora ah helay isla markasna nidamka qorista bilabay waxii ka danbeyay julaydi lasoo dhafay dadkas qatay qandaraskaas sida hadalkan uu umuqdana ilahan wararka qoraya ma dhafsisna maclumadka uu wargayskani qorayo 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post