wararka waxa u wawayn IBRAHIM JABIR IBRAHIM oo ah xubin ka tirsan golaha kumel garka ah ee mamulka sudan ahna ku xigenka taliyaha guud ee cidanka suudan aya shegay in sacadi gusha buuxda ee ka dhanka cidamada gurmadka ah ay soo dhawdahay waxayna cidamada sudan ay xaqiijiyen in yolalkodu yahay garrista xarumaha cidanka ee bartaha
magalada khartuma aqalka ibrahim jabir ibrahim uu jediyay aya waxa uu kula hadlayay mar uu hadlayay sarakisha iyo askarta cutubka madaficda magalada catfara ee gobolka wabiga niil ee woqoyiga ee dalkasi suudan dhanka kalana ila waredyo aya shegaya in cidanku dib ula waregen xafada espay ee bariga magalada khartum wabarigi saka ka dib dagala ay la galen cidanka gurmadka degdega xogta waxa ay tilmamtay in xafada espay ay ahayd saldhig adag oo ay haysteen cidanka RSEFTA sarakisha cidanka aya shegay inay sii wadi donan nadiifinta khartuum ayna hore ugusii socondonan degmada bariga wabiga niil iyo buundada boqor
nimar oo isku
xirta magaloyinka khartum woqoyi iyo khartuum cidanka sudan aya sido kale
bartoda facbook ku qoren in cidamadoodu ay guul ay ka gadheen dagalka ka dhanka
ah cidamada gurmadka dagdaga ah isla markana ay soo gari donan qasare garsiyeen
cidamada rsef say shegen iyaga oo ku daba jooga sida hadalka ay u dhigen kuwa
firxada
WARARKI UGU DANBEYAY XOGAGA ISKA CABINTA EE FALASTENIYINTA
wararka ugu danbeyay
waxa ka mida in ay xogaga iskacabinta falasteniyintu ay sheegen in gordhawayto
xerada jinin guri kuyal ay ku qarxiyen cidanka israil gurigasi oo ay ku
diyariyen waxyabaha qarxa aya waxa ay shegen inay kusoo hogamiyen cidanka si
dabina markii ay so galan halkasina ay ku qarxiyan waxa kala oo ay shegen
dhimasha iyo dhawac inay u gaysteen cidanka israil sidoo kale wararka waxa ka
mida baraha bulshada aya waxa lasoo dhigayb muqaalo muu jinaya diyarad nuuca
qumatiga ukaca oo helo kopter ah oo cidanka israil ay leyihin oo halkasi ka
dabulaysa cidamada dhawacoda ee israiliyinta iyadoo wararkuna ay sheegayan in
ay arintani ay la xirirto werarkasi ay ka hadleen xogaga iskacabinta ee
falasteniyinta gar ahan
gutada jinin ee saraya alqudus ka tirsan sidoo kale warar hatan soo dhacay aya waxa ay sheegayan in ay israil dib ay u dhigtay in manta dadkii la sii daynayay ee maxabista falasteniyinta ee lagu waday in la geeyo danta galbeed ila 110 maxabisa oo falasteniyina aya la filayay in la geeyo danta galbeed manta waxana warku intasi ku daraya marki basaska lagu diyariyay maxabistasi isla markiiba la shegay inuu soo baxay amar basakuna waxay dib ugu soo labteen xabsiyadi si doo kale warar aya shegaya in uu amarkan uu ka yimid dhanka sare oo lola jeedo madaxda israil arintani waxa ay kusoo adaysa
iyadoo manta sided maxabisa
israiliya lagasi dayay marinka qaza lama oga sababta israil ay dib ugu dhigtay
ila iyo amar danbe sii daynta maxabista lakin waxa la aminsanyahay in arintan
ay la xirirto hadal goor dhawayto baraha bulshada uu ku qoray raysal wasaraha israil
natinyahu oo shegaya inaysan ku faraxsanayn wa sida hadalka uu u dhigaye wixi
manta ka dhacay qasa markii maxabista lasoo gudbinayay gar ahan waxa uu u
yelay ciririgi iyo isburasadi iyo buuqi uu ku tilmamay in halis galin kartay
maxabista israil markii lasoo daynayay hadaba arinta maxabista israil
maclumadkoda waxa kamida inlasii dayo manta 8 maxbuus sideda maxbuus waxa
la sheegaya 3 inay israiliyin yihin 5 maxbuusna waxay u dhasheen wadanka
tayland
wararku waxa ay sheegayan sida ay qorayso wakalada wararka ee anadol ee laga leyahay wadanka turkiga in maxabistan turkigu uu ka shaqeyay si dayntoda gaar ahan maxabista rer tayland lakin 3 maxbuus ee kale ay yihin maxabiisti israil ay sida heshiisku uu aha lagusii daynayay waxa la sheegaya in 1 maxbuus lagusoo dayay jabalia bandhig ka dhacay halka maxabista kale ee 7 ahna lagasoo dayay khaliyunis waxana la sheegay maxabiistasi qaarkood inay gacanta ku hayeen koxaha kale ee iskacabinta ee falasteniyinta
SIDOO KALE WARARKA WAXA KAMIDA NINKI KITABKA KAREMKA GUBAY OO XALAY LA DILAY
