THIS MORNING'S NEWS ARTICLES ARE RELATED TO THE FRIEND BETWEEN THE US AND RUSSIA.



MORNING'S NEWS ARTICLES ARE RELATED TO THE FRIEND BETWEEN THE US AND RUSSIA.

qodobada wararka saka waxa ka mida xiisad cusub oo dhilo huwan aya ka dhex qaraxday ruushka iyo maraykanka iyadoo markan putin iyo trump laga cabsi qabo inay ku dagalaman hawada sare sidoo kale yadoo ruushkuna uu digniin culul uu kasoo saray qorsho uu trump uu wato sidoo kalena marinka qasana israil iyo xamas aya la filaya in manta ay is dhaafsadan waregi 4 ee maxabista koxaha shicada ee dalka ciraq ee iran ay tageerto aya la shegaya in ay badalayan mawqifkoda ku adan in cidanka 

 

maraykanku ay ka baxan dalka ciraq hadaba maxa is badalay iyado koxahan dhawr bilod ka hor ay dalbanayen in cidanka maraykanku ciraq uu ka baxo sidoo kale 9 wadan aya as asay isbahaysi calamiya oo logu tala galay in lagaga hortago qorshaha israil ay kusii haysanayso dhulalka falasteniyinta sidoo kale wararka waxa an idinkugu hayna lamaha garsoorka ee wadanka swedan aya sii dayay 5 qof oo lagu tuhmay ninkan wadankisu u dhashay wadanka ciraq oo dhawrjeer xadgudub kitabka quranka karemka ugu gaystay wadanka swedan aqalka cad ee wadanka maraykanka waxa ay shaciyen xiliga ay kulmayan TRUMP IYO NATINYAHU  iyo waliba wax yabaha ay kawada hadlayan 

 

hadii an ku bilawno wadanka ciraq koxaha shicada ee ay iran ay tageerto aya dhawr mar waxa ay dalbadeen in cidanka maraykanku uu ka baxo wadanka ciraq ayay waliba dawlada wadanka ciraq ayay ka dalbaden in ay arinta dhaqan galiso koxahan aya waxa ay weraren saldhigyada maraykanka iyo xulafadiisa ay ku leyihin wadanka ciraq iyo waliba wadanka suriya lakin hada arinta wa ay is badashay wakalada wararka ee MB  ee dalka maraykanka laga leyahay aya waxa ay xaqiijisay inay kasoo xigatay 

sarakiil maraykan iyo ciraqiyina oo shegaya in kooxaha hubaysan ee ciraq ee xulafada la ah iran inay bilabeen inay dib uga fakaran dalabkoda aha in cidanka maraykanka laga saaro dalka ciraq tana aya waxa la shegaya inay kusoo adayso ka dib ridistii xukunki shashar al asad ee wadanka syria koxahan oo siyasad ahan iyo milatary ahanba iaran ay tagerto gar ahan dhanka shicada aya waxa la shegaya in markii hore ay dalbanayen in cidanka maraykanku uu ka baxo ciraq waxana ay arintasi timid markii uu maraykanku uu ku tageray israil dagalka ay ku hayso marinka qasa hayeshe isbadalka ka dhacay 

 

wadanka suriya aya waxa la dshegaya in uu badalay mawqifkii iyo xisabtii ay ururadan ay haysteen iyadoo ay jirto cabsi ku adan in koxaha dacish iyo koxaha kale ee suniga ee ka jira wadanaka ciraq iyo wadanka suriya in markasi ay is ababulan waxana  laleyahay arinta ugu wayn waxa ay tahay hadii koxahan ay dib iskusoo ababulan gar ahan koxaha shicada ee wa koxaha lagu magacabo DAACISH IYO ALQACIDA in marka qatar ay galin karan koxaha shicada ee iyaguna sida wayn awooda ugu leh wadanka ciraq marka waxa la leyahay hatan waxa ay badalayan qorshaha oo waxa ay donayan in cidanka maraykanku uu sii jogo wadanka ciraq si marka koxda ACES  logala dagalamo 

 

sarkal sare oo ka tirsan isbahaysiga shicada aya waxa uu warbahinta ushegay in dhaman hogamiyayashu hada ay garteen in jogitanka maraykanku ciraq uu mihim yahay iyadoo ay jirto cabsida in kooxda daacish ay ka faidaysato fodada iyo nidamka wadanka syria oo is badalay wa sida hadalka uu udhigaye waxana uu sarkalkasi uu shegay in ay surto gal tahay in marka arinta ay samayn ku yeelato wadanka ciraq 

sidoo kale wararka ka imanaya wadanka swedan aya  shegaya 29 bishii an soo dhafnay nin asalkisu uu ciaraq uu kaso jedo oo dhawr jeer kitabka quranka karemka ku gubay gudaha wadanka swedan lamaha amanka aya waxa ay shegen habenimadii arbacada ee ninkan la dilay inay qabteen 5 qof oo lagu tuhmayay dilka ninkan hadaba war cusub oo kaso baxay lamaha garsoorka ee wadanka swedan aya waxa ay xaqiijiyen in la sii dayay 5 tasi qof ee lagu tuhun sana dilka SALWAN MUMIKA oo 38 ji aha ninkasi oo habenimadii arabada lagu toogtay gurigisa dhexdisa isagoo xiligasi si toosa tiktoka ga 

