THE NEWS IS
GREAT CONFLICT WITH THE INTERESTS OF THE WEST IN PALESTINIZATION.
wararka saka waxa u wawayn iska hor imadyo culus oo ka socda daanta galbeed ee dhulalka falasteniyinta ee la haysto dagalyahanada iska cabinta oo shaaciyay weraro qasaro ay ugu gaysteen cidanka duulanka israil oo cidamo dherada ku dabulaysa danta galbeed wasiir ka tirsan xukumada israil oo shaciyay xiliga ay suurto gal tahay dib inay u bilaban dagalka qasa waxana uu bixiyay dignin ku adan inhadii dagalka dib loogu laban ay afka cida dari doonto
xukumada natinyahu natinyahu aya la shegaya goordhaw inuu kulan la yelan dono
golaha abniga qaranka ee israil waxa laga wada hadlaya qorshayal ku adan dib
ubilabida dagalka ee ay surta gal inay tahayarintasi ay sheegayso warbahinta
israil maraykanka oo shaciyay dukhayn ay ka gaysteen dalka siriya inay ku
dileen hogamiye ka tirsan alqacida israil oo iyadna ku andaconaysa inay
dukhaysay goobkutala xadka suriya iyo lubnan oo xusbulah ay u adeegsato
farsamada hubka dawlada congo oo wacad ku martay inay dib gacanta ugu dhigi
doonto magalada goma oo isniinti ay qabsadeen falagada M23 ukrain oo
siddoo kale dukhaysay midkamida warshadaha shidalka sifeeya ee ruushka
WARARKA KA IMANAYA DHANKA SYRIA
wadanka syria halkasi oo taliska dhexe ee cidanka maraykanku ay sheegen inay dukhayn ay ka gaysteen milatryga maraykanka aya daboolka ka qaday inay dukhayntasi ay ku dileen hogamiye sare oo ka tirsan kooxda alqacida dukhaynta oo sacadihi lasoo dhafay ka dhacday woqoyiga galbeed ee wadanka seria bayan kasoo baxay taliska dhexe ee cidanka maraykanka ee magicisa loso gabiyo SANTIKO aya lagu shegay dukhaytan qayb katahy sida hadalka loo dhigay dadalada socda ee lagu wiqayo koxaha hubaysan ee gobolka werarka aya
waxa la shegay inuu lagu dilay maxamad saxal oo ka mid aha hoganka sare ee koxda xuras al diin taliyaha taliska dhexe ee cidanka marykanka general maykal erekorowa aya yiri maraykanku wuxu si wadi doona raadinta dilka ama qabashada argagixisada isagoo dufacaya dalkisa iyo waliba xulafadiisa kuwasi oo malegaya buu iri werarada ka dhanka ah cidamada iyo maraykanka maraykanka aya horay bishii octo 23 kedi waxay u shaciyen in la dilay
hogamiye sare oo ka tirsan
kooxdan oo lagu magacabi jiray abu cabdurahman almaki aya aha madaxa
golaha sharciga ee kooxdan waxana la dilay xili uu sarna moto ama dhusdhuglay
waxana uu werarkasi uu ka dhacay wadada u dhaxaysa magaloyinka axsiin iyo
albara ee koonfurta wadankas seria waxana wararku intasi ku darayan in loo
adeegsaday dukhaytasi diyaarad an duuliye lahayn maraykanka aya si joogta ah
dukhaymo uga fuliya seria isagoo baltirmamed sanaya waxa uu ku tilmamay koxaha
dacish iyo koxaha xirirka lale al qacida intay ka bixin wadanka suriya agisa
milatryga israil aya isaguna goor dhawayd waxay soo saren waxay ku andacooden in ay dukheyen xarun xusbulah ay u adeegsato farsamada hubka oo kutal xadka suria iyo lubnan sida lagu shegay bayan kasoo baxay milatryga israil aya waxa lagu tilmamay in cidanku ay begsaden goob dhulka hoostisa kutal oo lo adegsan jiray hormarinta iyo farsamaynta hubka isla markasna ka mida kabayasha ay xusbulah ku ledahay xadka seria iyo lunbnan sidoo kale cidanka israil aya shegay in ay soo rideen diyarad noca daroonka ah oo an duuliye lahayn oo ay xusbulah usoo dirtay dhanka israil israil waxa ay ku tilmamtay ficilkasi wa sida hadalka ay u u dhigtaye mid xadgudub ku ah heshiiska rasas jojinta ee u dhaxeya israil iyo lubnan lakin
israil aya waxa la shegaya inay wado dukhaymo ay ku begsanayso
wadanka lubnan wana markii ugu horaysay ee israil si cad usheegto in diyarad
noca dronka ah xusbulah in ay usoo dirto wadankasi lubnan unasoo dirto
israil
dhanka ukrain hadi an eegono ruushka oo qirtay in ukrain dukhayn ay gaysatay waxyelo ay kasoo gartay warshad lagu sifeyo shidalka warshadan aya waxa waxa la shegaya in dukhayn lala begsaday waxana ay kutala gobolka koonfurta wadanka ruushka war laga helay warbahinta wadanka ruushka aya waxa lagu shegay in dab uu ka kacay warshadan oo la shegay in dabkasi la damiyay sida uu shegayo gudoomiyaha gobolka aderay pushrof oo farin soo dhigay barta telegramka cidamada cirka ee ruushka aya waxa ay shegen inay ka hortageen dhawr diyaradaha dronka ah oo ukrain sacadihi lasoo dhafay ay kusoo werartay
