ISRAIL OO AQBASHAY XABAD JOOJIN DAGALKA LUBNAN
wararka waxa u wawayn israil oo aqbashay in xabad jojin lagu sameyo dagalka ka socda dagalka lubnan taaso haatan uu istagay dagalka ka socda lubnan waxana lagusoo waramaya sacadihi lasoo dhafay cidamada amanka ee wadanka lubnan ay bilabeen in ay uguuran dhanka koonfurta lubnan si ay ula waregan goobaha ay israil kaga sugnayd dhinaca kale
kumanan kun oo qof aya lagusoo waramaya inay kusii jedan degamo kuayala konfurta lubnan waxana lagusoo waramaya in dadkan ay ku farax sanayeen inay ku laabtaan guryahooda waxana la arkayay dadsamaynaya iskusoo baxyo iyo dabal degyo ku aadan xabad joojinta iyo cidanka israil oo halkasi kabaxaya waxana la sheegay inay wateen calanka ururka xubulah waliba sawirada hogamiyihi geriyoday ee ururka xusbulah SHEIKH XASAN NASRA LAH
arintan aya sidoo kale la sheegaya in ay kusoo adayso yadoo la isku racay heshiis lixdan malmoda oo israil cidankeda toos ay ugala baxayso gabi ahanba xadka lubnan sidoo kale dagal yahanada xusbulah aya la sheegaya in wabiga nitani ay ka shish mari donan gobaha ay ka baxen cidanka israil iyo dagal yahanada xusbulah aya waxaa la gaynaya cidamada wadanka lubnan waxana lagusoo waramaya sido kale inay dusha kala soconayan cidamada ka socda qaramada midobay ee UNIFI lo yaqano wasiirka gashan dhiga ee wadanka lubnan
NAJIB MIKATI ayaa war uu soosaray waxa uu shegay in ay muuqanayso in ay xabad joojintan ay dhaqan galayso waxana uu shegay in wadankisu uu qor shaynayo in cidamo loo diro dhanka koonfured isaga oo tilmaamay in taasi in ay qayb katahay in dagalka lagu doonayo in cidamada lubnan ay la waregan konfurta wadanka lubnan ilaa iyo 10000 oo askari ayuu shegay in la diyariyay xabad jojintan aya waxa sidoo kale la shegaya in ay si rasmiya u dhaqan gashay wax yalaha la arkayayna waxa kamida magalada la yirahdo KHIYAAM oo
dagalka xogaleh uu
ka dhacay aya saxafiyinta rer lubnan ay tegen waxana magaladan mamihi ugu
danbeyay ka dhacay dagalo gacanta la iskula tegay magaladan waxa ay ku taal
xadka lubnan iyo israil walibana waxa la shegaya dagalku inuu aha magaladan ka
dhacay mid kamida dagaladii ugu xanuunka badnaa cidanka israilna logu gaystay
jabka aadka u culus
cidamada
wadanka lubnan aya la arkayay yagoo ku sugan qaybo kamida koonfurta wadanka
lubnan hadaba su alaha la is waydinayo waxa ay yihin israil maxaa ku qasbay
dagalkan inay ka baxdo nin khabira oo arimahan ku xeel dheer oo 4 qodob kusoo
kobay waxa ku kalifay inay israil xabad joojin samayso
QODOBADA
1.israil
qorshihii ay lahayd ee ku adana in ay wiiqdo ururka xusbulah inay aminsantahy
inay gaadhay wuxuu shegay in sidoo kale israil ay ujedadeda kowad ay ahayd in
ay kala reebto labadan furin ee qasa iyo konfurta wadanka lubnan wuxu leyay
sidoo kale waxa ay u muuqata in israil ay aminsantahay in xusbulah ay
daciifisay isla markasna ay keeni karto inay ka faa idaysato fursadan dhinaca
kale waxa uu ku tilmaamaya qodobka labad
2.
daalka haysta ciidanka israil wuxu yidhi cidamada israil ee ku sugan furimaha
hore ee dagalka gaar ahan dhanka xadka lubnan kana dagalamay koonfurta wadanka
lubnan aya waxa lasoo darsay buu idhi daal aad u fara badan cidanka aya waxa uu
shegay inayna ahayn cidan cusub oo halsano dagal ay kagaso jiren marinka qasa
wuxu leyahay in badan aya halkasi kaga dhintay cidanka markaa hada waxa ay
ubahan yihinbu idhi nasiimo sababta labad ee israil ay dagalka ujoojisay inuu
yahay ia ay israil ay xooga saarto dhanka marinka qasa oo qasaraha iyo daalka
iyo dhibatada cidanka aykasoo garaya dhanka koonfurta in marka la
yareeyo
3.
