HESHIISKA DAGAALKA
LUBNAAN IYO ISRAAEL: IYO CIDA GUULAYSATAY XABAD JOOJINTA YAASE KU
GULDARAYSTAY?
shalayto
waxa lagu dhawaqay heshiis xabad joojina oo lagu joojinayo dagalka u dhaxeyay
xusbulah iyo israil waxana muuqata heshiisku inuu dhaqan galay kadib marki
labada dhinac cidamadooda ay joojiyen dagalki iyo dukhaymihi ay isku hayeen
lakiin su alah la is waydinaya aya waxa ay yihiin dagalkan ya guulaystay yaase
guul daraystay
raysal wasaraha israel BENJAMIN NETANYAHU ayaa heshiiska xabad joojinta ee lubnan lala galayo ansixiyay heshiiskana waxa uu ku salaysan yahay qararki golaha amanka ee qaramada midobay ee tirsigisu aha 1701 ee lagu afjaray dagalki 2006 ee lo yaqano dagalkii 33 malmood su aalo badan oo soo baxaya yaa dagalkan ka faaiday yase ku qasaaray kadib markii uu dagalkan uu 1 sano iyo dherad socday xabad joojinta aya dhaxal gashay saka saladii suibax NATINYAHU aya waxa uu tixgalinayaa in uu cudur daar uga dhigi karayo heshiiskan in israil ay xusbulah ay dib u celisay sanado badan kadib markii ay burburisay
hogamiyayaashedi iyo kaabayashedi heshiiskana waxa uu dardar galinaya ama kor u qadaya amanka degamada woqoyi ee israel ee sida uu raysal wasaraha israil hadalka udhigayo waxana lagu xaqiiqsanaya in ay inaga go antahay inan ka hortagno cadawgena gudaha oo uu ku shegayo iran waxanu carabka ku adkeyay raysal wasaruhu inuu si xoogle ugu jawabi doono haday xusbulah dib ugu noqoto inay dib isu hubayso hadalkan natinyahu aya waxa uu isku dayay inuu heshiska uu xusbulah la galay inuu ka dhigo mid ku meel gara oo lagu tijaabinayo xasilonida waxana uu fariin u diraya si uu wakhti usiiyo ila inta uu TRUMP lagu warejinayo xilka wuxuuna sidoo kale xoriyad dherada ka helidona TRUMP sida uu qorayo
wargayska geda cod axranod golaha wasiirada ee israel aya qanuunkan ansixiyay waxana dhaxdhaxadiyay dawlada maraykanka iyo franceska waxa kasoo horjeestay wasiirka abniga qaranka MINGIVER iyo madaxada degamada ku yala woqoyiga israel iyo askartii kaydka ahayd ee dagalamayay waxayna dalbadeen inana heshiiskan la sexexin ama waxa ay leyihiin heshiiska wa in lagu dara degaan ayka cagen ururka xusbulah oo dhawr kmt lakin hada waxa muuqata heshiiska inuuna waxasi jirin waxayna u tix galinayan heshiiskani inuu yahay heshiis xusbulah kusoo celinay xuduudka ee udhaw deganada israil arintasina waxa ay ku shegen inay tahay dayacad danbi ah oo anan mankoda ka go i doonin
afayenka barlamanka lubnan NABIH BERRI aya isna waxa uu ku shegay heshiiskan inuu awood usiyay lubnan
afayenka
barlamanka lubnan NABIH BERRI aya isna waxa uu ku shegay heshiiskan inuu awood
usiyay lubnan in ay hesho awood ay dagalki israil mesha uga saarto wuxuna ka
dalbaday dhaman qaybaha kala duwan ee bulshada lubnan iyo gar ahan xogaga
siyasada ee lubnan in ay midoban xogodana uu midowgu ku jiro
Sido
kale heshiiskan aya waxa uu ka koban yahay 13 qodob israel wa inay ka gurata
konfurta lubnan gar ahan konfurta waxa lo yaqano xarijinta ama khadka bluoga 60
maalmod gudahood marka uu heshiiskan uu meelmar noqdo xabad jojinta ah
waxana logu badalaya cidamada qalabka sida ee wadanka lubnan iyo cidamada nabad
ilalinta ee qaramada midobay UF lo yaqano ayagana ka shaqayn doona sidii loga
bixin laha kabayasha milataryga ee ururka xusbulah ee ila iyo deganka ee wabiga
netanik QODOBKA 1 EE HESHIISKA
1.xusbulah iyo ururada kale ee hubaysan ee ku sugan lubnan in aynan wax xad guduba ama talabo milatary ah ku qaadin israil ama qadin talaboyin ka dhana israel iyo in israel ay ayadana qadin wax talabo milatary ah oo ka dhana bartil mamedka ku yala lubnan gudihiisa hanoqdo xaga dhulka ama xaga cirka ama dhanka bada israil iyo lubnan labadaba waxa ay aqoonsadeen muhimada uu leyahay qararka qaramada midobay ee tirsigiisu yahay 1701