gobolo kuyala wadanka ruushka tani waxa ay sidoo kale kusoo adaysa ayadoo sacadihi lasoo dhafay ruushka la shegay inuu dukheyay magaloyinka suumi ee kutala wadanka ukrain halkasi oo la sheegay indad ka badan 10 qo dhimasho iyo dhawac uu kasoo garay werarkas
wadanka congo halkasi oo sidi wararki hore ad kula socoteen falagada M23
gacanta ay ku dhigtay magalada goma
sidoo kale wararka ka imanaya wadanka congo halkasi oo sidi wararki hore ad kula socoteen falagada M23 gacanta ay ku dhigtay magalada goma ee muhimka ah ee kutala xadka ruwanda iyo waliba congo hadaba war kasoo baxay masuuliyinta jamuriyada demoqoradiga ee congo aya lagu balan qaday in cidanka dawladu ay isku diyarinayan inay la waregan ama dib ay u qabsadan magaladan istiratijiga yadoo la rumaysanyahay in kooxda M23 ay adkaynayso gacan ku haynta magaladan iyadoo tagera ka helaysa dawlada ruwanda wasiirka
isgarsinta ee congo patric aya waraysi uu siyay
warbahinta SABC ee laga leyahay dalka konfur Africa waxa uu shegay in xukumada
madaxwayne falext shaketi ay ka go antahay inay dib u qabsato magalada goma
goyaya aya waxa sidoo kale uu ku edeyay madax waynaha ruwanda in uu colad
hurinayo isaga oo kale dano dhaqale wa sida hadalka uu udhigaye madax wayne
kigami sedexdi sane ee lasoo dhafay wuxu bariga congo u adegsanayay meel khilaf
uu ka aburo si uu u gurto khayradka macdanta ee hodanka uu kuyahay wadankasi
isla markasi dib uu ugu dhiso dhaqalaha wadanka ruwanda uu yiri wasiirka is
garsinta wadankasi oo si ba an u eedeyay madax waynaha ruwanda
dagaladii ugu danbeyay aya lagusoo waramaya in ay sababen dhimasho in ka badan 100 qof iyo dhawaca ilaa 1000 qof xogaga M23 aya wararku shegayan inay isku xojinayan ama ay isku balarinayan degano kuyala agagarka magalada goma oo ah magalo ad muhiim u ah sidoo kale waa malintii 13 ee dagalka xabad joojinta dagalka qasa lakin dhanka israil marka la eego waxa kasoo baxaya guux iyo hadalo ku adan israil in laga yabo in dagalka dib inuu u bilawdo arintan aya dadka ka faloda dagalka iyo khuburada milataryga ku macnaynayan israil oo daremaysa in xogaga iska cabinta ee falasteniyinta awoododi ay dhisantahay isla markasna fadhiyadi ay kusoo ban dhigeen 3 sedex dii mar ee maxabista ay warejinayeen ay ka macna tahay awoododu inay xoogantahay hadaba maxa ka socda gudaha israil
war bahinta israil aya waxa ay shegaysa in sacadaha soosoda la filayo raysalwasaraha israil natinyahu inuu kulan uu la yelanayo xubnaha golaha amanka ee israil iyo waliba golaha wasirada waxana la shegay in laga wada hadlayo sidii dagalkan dib loogu laban laha hadii heshiiska xabad joojinta uu burburo inkastoo laguso waramayo in ergiga garka ah ee TRUMP ee bariga dhexe uu ku cadadinayo natinyahu in la amba qado heshiiska xabad joojinta isla markasna loo gudbo warega labad ee xabad joojinta dhinaca kale sacadihi lasoo dhafay waxa hadlay
Israel's finance minister
wasiirka maliyada ee israil waxa uu si adag uga hor imid markale heshiiskan ugu danbeyay isdhafsiga maxabista oo uu ku tilmamay wa sida hadalka uu u dhigaye mid halis ku ah khatarna ku ah abniga israil isagoo la hadlayay saka wargayska bijiin sidoo kale waxa uu shegay in xukumada natiyahu ay sababta baqi uu ugusi yahay ay tahay ka dib marki uu natin yahu uuu u balan qaday inay ka go an tahay in mesha laga saro xukunka xamas isagoo kashanaya madaxwaynaha
TRUMP is modrij aya waxa uu shegay inuu amin san yahay in ay israil dagalka dib ugu laban doonto marka uu dhamado wajiga kobad ee heshiska gar ahn waxa uu qabtay bisha march oo uu leyahy dagalka aya dib u bilaban kara waxana sidoo kale uu shegay in an wali la garin wa sida hadalka uu u dhigaye yolal ki dagalka gar ahan in la burburiyo xamas waxana uu shegay hadii xukumada natinyahu aysan dib ugu laban dagalka in ay xukumadu afka cida dari doonto