THE NEWS IS GREAT FOR THE AIR OF TALABIB WHO ARE CHASING EACH OTHER AS WELL AS HUSBULAH SETTING NEW VALUES.


GALABTA HAWADA TALABIIB OO LA ISKU CAYRSANAYO SIDO KALE XUSBULAH OO WACDARO CUSUB DHIGAYSA

wararka waxa u wawayn xamas oo fariin udirtay madaxda malinta isninta kukulmi dona wadanka sucudi arabia kuwas oo ka kala iman dona dalalka carabta iyo kuwa islamka sido kale iran oo yadna farin u dirtay madaxwayna la dortay ee maraykanka iyo warar kale oo fahfahsan 


malinta isninta ee sosocota aya waxa ka furmi dona xarunta boqortoyada sucudi arabia kulan balaran oo ay yelan donan madax ka kala iman donta dalalka islamka iyo kuwa arabta sucudiga aya ku baqay kulanka bishi october waxana uu shegay inay lagama marman tahay 11 novenbar inay is arkan madaxda islamka ee arabta si lo lafa guro oo loga hadlo arinta falasten sidi ay dawladu u heli lahayd wax yabaha oo dhan hadaba marka balanta ama wakhtiga lagu balansan yahay shirkas inuu dhaco wa isniinta so socota sido kale xamas aya yadna war soosartay oo ay udirayso madaxda islamka iyo kuwa carabta ee ku kulmidona 


sucudi arabiya in dirada iyo indha calamka gar ahan dawladaha islamku ay dib u u egan xalada uu ku sugan yahay masjidka barakaysan ee Al AQSA & magalada QUDUS 
sido kale iran oo farin u dirtay maraykanka iran waxay ka digaysa in uu dagalku ku fafo gobolka oo dhan waxayna udirtay trump farin waxayna  ugu baqen in uu wax ka badalo siyasadadki hore ee uu kula dhaqmi jiray iran kuwaas oo aha cadadis iyo go domin iyo dhibatoyin uu ku hayn jiray Tahran xiligi uu


 madaxda aha wasirka arimaha dibada ee iran cabas aya waxa uu shegay kelmad uu jediyay telephisionka e iran laga leyahay in marka adun yadu ogtahay xalada si fafida arintan an waxba laga qaban inay kusi fafi donto gobolka ilaa galbedka asia waxana uu shegay ninka la yirahdo mahamed jawad darif oo ah kuxigenka madax waynaha iran ee arimaha istira tijiyada in trump ay wajib ku tahay in marka uuna racin wadoyinki iyo siyasadki hore tasoo uu ku go dominayay kuna coladinayay iran 


magalada talabiib aya lagaso warinaya in cabsi wayn dadka kunol ay so foodsartay taso mar kasta siriga dignintu uu ka yerayo hadaba telephisionka aljeseera aya war uu gor dhawayd uu ka qoray ku shegay wuxu leyahay jornarka war gays yada israil aya waxa ay qorayan diyaradaha dagalka inay radinayan diyarado darona hawada talabib  sido kale wararka waxa ka mida xisbulah oo shegtay inay israil kaso riden diyarad israil oo yadna leh waxba nagamayso ridin diyarada oo ay shegen inaytahy diyarad daron kuwa ay israil isticmasho radio cidanka 


israil oo shegay isna xisbulah inay so bartil mamedsatay oo ay soo werartay diyarad darona lakin aysan waxba garsiin dhanka kale xisbulah oo yadna war ay soo sartay ku sheegtay inanay waxba ka jirin warka ay israiliyintu shegayan waxa ay shegen inay so riden diyarad darona noca la yirahdo hardmes 450 waxa ay shegen sarukh dhulka ay ka gamen inay diyarada la helen waxayna dul maraysay deganka la yirahdo deersanyan waxana ay shegen diyaradaha dagalka ee goobtasi ku sugna yaguna inay marka cararen ugu danbaynti ispitalka ku yala


