THE LATEST NEWS OF THE COMPLEX SOLUTION AND ALL THE WARS ON THE BORDER OF LEBANON


WARARKI UGU DANBEYAY XALADA QASA IYO DHAMAN DAGALADA KASOCDA XADKA LUBNAN

wararka waxa u wawayn cawa israil oo dukhayn culus ku haysa magalada byroot iyo galoyinka oo kuyal wadanka lubnan waxa sido kale laguso waramaya tani inay kuso adayso yadoo ay xusbulah xojisay dukhaynta werarada iyo gantalada ay u adegsanayso ayna ku hayso woqoyiga israil qasa wa haben kale oo ay israil dukhayn ka wado waxa sido kale socda iska hor imadyo koxaha iskacabinta ee falasteniyinta iyo cidanka israil aga jabaliya ayana ugu daran waxana war soo saray mid kamida dagal yahanada falasteniyinta halkasi ka dagalamaya 


sido kale turkiguna si adag ayuu uga hor imid qariirad badeed oo midawga yurub uuso bandhigay ruushka oo isna dhul horle ka qabsaday ukrain dalka bakistana dablay hubaysan ayaa ku dishay 7 askari 


qodobada wararka ugu wawayn  kamida dagalka israil aya galaya habeki 408 waxana la shegaya weraradi ugu danbeyay israiliyintu kuso qaden inay ku dhinten 20 falasteniyina halka ay dad badan ay ku xaniman yihin degamada jabaliya iyo kuwo kale oo la shegayo in xalad bini adannimo ay ka jirto dhanka kale kata ibul qasam aya shegay inay togasho ku dilen askari israiliya iyago iskashanaya koox kale oo layirahdo gutada al ansaar waxana la isku halelay deganka al saytuun marinka qasa xisbulah aya yadana dhankeda waxa ay shegasa in 

ay qayb katahay digninta ay u jedinayso degamo badan oo israiliyinta lo sameyay in ay dukhaysay deganka lagu magacabo kerayat shamona oo ay gantaalo la dhacday cidanka israil aya yagna dhankoda sheegay in 35 gantala oo lubnan lagaso riday inay kusoo dhaceen xeebaha xayfa iyo jalil yadoo ay wali gantaladasi socdan halka xisbulah na ay shegayso in ay dukhaysay saldhiga militaryga ee cidanka bada ee israil ee layirahdo istela maris wa marki 3 ee la bartilmamedsanayo saldhigyada cidanka bada oo ay kamid yihin sharaga, yara, oo 


woqoyiga kuyala cidanka israil aya sosaray dignin ka dhana ah 15 tuulo oo kuyala lubnan oo ay dalbanayan inay dadkasi isla markiba ka guran deganadasi una dhaqaqan dhinaca woqoyiga wabiga layirahdo alwaxi xisbulah aya fariin uso dirtay israil kuna dejisay diyarad darona oo lagu werarayo xarunta wasarada gashan dhiga waxana ciwan loga dhigay mel mam nuca ma jirto mamnuc ka ah diyaradehena an duliyaha lahayn radio israil aya lagaso xiganaya 600 oo xabalod oo cusub in loga samaynayo buur layirahdo hasad oo kutala magalada qudus gobtas xabalaha ah aya waxa la leyahay dhul garaya 7.7km in loo gaday milataryga si ay uga dhigan xabalo lagu aso cidanka israil ka dhimanaya 


turkiga aya shegay in qorshaha ay khariradaha e bada lagu dhexdhexadinayo wadanka greecga iyo turkiga in uu yahay mid ana waxba ka jirin waxna kasoo qad lahayn wax samayna una lahayn turkiga aya waxa ay shegayan inay ogolanaynin in xad gudub lagu sameyo xuquqda ay turkigu leyihin marka wax la qorshaynayo sida wasarada gashan dhiga sida wasarada arimaha dibada ee turkiga bayan ay soo sartay oo ay ku shegtay ururka midawga yurub awood uma lahan ba lagu yiri bayanka inuu ka hadlo moranka badeed ee ka dhexeya greecga iyo turkiga ururka midawga yurub aya waday hindisayayal ad u dhibadan oo lagu xalinayo moranka u dhaxeya labadasi dal sida bayanka lagu shrgay sido kale wakalada 

