THE NEWS IS BIG FOR TRUMP AND WHAT WAS SAID ABOUT GUSHI LAST NIGHT HE KNOWS WHAT THE CHALLENGES ARE IN THE HORN OF AFRICA AND SOMALIA IS FACED.

TRUMP IYO WAXA LAGA YIRI GUSHII UU XALAY UU GARAY MAXAY SE YIHIIN CAQABADAHA GEESKA AFRIKA KA ALOSAN OO AY SOMALIA KAMITAHAY

wararka waxa u wawayn madax waynaha cusub ee wadanka maraykanka oo lo dortay Donald trump  madax waynihi 47 ee maraykanka tarikh ayuna ka sameyay 

natinyahu oo uso hanbalyey donald trump wuxuna idhi waxn u hanbalyaynaya donald trump gushada waxana rajaynaya bu idhi isbadal iyo bilaw cusub gushadana waxay tahy bu idhi guul waynayu ku macneyay dhinaca kale wargays laga leyahay israil aya waxa uu shegay xisbiga xukuma israil ee likuud ee dhamanba is bahaysiga xumada imiga hogamisa inay aad ugu farxeen so dhawaynta iyo dorashad donald trump waxana kamida ba la idhi wasiirka abniga qaranka ee xagjirka ah intimar bangafir oo shegay gushani inay tahay dhimashadi argagixisada  


sido kale gabar u hadashay wasarada arimaha dibada ee wadanka ruushka aya waxa ay shegtay in dorashada trump ay rajaynayan in ay soo afjarto coladihi uu maraykanku ay dabada ka rixayeen waxana ay sheegtay in ay filayan inuu wax ka badali dono dhaqanki washignton 

sido kale sucudiga waxa hadlay dhaxal sugaha sucudiga maxamad binu salman wuxu shegay inuu u hanbalyaynayo donald trump islamarkasna guushisu ay tahy gul muhim ah sido kale donald trump iyo maxamad binu salman wa rag ad saxibo u ah dhinaca kale isna waxa hadlay amiirka wadanka qadar oo shegay inuu ad uso dhawaynayo guushisa 


waxa kale oo isna ka hadlay suldanka saldanada cuman suldan xaysam bintarib oo shegay in hanbalyo uu udiray gusha uu trump uu garay raysal wasaraha ciraq maxamad shic sidan aya isna hambayo udiray trump lkn waxa la is waydinaya xamas maxay ka tiri xamasna waxa ay tiri hab dhaqankisa ayan ku qimaynayna sida uu udhaqmo oo uu uwajaho qadiyada 


falasteniyinta iyo gardarada ay israil ay wado iyo tagerada ay maraykanku sinayen sida uu u dhaqmo isaga  egana ayay dhahen wa qimaynayna ay dhahen lkn waxa hadlay madax waynaha falasteniyinta maxamud cabas oo so dhaweyay guushisa waxana uu tilmamay in  ay rajaynayan inuu ka shaqeyo dadka falsteniyintu say u heli lahyen dawlad ay leyihin sida ay warinayso wakalada wrarka ee wafa waxa uu shegay inay u tagan yihin nabad isla markasna ay rajanayan mamulka cusub ee maraykanka inuu ka shqeyo siday u heli lahayen dowlad madax banan oo ay yelato falasteen 


Arimaha kale ee layabkali waxa weyi waxa ay aad samayn ugu yelatay dorashadisa companyga uu leyahay donald trum ee lagu magacabo TRUMP MEDIA AND TEGNOLOCHY GROUP  aya waxa la leyahay 100%31.6 wax kordhay misaniyada ama samiga shirkadasi waxana la leyahay waxay korodhay lacagtasi 31.67 ila iyo 44.69 yacni halki samayn ee ad ibsatid intas ayuu kordhay ninka kale ee ka faiday


 dorashadan waxa weyi  ELON MUSK oo la shegay mata oo kaliya 5bilyan oo dolarka maraykanka ayu fa iday  ninkana waxa uu ad u tagerayay trump waliba si cad ayuu umujiyay wa ninka iska leh shabakada la yirahdo EX oo marki hore lo yaqanay twinterka iyo waliba shikada gawarida cadceda ku shaqeya ee la yirahdo TESLA iyo waliba dayax gacmedyada hawada lo diro ee layirahdo EX ISBAYS  lkn dad badan ay khasaray qimaha salida oo hos udhacay dahabka laftigasa waxa la leyahay hosbu usoda 


