KNOW ABOUT THE PROBLEM BETWEEN THE UNITED STATES AND CHINA



XALADA U DHAXAYSA MARAYKANKA IYO SHINAHA WAX KA OGOW


wararka waxa u wawayn maraykanka oo lagu wado inuu xoojiyo awooda milatary ee jaseerada taywan oo shinaha ka irdhawday arintasi aya la shegaya in xukumada bechin ay u arkayso dandansi iyo faduul ay WASHINGTON ay wado xaladana ugasii dari karta maraykanku dhawr mar xabadka ayuu ugaracay taywan inuu ka difaci dono hadii shinuhu uu so weraro shinaha mudoyinki ugu danbeyay waxa kale oo u waday dhola tusyo uu ka samaynayo hawada iyo agagarka jaseradan sheegten inay ka go day dal waynaha shinaha intisa kale 


quburada maraykanka qarkod oo ay ku jiran taliyayasha  bada basific ga waxa ay leyihin sanadkan 2027 waxa suurta gala shinuhu inuu ku qado duulan taywan waxana dhiri galinaya ba laleyahay dulanki ruushku uu ku qaday ukraine 2022 ki iyo ki ka horeyay ee uu 2014 uu ku qaday jaserada kremaya una kula waregay jaseradasi 


dawlada maraykanka aya dhawan ansixisay heshiis ay la galayso xukumada taywan oo ay kaga ibinayso qalab lagu dayactiro diyaradaha dagalka ee lo yaqano F16 iyo radaro qimahoda lagu shegay boqolal milion oo dolar talabadani aya waxa ay ka caraysinasa wadanka shinaha iskashiga xaga Abniga wasarada gashan dhiga ay la galayso ee wadanka taywan aya heshiskan waxa ka mida ba laleyay qalab dayac tira in la sinayo, in la tagerayo 


diyaradaha F16 in radarada la sinaya ay noqonayan kuwo electronic ah qalabkana waxa lagu qiyasaya qimahodana inuu gadhayo 320 milion oo dolar heshiiska laso jediyay aya waxa uu u adegaya ba laleyahay danaha qaranka maraykanka iyo xaga dhaqalaha iyo xaga abniga ee wadanka maraykanka hayadaha ka shaqaynaya arintan bayan ay soo saren oo la shegayo dadalkan ay dawlada maraykanku ku tagerayso wadanka taywan aya waxa lagu casriyaynaya ba laleyahay qalabka milatary ee ay taywan haysato isla markana


 waxa sidoo kale maraykanka  uu noqonaya dawlad la isku halayn karo oo la iskuna tirinkaro marka ay timado xaga kabayasha iyo qalabka milataryga ay saxibadod ay sinayso sido kale heshiskan aya la leyahay waxa uu gacan ka gaysanaya in taywan ay awood uyelato in mustaqbalka iyo culayska hada saran ee khatarta kaso wajahayso xaga shinaha in ay iska cabiso isla markasna ay hesho inay dayac tirato agabki hore ee 


milataryga maraykanka ay ka gadatay iyo wasarada gashan dhiga sida bayanka lagu  sheegay wasarada arimaha dibada ee wadanka maraykanka aya sido kale heshis ansixisay yadoo wasarada ee abnigana  iskashiga hayada u qabilsan ay ayadana codsiga so jedisay oo ay jimcihi lasoo dhafay ku war galisay kongreska maraykanka in talabada lagu dhaqaqayo dawlada maraykanka ma aqonsana taywan inay dal tahay hase ahate waxa ay sinaysa 


xukumada taywan gargar milatary oo ad ubalaran yadoo shinahana arintasi kasoo hor jedo kuna edaynayso wadanka maraykanka inuu fara galin tosa ku hayo arimaha gudaha wadanka shinaha shinaha aya waxa ay u tixgalinaysa  taywan inay tahay dhul wadanka qaybka ah waxanad moda in aynan ku gulaysan in ay dhulka taywan iyo shinaha ay midayso ila lagasoo bilabo 1949 ki marka laga gudbo in uu shinuhu uu doorbidayo si nabada in uu in uu shinaha iyi taywan u mideyo hadana wali kama tegin mabda a ah in shinaha uu awod milatary isticmalayo isla markana si jogta ah ayuu waxa uu u dira marakibtisa dagalka iyo diyaradihisa oo ku gaf warega jaserada taywan oo u arka in ay khatar jogta ah shinuhu ku hayan 


Marka la is barbar dhigo awoda wadanka shinaha iyo maraykanka oo sidedaba waxa cab shinaha in uu ka badan yahay wadanka maraykanka 350kun oo milion  ila 400 milion weyan maraykanku halka uu shinuhuna  1bilion  iyo 400 kun uu yahay xaga awoda military marka la firiyo oo la is barbar dhigo labadan awoodod ee iska hor jeda maraykanka iyo shinaha ee si balaranaya aya waxad moda milataryga inay dhinacya farabadan oo muhima ad u kala fog yihin


 marka labadan qaran la firiyo waxay isku dayayan inay samayn wayn ku yeshan arimaha calamka waxana la fahan san yahay in awoda qalabka milataryga iyo cidanka in ay noqonayso mida isku barbar dhigaysa awoododa sido kale marka la firiyo dhanka misaniyada dhanka maraykanka marka la firiyo misaniyada ugu balaran ee calamka oo dhan ayay ku bixisa xaga militaryga ku bixisa waxa ay u qondaysa lacag lagu qiyasay 886bilion  oo dolar sanadkan hada dhamaday 2023 ka waxayna u dhigantahy ba laleyay 100%3wax soosarka 