 woqoyiga qasa aya dhibato xogle lagaso shegaya Telephisionka aljeseera oo shegaya mudiirka mustashfaga ee ispitalka camal cudwan ninka la yirahdo waxa uu ka hadlay xalad bili adanti nimo oo ad u folxumi ay halkas ka tagan tahay mudirka ama mamulaha ispitalka camal cudwan waxa uu shegay in marki sedexad cidanka israiliyinta ay hor jogsaden inay ispitalka so galan oo ay so garan koox dhinaca cafimadka ee dhinaca qalimada qabilsan way u diden hadaba cidamada israil sido kale waxay mabnucen in wax yalaha adega yada ah ee as asiga cafimadka la keno ispitalkas dhanka kale waxa ay mabnucen cidanka israil inay wax dhaqdhaqaqa sameyan diyaradaha gurmadka ama gawarida gurmadka samaysa dhinaca woqoyiga ee gasa xaladaha dhinaca gajada waxay shegen inay marka ad uso badanayan dadka ay gajadu dhibatada xun ku hayso agas 


sido kale xibulah aya shegtay gantalo la begsaden cidamoisrailiyina oo iskuso urursanayay deganka la yirahdo matula waxa kale oo ay shegen in ay gantaladoda ay la begsaden xarunta cidamada cirka ay ku leyihin woqoyiga israil ee maron la yirahdo milataryga israil aya isna dhinacisa shegaya in la arkay 70 gantala ah oo ay xusbulah ay kaso turen kofurta lubnan oo lala begsaday degamo badan oo kamida woqoyiga israil sido kale xisbulah aya shegtay in deganka la yirahdo baracam ay gantalo la beegsadeen chanelka 13 ee israil laga leyahay aya shegay 50 gantalada ururka xisbulah ay kuso dhecen degamo kamida woqoyiga israil 



dhanka kale wakaladaha wararka ee rer galbedka aya qarkod so xiganaya warar ku saabsan in qadar ay ka baxayso dhaxdhaxadinta wada xajodka u dhaxeya israil iyo xamas waxana ay cudur dar ka dhigatay labada dhinacba hadi ayna ka go nayn wada xajod dhaba in ayna ka qayb ahan donin xafiska siyasada ee ururka xamas ee doxa ka furan aya hawshasi si amba qadi donin sida warka lo dhigay dhanka kale hogamiyaha ururka xamas oo la hadlay


 wakaladaha wararka ee rer galbedka qaar kamida aya shegay inuu wax war galina ama cosiya ka helin dawlada qadar oo ku saabsan in ururka xamas la xiro ee kuyala magalada doxa ee casimada dalka qadar sargal maraykana aya hore ushegay inay dawlada maraykanka ku war galisay wadanka qadar jogitanka ururka xamas ee magalada doha in aysan ahay wax la aqbali karo sido kale


 sargal sare oo ka tirsan mamulka maraykanaka oo magacisa qariyay aya shegay in xukumada qadar dawlada maraykanka kumwar galisay kadib marki ururka xamas u gacan sayren hidisayal todobadyo ka hor so jejidiyay in maxabista la kala bedesho wakaladaha wararka aya so xiganaya sargalkasi waxa ayna ku andaconayan in doha ay ka codsatay xamas in hogamiyasheda xafisyadodada ay xiran kuna war galisay 10 cisho kahor 


sido kale dod xogle aya ka socota cidamada maraykanka ku sugan wadanka ciraq oo huwanta calamiga ee dagalka kula jira ururka daacish ee dalka ciraq afhayen u hadlay xukumada ciraq oo layirahdo basan Alcawadi aya xaqijiyay wajiga kobad ee cidamada maraykanka ay kaga gurayan ciraq in  laso af jari dono sanadka soosocda waxana uu intas ku daray bayan uu so saray warbahainta uqaybiyay in xukumada ciraq ay heshis gashay lagu shegay in laguso af jarayo hawl galka cidamada calamiga ee kusugan wadanka ciraq

 


 



Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post