 

dacwad ooge rasmuus umnak aya waxa uu yiri isagoo la hadlayay warbahinta edaymaha ka dhanka ah 5 qof waxan oganay inay yihin kuwa an xoganaynayn isla markasna aysan jirin  sabab dadkan logusii hayo xabsiga sidas darteed waxaynu go ansanay in lasii dayo lakiin wali lagama tanasulin shakiga laga qabo waxana uu shegay inuu baritanku uu socdo raysalwasaraha wadanka swedan aya qamiisti shegay in ay suurto gal tahay in dal shisheye uu ku lug leyahay dilka ninkasi qoxotinimada ku tagay wadanaka swedan waxana warku intaasi kudaray in lamaha amanka e wadanka swedan hatan ay wadan badhitanka ku adan dilka ninkasi loo gaystay 


 

It is said that 9 
Countries have formed an alliance called the Deheg Alliance

waxa la shegaya inay 9 wadan ay ku dhaqaqen is bahaysi ay ugu magac daren isbahaysiga deheg waxana la shegaya isbahaysigan in logu tala galay in laga hortago in israil qorshayasha ay kula dagalamayso wadanka falasteniyinta isla markasna la shegayo in u noqon doono isbahaysigan mid qorshihisu uu yahay in uu soo af jaro xukunka iyo gumaysiga israil ay ku haysato dhulalka falasteniyinta wadamada ku jira isbahaysiga aya waxa ay kala yihin konfur 

 

Africa,maleysia,calonbia,bluviya,kuba,handares,nabibiya,senogol,iyo jasiradaha balesa waxana la shegay in ay didan yihin in laga amuso danbiyada israil ay gaysanayso tilabadan aya ah tii ugu horaysay ee noceda la qaado ee lagu dhisay isbahaysi calami ah oo si cad uga shaqeyn dona in israil lagula xisaabtamo danbiyada ay gaysanayso hadaba 9 wadan aya waxa ay ku dhawaqen in ay ku dhaqaqi donan sedex qodob ajandohoduna uu kamid yahay qodobka 1 waxa uu yahay tagerada dadka falasteniyinta inay xaq uyeshan inay dhistan dawlad madax banan oo ay yihin 2 waxa ka mida maxkamadaynta israil oo lagu maxkamadaynayo maxkamadaha calamiga sidoo kale waxay tagerayan 

 

go amadii kasoo baxay maxkamada AYCC iyo waliba in la xanibo hubka israil loo dhofinayo koxdan daheg oo kakoban wadamada la isku yirahdo konfurta calamka ama GLOBEL SORT aya waxa la shegaya in maxkamadu ku tagerayan in loso gacan galiyo raysal wasaraha irail NATINYAHU iyo wasiirki hore ee gashan dhiga YUWAV GLAN oo lagu edeyay dagal xasuuqa inay ka gaysteen marinka qasa waxay sidoo kale ku dhaqaqayan in ay ku cadadiyan wadamada hubka siya israil inay joojiyan iyo waliba xita rasasta iyo qalabka milatryga hadii loo arko khatar cad in hubkasi lo adegsanayo xadgudub taso ka dhana sharciga iyo bila adantinimada isla markasna xasuuq lagu gaysanayo 9 wadan waxa kale oo ay isla garteen in la mamnuuco marakibta hubka usida israil iyo sidoo kale marakibta shidalka usida 

 

cidanka israil lona dido inay kusoo xirtan dekadaha 9 ka wadan sidoo kale waxa la shegay in 9 wadan baqoda ay sosaren habenimadi xalay ay ku go amiyen in lasoo af jaro gumaysiga israil ay ku ahyso dhulalka falasteniyinta isla markasna laso gabagabeyo lana qado wax kasta oo caqabad ku noqon kara xaqa dadka falasteniyinta ay u yelanayan inay dhistan dawlad madax banan warka aya intasi waxa uu ku daraya in 9 wadan ee la magac baxay kooxda deheg ay ugu baqayan wadamada calamka inay qadan dhamanba talaboyin iyo siyasadaha surta galka ah laguso afjarayo haysashada israil ay haysato dhulalka falasteniyinta 

 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post