NATO OO KU DHAWAQDAY IN YURUB UDIYAR GARAWDO DAGAL
wararka saka waxa kamida nato oo ku dhawaqday in ay yurub isku diyaariso dagal isla markasna ay u furantahay werar ka hortaga oo ay ku qadana ruushka maraykanka aya isna si rasmiya u xaqijiyay in ukraine ay u fasaxeen in gantalada ay siiyen ay ku garaci karto gudaha wadanka ruushka fraceska iyo breten aya yaguna ku dhwaqay in ay wadan qorshe rer galbeedku cidamo ku gaynayan ukrain si ay u tageran cidamada rer ukrain xusbulah oo
saka gantaalo
kula jarmaday woqoyiga israil sido kale waxa so baxaya warar ku adan heshiisyo
xabad joojina oo la donayo in laguso af jaro dagalka xusbulah iyo israil
dukhaymaha aya xalay qasare ka gaystay magalada nahariya taliyaha gutada golani
ee cidanka israil aya ku dhawaqay inuu is casilayo sababtuna waxa ay tahay arin
alayab leh oo ka dhacday koonfurta lubnan madaxa siyasada ee midawga yurub oo
shaciyay isaguna in ururku ay ku fashilmeen in ay ka hortagan dhibatada ay
israil ay ka wado dhibatada dhanka falasteniyinta iyo waliba lubnan qodobadan
iyo waliba kuwa kala oo fahfahsan
maraykanka oo arintan gar ahan xisada u dhaxaysa rer galbedka iyo ruushka ugasi daray kadib marki uu xalay ku dhawaqay in ay markii ugu horaysay qiranayan in ukrain loo fasaxay gantalada ATMIKS la yirahdo ee ridada dheer in lagu dukheyo gudaha wadanka ruushka hadaba warkan oo ay warbahinta wadanka maraykan ku wax kaqorayso aya waxa la sheegay inay tahay markii ugu horaysay ee maraykanku si cad u qirtaan arintaan Aqalka cad ee loga arimiyo wadanka maraykanka aya sacadihi lasoo dhafay waxa uu shegay in la fududeeyay xanibadihi hore ee loguso rogay in ukrain aysan istic mali karin gantalada maraykanku uu leyahay ee ridada dheer Afayeenka golaha amaanka qaranka ee dalka maraykanka ee
JOINKERPY aya shegay inuu WASHINGTONG in ay wax kabadashay mawqifkedi hore ee ku adana in isticmalka gantalada atabiks ee ukrain lasiinayo la xadido wuxuu shegay hada inay u fasaxantahay ukrain in gantaaladasi ay ku beegsato goobo uu shegay inay yihiin kuwa gaara xiligan waxa ay awoodan inay isticmalan gantalada Atmiks si ay iskaga difacaan xaladaha qaarkood waxa aynu fahansanahay intaasi ay dhacday oo dukhayntaasi ay ka dhacday gobolka kruski ayuuyiro JOINKERPY oo dadka wararka fidiya kula hadlaya
magalada WASHINGTONG ukrain aya la aminsan yahay inay taladadii hore werar ay u adeegsatay gantaalka Atamigs ee maraykanku uu farsameeyo ay ku qaday gobolka kruski waxana sido kale la shegaya in sidasi si lamida ukrain ay adeegsatay gantaalka ay brithing ay farsamayso waxana la sheegay in lagu beegsaday goobo ku yala gobolka kruski madaxwaynaha ruushka VLADIMIR PUTIN oo qudbad jeediyay khamiisti aya waxa uu shegay in yaga oo ka jawabaya ogolanshaha maraykanku uu u ogoladay ukrain iyo nayton inay isticmasho gantalada ridada dheer ay markaasi beegsadeen warshad ku taala magalada dimidbar ee wadanka ukrain waxana so baxaya warar shegaya in sida uu xaqijiyay PUTIN werarkasi loo adegsaday gantaalka HYPROSONIGA EE GUXISA KA DHEREYA waxana
intasi wararku ay ku darayaan in ay xisadu ay tahay mid cirka iskusi shareeraysa sido kale waxa hadlay masuul sare oo ka tirsan taliska cidamada nato waliba wuxu leyahay yurub wa inay isku diyarisaa xaladaha ka imankara dagaal sarkalkan aya waxa uu leyahay waxa sigara ula hadlay ganacsatada oo uu leyahay wa is loo diyar garooba dagal hadii ay xalada dagalka ay xumato waliba mesha kamuu sarin in ay NAYTO ay qadi karto werar ka hortaga hadii uu rushku uu werar soo qado hadaba warbahinta aya sacadihi lasoo dhafay waxa la sheegay inay kasoo xigatay taliye sare oo ka tirsan nayto gar ahan ninka u qabilsan gudiga milataryga