qodobka sedexad waxa uu ku sheegaya in ay tahay israil hada inay xooga sarayso
burburinta ururka xamas oo awoodeeda oo dhan ay iskugu gaynayso marinka qasa
sababta waxa uu leyahay cidanka hada ka dagalamaya woqoyiga israil iyo koon
furta lubnan waxaa lagu xojin doona qasa si ay israil u qabsato xogana u saarto
ururka xamas
4. ta afrad aya qabiirku waxa uu ku shegaya inay tahay arin dhanka siyasada la xidhiidha dorashada wadanka maraykanka iyo isbadalkii dhacay qabiirku waxa uu leyahay israil waxa ay ka cabsi qabtaa in ay dhacdo wixii dhacay maalmihi ugu danbeyay ee xukunka madax waynihi hore ee wadnka maraykanka OBAMA kasi oo ogoladay qarar qaramad midobay ay soo jedisay oo cabirkisu uu aha 2334 kaasi oo canbaraynayay dhismayasha ay israil ka samaynayso daanta galbeed ee la haysto marka waxa uu leyahy mamulka madax wayne
JOE BIDEN oo imiga xilka banaynaya oo ay isku xibi ahayeen BARACK OBAMA aya waxa laga cabsi qaba taasi inay sidoo kale ay keento in marka israil ay aqbasho waxa ka iman kara qararkasi ama golaha amanka telabo uu qado oo mucarad oo uu maraykankuna aka amuso oo usan codka diidmada qayaxan u isticmalin in taasi ay keeni karto marka in israil hada ay ku qasbanato inay aqbasho inta aysan arimaasi soo bixin xabad joojinta dhinaca kale waxa
arimahan siyabo kala duwan uga hadlaya dad kala duwan qaarkod waxa ay leyihiin arintan iyo ujedada laga leyahay waxa ay tahay israil oo dagalkan uu qasare ballaran uu kasoo garay inkastoo ururka xusbulah waxyeelo wayn ay soo gartay hadana waxa la sheegaya cidanka israil inay dagalkan dhibato wayn ay kasoo gartay waxa kale oo ay quburada qaarkod ka hadlaysaa suurta galnimada arintan inay IRAN rali ka tahay sababto ah Iran way soo dhawsay arintan waxa la leyay marka waxa dhici karta in uu bilawdo wada hadal maraykanka iyo iran dhex mara oo iran loo ogo laanayo barnamujyadeeda nuclierka isla markasna handada iyo caga juglaynta laga joojiyo iyo inan la werarin isla markasna inay aqbasho iran
xabad joojinta marka dad badan arintan waxa ay ka eegayan dhinac kale oo waxa ay leyihin arintan waxa ay u muuqata ururka xamas iyo rer falasteen oo dagalki loga baxay macnaha markii hore xusbulah waxa ay dagalkan ugashay waxa ay ahayd waxan tagerana falasteniyinta inkastoo xamas ay dhawaysay xabad joojintan oo ay umahad celisay xusbulah iyo halganka ay kusoo jiren 1 sano ay ku tagerayen marinka qasa hadana waxa la leyahay arintan waa arin siyaasaded oo xamas ma canbarayn karto xusbulah lakin waxa ay u muuqata arintan in dagalku hada uu kali ku yahay marinka qasa israil na awoodeda oo idil ay iskugu gayn doonto dhanka marinka qasa
SOKALE XABAD JIJINTA MARKI AY DHACDAY MAXA DHACAY ISRAEL
waxa ay qiranayan ama waxa ay leyihin deyaradehe waxa ay roondo ku samaynayan hawada lubanan inkastoo aysan wax axabada ridin lakiin wali waxban war diyayna sababtoo ah cidama gudaha nogaga jira qayba kamida lubnan cidankas ayan wardaysana ayay
leyihin heshiiskana waxa noogu qoran ayay leyihin 60 malmod inay cidankasi tartiib tartib usoo bixi donan marka inta ka horaysa hawada waka adeganana marka wax yabaha cusub ee la diwan galiyay aya waxa kamida israil cidankeda halki ay fadhiyeen ayay dhinacooda
meel ah waxa ay ka arkeen niman hubaysan oo qaar babuur saran yahiin qarna ay dhinacyada ka socdaan israil marka waxa ay bilaaben meshii diyarada dronska ahayd ee aragtay u tilmantay halkas oo ay cidanka israil ay tageen oo xabado la isku waydaarsaday