hadaba Donald trump sided caqabadod oo horyala aya waxa ay yihin oo waliba ay ka midtahay arinta somalia qodobka 1 waxa weyi gudaha wadanka maraykanka sidii uu umidayn laha wana madax waynihi ugu horeyay ee maraykana ee dacwad laguso oogo dacwadisuna waxay dhici donta novenbar wixi ka danbeya waliba waxa la leyahay waxa surta gal ah in lagu sameyo waxa la yirah xil ka xayuubin lkn gudaha


 maraykanka dadka maraykanka oo kala qaybsan in uu mideyo aya laga sugaya maxayna ku kala qaybsan yin dhanka siyasada iyo sido kale arimo ishtimaci ah arimaha bulshada sida hawenka inay ilmaha iskaso ridi karan oo kale dadkanjinsigoda badalaya oo kale habdhaqamedka dhanka dhaqalaha Qodobka labad waxa uu yahay dagalka ukrain sida uu kumarayn laha bacdama uu hada ka hor saxib la aha madax waynaha ruushka falada miyir butin sideba u ujiri dona dagalka ukrain oo dhacay marki xukunka laga warejinayay isaga dhawar jerna waxa uu ku celceliyay inuu so afjari dono dagalkas macnaha ma lugtu furi dona oo u iska dayn dona lama oga qodobka laftigisa waxa ku lamansan in uu  yiri hada ka hor 


dhawr jeer dagalkan si fudud ayan kuso afjari dona marka wa la su ali dona     Qodobka sedexad waxa uu yahay nayta iyo yurub sida laga yeli laha hada kahor wuxu yiri xita waxa surta gal ah maraykanku in uu ka baxo nayto in kasto xoghayaha guud ee cusub ee nayto uu so dhaweyay dorashadisa sido kale hada kahor waxa uu shegay trump wadamada rer yurub maraykanka inusan bixinayn lacagta dufaca ee nayto marka waxa uu yiri wa inay lacag bixi yan si maraykanku xita u difaco yaga ama uu u ilaliyo Qodobka afrad aya waxa uu yahay side buu ku xalini dona qadiyada falasteniyinta


 dadka musliminta oo aminsan maraykanku in uu ka hiliyay oo israil uu gacan qabtaydagalka qasa oo sedex iyo toban bilod socda lubnan oo dagal ka socdo arinta iran dhibatada ka alosan gacanka cadmed iyo waliba bada cas ee xotiyinta quburada oo ka hadashay aya waxa ay leyihin horta tagerada israil dod kama tagna waliba hada ka hor waxa uu iri israil qariradeda wa yartahay bu idhi marka wa in la balariyaba macnaha dhul cusub inay qadato miya marka waxa la is leyahay surta gal xita matahy inu irahdo 


danta galbed israil ha qadato amaba falasten dhulkina ku darsada inu irahdo wa wax surta gal ah dhinaca kale waxa la leyahay waxa surta gal ah inuu is badalo oo uu layimado xal labadodaba sido kale arinka iran isla manta ayuu ka hadlay wuxu leyahay horta anuu dagal doni mayo horta sidedaba lkn hal arin bu shegay intusan gulaysan wuxu iri iran waxa ku wajahayna bu idhi inaysan samaysan hubka nuclierka lkn dagal ku qadi mayno bu idhi 


Qodobka shanad wa arinta shinaha iyo taywan sida uu ku wajihi dono maxa yelay shinaha khatar wayn bu ku jira dhawr jerna waxa uu shegay cashur adag inuu kuso rogi dono shinaha alabaha uu keno maraykanka wuxuna dhawr jeer ka hadlay sida uu udonayo inuu udifaco taywan marka halkasna waxa la leyahay aqabad wayn aya ka haysata sida uu ku marayn laha 


damaca uu shinihu ku donayo in uu dhulkisa kuso galo iyo xisada ka alosan gud ahan agasi Qodobka 6 waxa u yahay sida uu ku wajihi dono arinta kuriyada waqoyi in kasto uu saxibo la aha kinjoun un oo uu la kulmay uuna tegay xadka kala qaybiya labad kuriya ee ka cagan milataryga iyo hubka hadana sida uu ku wajahi dona lama oga hogamiyaha kuriyada woqoyi oo imiga la xirtay madaxa wayne butin  Qodobka todobad ee donald trump horyal wa arinta 


geeska afrika sida uu kayeli laha arinta somalia aya ku jirta hada ka hor cidanka somalia uu kaso saray cidamada maraykanka oo ku jiray dagalka argigixisada iyo inay cawiyan somalia o isagu usosaray marki uu qabsaday madax wayne baydhen isaga aya dib ugu celiyay cidanka marka waxa laleyahay ninka Afrika iyo arimaha somalida iyo geska africa maba danaynayo marka waxa dhici karta isbadal in uu ku imadaba geska africaba 

 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post