sanadki hore kitabka karemka ah ku gubay wadanka swedan aya xalay waxa la shegay isagoo tiktok live ah ku jira oo gurigisa dhaxjoga aya lagu dhax toogtay sido kale bolice ka oo warbixintii gudbiyay wakalada wararka ee anadol waxa ay ledahay swedan wararka ka imanaya waxa ay shegayan in la dilay ninkii gubay kitabka karemka kasoo lagu magacabayay
salwaan momika waxana lagu dhuftay rasas isagoo apartmentigii uu ku jiray aya la toogtay sidoo kale warbahinta swedan aya waxa ay shegaysa in ciraqiga la yirahdo salwan mumika kasoo hore u gubay kutabka kareemka in lagu dilay rasas isagoo ku jira gurigiisa dhexdisa xalayto oo arbaca ahayd sida boliceku ay shegen hadaba manta oo khamisa aya fahfahinta boliceku ay bixiyeen qabka dilku uu u dhacay inuu rasas aha gurigisa in lagu dhax dilay
isagoo si toosa waliba alada tiktok ga live ugu jira aya dilka la fuliyay
hadaba boliceka aya loso shegay in dhacdadani ay dhacday kadibna mesha ay tagen
waxana la shegay in bolice ku ay bilaben howlo ay ku samaynayan dhinaca amanka
si loso qabto dadki falka ka danbeyay ee werarka ninka ku dilay hadaba mumika
waxa uu aha ninki sameyay inuu gubo kitabka karemka ah isagoo waliba ay
ilalinayen xiga bolice ka wadanka swedan wuxu ku hor gubay kitabka ilahay
masjidka stoklom 28/july/2023 ayuu gubay iyadoo ay ahayd malintii uu kitabka karemka
ah uu gubayay ay ahayd eidal odxa
sidoo kale warbixin ay
diyarisay wakalada wararka anadol ee laga leyay wadanka turkiga waxana ay
warbixintan ay ku adantahay waxyabihi layabka laha ee cajiibka aha ee bandhiga
ay manta soo ban dhigen xogaga iska cabinta ee falasteniyinta markii la sii
daynayay maxabista israiliyinta sido kale warbixintan ay wakaladu ay diyarisay
oo ay kaga hadashay borarki lasoo dhigay goobti manta lagasiidayay mid kamida
maxabista israil farinta koobad waxa ay ahayd sawir halkasi lasoo dhigay oo ay
ku xardhan yihin qoraalo iyo waliba sawiro loogu tala galay in israiliyinta
fariin logu diro farintas hadaba maxay xambarsantahy
xarakada xamas ayay wakaladu ledahay waxay soo ban dhigtay astamo jeesjees oo ay ku jesjesayso cutubyada cidamada israil ee ka qayb qatay dagalki qasa iyagoo sawiro kusoo bandhigay madasha lagu warejinayo gabadha cidanka israil ka midka ahayd ee lagu magacabo Ajan bergan oo manta lasii dayay waxana ay arintasi ka dhacday xerada qoxotiga ee jabalia ee dhacda woqoyiga marinka qasa sawiradan waxa ay muujinayan astamaha
cutubyada gutoyinka cidanka israil gaar ahan jivati nahal kafiir iyo waliba gutada 401 sida uu tabinayo wariya ka tirsan wakalada wararka ee amadol astanta cutubka ee jivati oo ah urur ka tirsan cidamada khaska ee israil aya waxa lagu badalay dawaco waxana lo ekaysiyay dawaco dhabarka laga galiyay mindi iyadoo korkana loga qoray afka cimraniga ama afka yuhuda taso ahayd qabrigi javati astanta gutada kafiir oo kamid ah cidamada lugta aya astantoda oo ah mindi waxa lagu sawiray mindidi oo dhax gashay qalfof tasoo oo lola jeedo askarta israil ee lagu dilay qasa sidoo kale astanta gutada naxal oo kamida cutubyada cidanka israil ee garka ah oo ahayd sabool midabyo badan ka kooban aya waxa lagu badalay saboolki oo jarjaray
intaasi kuma eeka burayasha xamas waxa ay ledahay wakaladu waxa kala oo badaleen astantii cutubka 401 ee cidamada gashaman ee israil astantoduna wa astaan inata badan kofiyad lakin kofiyadi aya waxa la dhax galiyay qalfofka madaxa qolof kasi oo lola jedo askarta israil ee lagu dilay marinka qasa afar kamida cutubyadan milatryga ee cidanka israil aya waxa ay hawlgalo balaran ka fuliyen woqoyiga marinka qasa kuwas oo sababay burbur bahsan iyo
dhimasho iyo dhawac 10000 oo falasteniyina xamas waxa ayu adegsatay madasha lagu warejinayay maxabista israiliyinta inay fariimo toosa udirto shacabka israil oo si wayn arintan ugala socday telephinionada gaar ahan markii maxabista la warejinayay xamas waxa ay adeesatay luqada cimraniga si ay farintasi toos u garsiiso israiliyinta