waxana ka go an in qararkansi uu ka bixinayo in israil iyo lubnan ay midnaba xaq ulahayn inay xad gudub samayso lakin ay xaq uledahay sida qararka ku qoran in ay nafteda dufaacdo sida ku qoran qawaminta calamiga ama israil ha noqoto ama lubnan ha noqoto cidamada amanka ee lubnan aya ah inta kaliya ee lo ogol yahay inay hub ku qadato kuna isticmasho hub konfurta lubnan in la ibiyo lana keeno lana soosaro wax huba iyo qalab hub laga samayn karo waxa ay tahay inay ku kor meerto oo ay la socoto xukumada lubnan in an lo ogolan ama
xukumada lubnan anay ka haysan fursad masoo sari karto hub iyo agab la xiriira hub wana la burburinaya hadii lagu arko qanuunka kalana waxa uu shegaya dhaman kabayasha milataryga iyo gobaha milataryga wa in la burburiyaa ee kuyala xududka oo lagu haysto hub anan qanuuni ahayn ee anan u hogansanaynin xerarka hubkasna ay la waregta xukumada lubnan gudi waa in la abuura ka kooban ESRAEL,LUBNAN kormera jogteya in la meelmariyo heshiisyadani israel lubnan aya war bixino wixii xad gudub la xiriira ugudbinaya gudiga qaramad midobay ee cidanka meshasi joga waxana yadana qodobada ka mida lubnan in cidamadeda amanka ee rasmiga ee xududka oo dhan in ay gaynaso iyo melaha xududka la iskaga gudbo taaso muujinaysa xududka rasmiga ah ee konfurta lubnan iyo qorshaha uyala ee dawladu udhigto dawlada maraykanka oo si toosa iyo si dadban wada xaajodka ugu jirtay
lubnan iyo israel aya ayadana ka shaqaynasa arimaha la xiriira xududka labadan xukumadoodna kala shaqaynasa lubnan iyo israel heshiiska waxba kama uusan shegin in la abuuro degan ka cagan cidamada ee kuyala konfurta lubnan sidoo kale taasi waxa ay ahayd dalabka ama hadafka ama yoolka ay tiigsanaysay israel oo ay dagalkan ku bilawady waxa kale oo yadana mesha ka maqan in ayna fara gelin karaynin wax mesha ka jira wa in loo ogolada dhaman dadki degankasi konfurta lubnan ku nola tuloyinka konfurta inay unoqdan guryahodii iyo xafadohodi heshiiskan aya sidoo kale abuuraya gudi calami ah oo uu gudoominayo ama ay wada gudoominayan
maraykanka iyo franceska si ay ula socdaan in la hogaansamay qodobada heshiiskan ku xusan aydoo lagu salaynayo qararka tirsigisu yahay 1701 wargays kaso baxa aya waxa uu shegaya in heshiiskani ayna sidoo kale ku jirin arinta la xirirta inay israil xor utahay inay tilabo milatary ku qaadi karto lubnan taaso ka mid ahayd wax yabihi ay israel ku adkaysanaysay sida uu wargaysku xusayo sidoo kale Ahdaafti ay rabtay
israel inay ka garto dagalkan waxaa kamid aha in ay burburiso si walana u burburiso awooda ururka xusbulah waxa ay sidoo kale rabtay inay masuuliyinta sarsare ee ururka xusbulah ay layso sido kale inay xaqijiso inay dadka israeliyinta ee ku noola woqoyiga in ay ku noqdan guryahoda inay ila iyo 13km ee xududka lubnan inay xoog ku qasbato oo xusbulah ay ku qasabto in wabiga litanig lagu magacabo ay ka daba mariso awoda ay xusbulah ku dagalamayso in ay burburiso hubkana ay ka burburiso inay nafayso awoda iyo kartida ay
ururka xusbulah uledahay deganada israeliyinta ee woqoyiga ku yala arinta u qarsonayd israil ama hadafka uqarsona aya waxa ay ahayd inay burburiso gabi ahanba istiratiji ahan khatarta ururka xusbulah oo ah in ay ururka xusbulah iyo deganka uu ku shaqaysta oo dhan ay burburiso waxana ay sidoo kale u qarsoona inay yaraysato siyasada uu wadanka lubnan xusbulah uu lafdhabarta ka yahay inay xusbulh wiiqdo iyo ururada tagera sidoo kale natinyahu oo dhawr jeer ku celceliyay bayano uu kusoo saray ka hor intaan heshiiska la garin waxa muqata in uu sababaha uu dagalka u dhearynayay oo u didana septenbar 21 dedi in la garo xabad joojin inay ahayd danahas u qarsoona lakinxaladihi dagalka oo isbadalay aya horseday in uu mawqafkisu is badalo