The news carries serious conflicts
with the interests of the West
Wararka waxa u wawayn iska hor imadyo culus oo ka socda danta galbeed ee la ahaysto xogaga iska cabinta ee falasteniyinta oo ka war bixiyay howl galo kadhana cidanka israil iyo waliba xalada dagalka iyo wararki ugu danbeyay sido kale madax wayne trump oo ku celiyay
damacisa ku adan
barakicinta dadka qaza oo ad loo dhalilayo in uu shegay in uu khadka telephone
ka kula hadlay xoghayaha umuraha dibada aya isna telephonka kula hadlay xili ay
dardar galayso qorshaha trum ee lagu barakicinayo dadka rer gaza iran oo yadna
si guud uga digtay werar ay israil ama maraykanku uu ku qado falasten tasoo ay
ku tilmamtay masiibo wali ah waxa ay qiratay in 15kun oo askar ah ay kaga
dhawacmeen dagalada socda waxa sidoo kale Ukrine iyo ruushka o yagna
iska dukhaynaya dukhaymo xaga circa ah kuwa iyo qodobo kale aya idinku hayna
wararka manta
Gutada al qasam aya shegtay in dagal yahanadeda ay dagalo kula jiran cidamada israil ee xeryaha qoxotiga ee dhaca danta galbed ee tukaram ee dhaca danta galbeed ee la haysto tani waxa ay kuso adaysa iyadoo xalay cidamada israil ay xojiyen werarada ay ka wadan xerada janin sido kale 2 falasteniyina aya lagu dilay wada u dhaw xerada qoxotiga ee bariga tukaram ee danta galbeed ee la haysto ka dib israil aya werar ku qaday magalada iyada oo israil ay qiratay inay dishay xubno ka tirsan xogaga iska cabinta isla wararkan wargays israil kazoo baxa aya so xiganaya ila military aya saka dabacay inay cidanka israil isku diyarinayan
inay baladhiyan hawlgalada ay ka wadan danta galbed ee la haysto lakin hayadaha abniga ay qimaynayan qorshayal lagu kordhinayo dhaqdhaqaaqyada laga wado danta galbeed ee la ahaysto oo ay ku jirto doxada urdun talabadan imanaysa iyadoo ay iska hor imadyo ka socdaan agasi sido kale hadi an eegno dhanka israil dagalo aya kaga furan dhawr aag inkasta oo dagalka qasa ay xabad joojin ay jirto hadana waxa cabsi laga qaba inuu dagalka
xusbulah iyo israil u dhaxeya ka dib markii xalay hogamiyaha naciim qasim uu shegay inaysan aqbali donin in ay kusii sugnadan cidanka israil deganada kuyala ku teetsan xadka israil yadoo ay soo dhamatay 60ki malmod ee xabad joojinta inkastoo maraykanku ay ku andacoonayan in 18febry wary lagu kordhinayo rasas joojinta sido kale dagal aya kaga furan dhanka daanta galbeed sacadihi ugu danbeyay wasarada gashan dhiga ee israil ee daryeelka dhawacyada aya shegtay in 15 kun oo askari oo cidanka israil ah oo sarakiilo ay ka mid yihin ay dhawacmeen taniyo markii dagalada ay bilowdeen taniyo octo dii lasoo dhafay tirade
cidamada iyo sarakisha tirade
cidanka israil iyo sarakisha ku nafoobay dagalka aya waxa la shegaya
in tiradoodu ay gartay 7256 askari tiradan wax aka baxay dad fara badan oo qaba
cuduro xaga maskaxda ah kuwasi oo lagusoo waramayo in hatan tiradoodu
ay garayso 15kun kuwasi oo lagu darayo tirada 10kun ah kuwas oo
horay dhawacyadasi horay loo diwan galiyay sida ay shegayso wasarada dhawacyada
u qabilsan ee israil
Sidoo kale warar lagasoo xiganayo radio laga leyay israil hogamiyaha mucaaradka ee israil aya si wayn u dhalilay xukumada hada jirta ee natinyahu tasoo uu shegay xukumadu inay sina awoodin inay u mamusho inkastoo uu dhalilo u jediyay labid aya isna shegay inuu mucaradka uu fursad sindono oo ku adan is dhafsiga maxabista hadalka labit aya mujinaya xisadaha siyasaded eek a dhaxjira gudaha israil tas oo uu cadeyay inuu diyar uyahay in uu tagero woxoga cayiman
Sidoo kale tan iyo intii uu xafiiska uu kuso labtay madaxwaynaha maraykanka TRUMP talaboyinka uu qadi dono ee la xirirta arimaha uu natinyahu uu qalqalinayo in uu ku tagero israil dulan lagu dulo arinkasi oo horay uu udiday madax wayne TRUMP sida ay warbahinta
maraykankuba ay shegtay hadaba yadoo ay arintani ay tagan tahay isla markasna la filayo in todobadka danbe aqalka cad kulan xogan ku yeshaan RTUMP iyo waliba NATINYAHU aya waxa gor dhawayto hadlay wasiirka arimaha dibada ee wadanka iran waxana uu jediyay mowqafka wadankisa e ku adan werar uga imada israil iyo waliba maraykanka sidoo kale xukumada wadank iran ay aka digtay werar israil ama maraykanku ay qadan kuna qadan xarumaha newliyerka waxana ay ku tilmamtay talabada si mid waliya oo oo ad u xun oo
gobolka ka dhacda warkan aya waxa uu kazoo yeray wasiirka arimaha dibada ee wadanka iran cabas ar aqji waxana uu shegay in hadalada la xirira in ay werar ay israil ku qado xarumaha nucliyerka ee iran oo maraykanku oo uu tagero ay tahay mid ay masiibo ay ka dhalanayso waxanu si cad usheegnay in inkasto lagu qado xarumahayaga nucliyerka aynu ka bixin dono jawab degdega o oculus lakin ma filayo inay sameyaan arin waliya oo nucasi ah tan tasina waa mid waliya oo gobolka galindonta masibo ad u xun ayuu yiri cabas ar aqji iran waxay ku adkaysanaysa in barnamijka nucliyerka uu yahay mid loogu tala galay
ujeedoyin nabaded logu adegayo inkasto dawladaha rer galbedku ay shegayan in iran ay ugu noqotay sare uqadista kaydka yuraniyamka oo garay heer loo isticmaali karo samaysashada hubka nucliyerka sida hadalka loo dhigay taniyo markii madaxwaynaha maraykanka TRUMP uu ka baxay heshiiska nuclierka 1015 ki intii lagu jiray muda xilekisi hore wuxuna hore uso jediyay inuu jeclan laha in xalka arintasi loo maro dariiq dhanka dubla masiyada ah isagoo shegaya in heshiis cusub oo lala garo iran uu noqo dono mid wanagsan si kastaba ha ahate
cabas ar aqji wasiirka arimaha dibada ee wadanka iran aya shegay in iran aysan wali ku qancin hadalkasi oo kaliya waxana arintasi uu ku daray xaladu hada way ka duwantahay sidii hore wax yaba badan aya loo bahanyahay oo ah dhanka kalsonida in lana galiyo erayga ah vican oo uu ula jedo oo uu ula jedo TRUMP lkn babaz waxa uu leyahay arintasi ma ahn mid ku filan waxana ay u muqata sida dubli masiyintu ay leyihin iran inay donayso damanad qad buuxa oo an lagusoo xad gudbin