wararka ee ruushka aya ku waramaysa yadoo soo xiganaysa wasarada gasahan dhiga ee ruushka in cidamada ruushka ay la wareegen tuuloyinka maka rifka iyo leyin koye, oo kamida gobolka doniski halka madax waynaha ukrain uu qirtay in xalada ka jirta dhulka ee wadanka ukrain ianay aad u xuntahayarintan aya waxay kusoo begmasa yadoo wasarada gashan dhiga ee wadanka ruushka ay ku dhawaqday bayan ay soo sartay oo ay ku shegtay in cidanka cirka ee ruushka ay burburiyeen 102 diyaradaha an duliyaha lahayn ee ukrain ay ledahay waxay sidoo kale ka hor tageen 4 gantaal oo noca loyaqano xamarka wasarada gashan dhiga aya fahfahin dherada ka bixisay in cidankedi difaca cirka ay burburiyeen 34 diyaraha an duliyaha lahayn oo kusoo xad gudbay 

 




dhanka bakistana wararka waxa ku jirta in koox xagjira ay weraren 


dhanka bakistana wararka waxa ku jirta in koox xagjira ay weraren jid goyo ay leyihin cidamada bakistaniyintu ee sida militaryga u tababaran waxana halkas lagu dilay 7 kamida askarta waxana sidoo kale la shegaya in werarkasi ay ka danbeyen koox rabta gooni isku taag sida ay bolice ku shegen warbahinta  mar si horaysay aya uu werarkani ka dhacay buraha gobolka kalat oo 150km konfurta ka jirta gobolka kuweta ee konfurta bolojistan waxana dagalkasi uu socday sacado sida bolice ku ay sheegen 18 kamida askarta aya dhawac soo garay qar kamida xaladoda ay ad halis utahay 


warar kasoo baxaya kala dabqadida iyo dhedhexadinta xabad jojinta la rabo  israil waxa la moda in ay rabto in ay wax ka bedesho xerka tirsigisu yahay 701 ee so baxay dagalkii dhex maray israil iyo xubulaha sanadki 2006 oo loyaqano dagalki 33 malmod waxa ay rabta in ay hesho waxa ay dagalka ku wayday ururka xusbulah na waxa ay amin san yihi go anka ugu danbeya waxa lagu garaya maydanka haday israil adkan wayso wa inay laqda in laga adkaday waxana muuqata marka laga gudbo werarka xaga cirka ah in xaga lugta ad ad 


dagalka ay lugta ku gashay ee 45 malmod iyo dheradka socda in israil ay dhibato xoogle kala kulmayso ila iyo hatan ayna wax hormara samayn waxa intaa dheer in la leyahay maclumadki ee la xiriray wadahadalada hidisaha uu maraykanku so jediyay xusbulah aya loo gudbiyay oo darasad ku samaynasa lakin waba la yaqana sida ay u badantahay maraykanka loma haysto inuu dhexdhexadiye yahay marka ay timado dagalka u dhaxeya israil iyo xibulah hadana waxa uu waga uso baryaya maraykanka laftarkisa oo ah dadkii uu lasoday oo dhan ama rer galbed hanoqoto ama ergoyinki uu dirsanayay hanoqoto cidkasta oo ay lahadlan inan waxba lagaso qadayn sababto ah maraykanka waxa la leyahay qolyaha iska cabinta wada ay shegayan dagalka ayuu qayb ka yahay marka qayb kama noqon karo dhex dhexadinta iyo 


gobolkankan mustaqbalkisa waxa laga yaba inay fursado helan dhinacyo samayntoda leh oo maraykanku uu kaligiis isasinayay gobolka bariga dhexe sido kale hada ka hor ruushku waxa ay marti galiyeen ururada ee falasteniyinta oo ay xamas ku jirto sido kale shinaha aya hada kahor ayay marti galiyen labada dal rayi ayay ka leyihin nabadayn cardil ah dhibkan falasteniyinta lagu hayo ee soo ragtada ah inuu mesha ka dhamado carabtina  hada waxa ad moda inay mowqaf ku adkays teen ay leyihin wa in la hela dawlad ay falatiniyintu ay leyihiin israil way didantahay dawlad ay falasteniyintu ay leyihin lakin israil maha cida hada wax yerinaysa dagalada ay israil ay qadaysay 75 sanadood ee laso dhafay waxii lagasoo bilaba 1948 ayada uunba wax dilaysay waxna burburinaysay

 




Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post