wadanka maraykanka waxana lagu malgaliyaba la leyay milataryga maraykanka ee joga calamka oo dhan shinaha hadii la barbar dhigo bajatka ama misaniyada 2023 ki uu ku bixiyay xaga difaca waxa lagu qiyasay 224 bilion oo dolar  tasoo lagu qiyasayo inay tilmamayso in ad xaga misaniyada loga dhereyo marka la yirahdo dhanka maraykanka ay ku dhereyan lakin waxa ay u dhigantahay yaga laftoda  marka la firiyo dakhliga iyo waxsosarka wadanka 


shinaha 1.7 ayay u dhigantahay  kala fogan shaha xaga kharashka ay ku bixiyan cidamada maraykanka aya waxa muqata  in adunka oo dhan uu samayn ku leyahay marka la barbardhigo shinaha inu bartilmamed ka dhiganayo gobolkisa oo kaliya iyogoobe kaliya oo kokoban waxana muqata in hadafkodu uu kala duwan yahay sido kale dhanka maraykanka marka la barbardhigo shinaha 1.4milion  aya maraykanka cidankisa dagal diyar u ah halka 850kun  ay uyihin cidanka kaydka shinaha lakin waxa uu haysta cidanka ugu badan ee adunka waxa lagu qiyasaya 2 milion oo askari inay diyar uyihin  dagal waxa u leyahay sido kale kaydka ugu badan tira ahan ad ayu shinuhu uga badan yahay marka cidanka la egayo lakin waxa ay bar tilmamed ka dhiganayan istartijiyada halka uu maraykanku uu awooda sinayo arimaha tignolajiyada uu ku gacan sareyo 

 



Dhanka marka la ego cidamada bada

dhanka marka la ego cidamada bada maraykanka aya waxa uu leyahay 11 marakibta dagalka qada ah oo shidalku uu yahay nuclier waxana ay lafdhabar uyihin awoda maraykanka ee calamka oo dhan sido kale maraykanku waxa uu leyahay 490 markab oo ay ku jiran gujisyo casriya iyo marakibta noca burburiyayasha lo yaqano halka cidamada ee wadanka shinaha 


cidankoda bada uu hada yahay cidanka bada ee hada ugu balaran marka la firiyo tirada marakibta uu leyahay in ka badan 350 markab ayu leyahay waxa kale oo uu leyahay 2 diyaradood oo kuwa diyaradaha qada waxana si kordhaya aya laleyahay cidamadisa bada iyo gijisyadisa halka shinaha ay sibadanayan tira ahan marakibtisa dagalka cidanka bada ee maraykanka aya waxa la leyahay marka la firiyo xaga awoda ee calamka oo dhan ayay ka hogaminayan waxanay watan ba laleyahay tecnologiyad casriya iyo khibrad xaga dagalka ayu leyahay lakin dhinaca shinaha khibradasna waka maqantahay adunka oo dhana kama howl galaan 

Dhanka kale marka an eegno ee cirka

dhanka kale marka an eegno ee cirka cidanka cirka ee maraykanka iyo cidanka bada ee maraykanka diyaradaha ay ku hawl galan aya waxa lagu qiyasaya 13kun oo diyaradood oo ay ku jiran diyaradaha ugu carisan oo ay kamid yihin F22  iyo F35  oo la yirahdo hilac  oo ah diyarad anay radaradu arki karayn dhanka shinaha cidanka cirka waxa ay leyin ba la leyahay iyo cidankoda bada ilaa iyo 3kun oo diyaradood oo ay ku jiran jiilka 5 diyaradaha loo yaqano 


marka laga gudbo in uu hormar wayn uu shinuhu samaynayo xaga diyaradaha iyo xaga milatariga guud ahan waxa ay dhibato ka haysata ba la leyahay tababarada uu sinayo duliyayashisa iyo khibrada uu sinayo duliyayashisa marka la firiyo ba laleyahay maraykanka dhankisa wa uu aad xaga cirka uga awood badan yahay wadanka shinaha tecnolagiyada uu isticmalayina wayka casrisantahay ta uu shinuhu isticmalayo aya la leyahay iyo xaga zaadka tagerada uu heli karo diyaradihisa iyo marakibtisuba wa sida hadalka u udhigaye 

DHANKA NUCLIERKA MARKA LA EE

sido kale dhanka nuclierka maraykanku waxa uu haysta madaxyo nuclier  ah oo lagu qiyasay 5428 halka 1644 ka mida  ah  laga turi karo gobo kala duwan oo qarkod ay yihin gantalo qarkod gujisyada laga turi karo qarkod ay qadi karan diyaradaha istira tijiga ad aya loga badan yahay marka la barbar dhigo shinaha shinaha oo isna lagu qiyasayo madaxyada nuclierka uu haysto ila iyo 350 waxana uu wada shinuhu inuu sii balariyo hubkisa xaga 


nuclierka gar ahan qumacyada iyo madaxyada waxana uu sido kale uu dardar galinaya sida gantaladasi melo fofog logu garsin laha oo ay ka mid yihin gantalada guxa ka dhereya  lakin maraykanka aya la leyahay ad ayuu uga awood sareya ba la leyahay xaga awoda nuclierka wadanka shinaha waxana uu si dhaw ula socda casriyayta ay hubkoda ku wadan wadanka shinaha 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post