nayto oo lagu magacabo Ameral ropo power oo udhashay wadanka netherland in loo bahan yahay in hogamiyayasha ganacsiga inay isku diyariyan xalad dagal isagoo til maamaya surta galnimada dagal yurup ka dhaca waxana uu sidoo kale uu shegay in lo bahan yahay in la isku diyariyo xasiloni darada soo kororta wuxuna leyahay wa in la hela hadan lagu mareyo ganacsiga si gara waxa uu usoo qatay xisada ruushka iyo nayto ka dhaxaysa wa in loo diyar garobu iri xaladasi dagaal iyadoo la wafajinayo wax soosarka sida ugu haboon gudoomiyaha
milataryga Nayto aya waxa uu shegay in yurup hore u
dhadhamisay qarirada ku sabsan dagal so mara waxana uu sido kale uu shegay in
samayti ugu danbaysay ay ahayd kadib markii cuma qabatayn lagusoo rogay ruushka
tasi oo samaysay shidaalka gasrom ee ka iman jiray ruushka ee wadamadayurup
wuxuna tilmamay tasi inay dhibato ku noqotay qar kamida wadamada yurup wuxu
sido kale uu xusay in loo bahan yahay taas in mesha laga saro oo lo diyar
garobo xalad kasta oo markasi dagal dhici kara
horay madax waynaha wadanka franceska EMMANUEL MACRON mar uu buqday bishii feray
horay madax waynaha wadanka franceska EMMANUEL MACRON mar uu buqday bishii feray magalada kiyef ee casimada wadanka ukrain waxa uu ka hadlay suurta gal nimada in franceska ama wadamada rer galbedku cidamo itay usoo diran ukrain inay cawiyan gar ahan dagalka ruushka maliba xiligasi MACRON waxa uu yiri wax walba oo an kaga hor tagi karno rooshku inuu gulaysto ayan samayn dona hadaba wargayska lagu magacabo limonde ee
kaso baxa gudaha wadanka franceska aya xalay waxa uu dabacay sheko layable waxa uu leyahay wadamada brithing iyo franceska aya waxa ay ka wada hadlayan qorshe cidamo lagu gaynayo wadanka ukrain si ay u cawiyan cidamada ukrain hadaba dooda ku sabsan arintan oo horay usoo jediyay madax wayne EMMANUEL MACRON aya waxa la shegaya hatan in boorka dib loga jafay gar ahan marki raysal wasara wadanka brithing KEIR STARMER uu buuqday wadanka franceska xiligi la xusayay dagalki labad ee adunka ee 11 novenbar waxana socda buu leyahay wargaysku wada hadalo ku saabsan iskashi difaac ee UK iyo
FRANCES ka u dhaxeya kasoo ku a
adan xalada kasii daraysa gar ahan ukrain iyo arniga guud ee yurup waxana la
sheegay in ay suurta gal tahay in la diyaariyo cidamo ka qayb qata difaaca ukrain
wasiirka arimaha dibada ee wadanka franceska MR JEAN-NOEL BARROT aya waxa uu shegay isaga oo ku sugna
magalada london todobadkan waraysi uu siyay warbahinta brithing in aysan mesha
ka sarayn isla markasna aysan jirin xuduud cas oo ku adan tagerida ukrain
talabadan aya waxa lo arkay inay tahay mid markasi xalada ugasii dari karta sido kale madax waynaha ruushka oo arintan ku tilmamay inaytahy yurup ama nayto oo dagalka toos u gashay wuxuna shegay inuu beegsan doono meel walba oo cidamadasi la geeyo dhinaca kale quburadu waxa ay leyihin arintan waxa loga jawabaya wararka shegaya in cidamo ka socda koriyada woqoyi imika ay ku sugan yihin goboka kriski ee kuyala wadanka ukrain waxan
wararku intasi ku darayan in dhaman talaboyinkan maraykanku iyo rer galbedku ay wadan ay tahay sidii loga hor tagi lahaa cidamadasi ka socda koriyada woqoyi in ay ruushka gacan siiyan yadoo wadamada rer galbedka la leyahay waxa ay amin san yihiin ruushku in tira dhigayo oo dagalka usan sii wadi karin wa sida hadalka ay u dhigene sido kale wadama badan oo kuyala yurupna waxa ka bilawday in dadka lagu wacyi galiyo xalad dagal hadii ay
dhacdo sida in la diyaarsado waxyabaha as asiga oo xita
miga lagu isticmaalo toshash faynuusyo haku shaqeeyan sidoo kale waxa la yiri
dadka hala diyarsado wax yalaha degdega ee dawada ama gurmadka degdega IWM
marka xaladu meel adag ayay maraysaa