Wararka cawa waxa u wawayn maraykanka oo todobadki sedexad ayay marayan dukhaymaha uu maraykanku uu ku hayo xotiyinta wadanka yaman dad ka badan konton qof aya lagusoo waramaya inay ku dhinteen dukhaymahasi sida ay xotiyintu ay shegen taso ay badankodu ay ahayen dad rayda sidoo kale maraykanka aya ku an daconaya inuu sii wadi doono dukhaymahasi ila iyo inta xotiyinta awoododa la tirtirayo lakin arintu saw a ay ka duwantahy qayla dhaan aya kazoo yerasa
sarakisha maraykanka ee waxda gashan dhiga kuwaas oo shegaya in hubkan ay ku dukhaynayan wadanka yaman loga bahanyahay mela kale sida hadii uu dhaco dagal maraykanka iyo shinaha dhaxmara ama colado kale oo maraykanku uu yeesho sidoo kale dhanka dhaqalaha aya la shegaya in qasare badan arintasi maraykanka ay sababi karto oo 1bilion oo dolar aya la shegaya inay kaga baxday malmahan intay dukhaymahan ay socdeen
TRUMP aya ku andaconaya wadamada gobolku inay dhaqalaha bixiyan waxana la filaya in dabayaqada bisha soo socota inuu buuqdo dalka sucudiga si uu ugu rixo in ay wax ay ka bixiyan dhaqalahan sidoo kale maraykanka aya la shegaya inay ku adkanaso inuu isticmalo saldhigyada gobolka kuyala inkastoo clmalik alxoti hogamiyaha xotiyintu uushegay inay jiran diyarada dagal oo kaso kacay mel an ahaun marakibta dagalka ee maraykanka inkaso uusan carab darin wadamadasai hore waxa ay ushegen xutiyintu inay kaga jawabi donan dukhaymo hadi midkamida wadamada gobolka u u ogolado maraykanku in ay diyaradihisu ay kazoo dulan oo lagu dukheyo wadanka yaman xotiyintu waxa ay wacad ku maren in ay sii laban labi donan
werarada oo markasi oo sido kale ay isticmali donan hub kale oo dherada
isla markana ila iyo inta la jojinayo werarada israil iyo gohada ay ku hayso
gaza in aysan jojin donin werarada ay wadan su asha la is waydinaya aya waxa ay
tahay werarada uu maraykanku ku dukhanayo wadanka yaman mala garay hadafkodu
maxayse khuburadu ka tiri suurto gal matahay in uu maraykanku u barero in uu
xotiyinta uu werar dhulka ah uu ku qado wadamada gobolka ee ku rixi kara
arinkas se maxa ka iman kara
Ali al dahab oo ah cilmi badhe yamani ah oo xaruntisu tahay cadan oo arimaha milatry ga takhasus ku ah aya waxa uu aminsanyahay werarada xaga cirka ee maraykanku uu wado iyo weraradi ka horeyay inay samayn ku yeshen awooda xootiyinta hase ahate wax yelada aya sii kordhaysa iyo werarada ay gaysanayan waxana markhati ka ah bana la leyahay in ay xotiyintu hada ay joojiyen sida hadalka uu u dhigayo marakibti raydka ahayd waxana ay awododa la tigsaden marakibta maraykanka oo ay awoododa la tigsanayan waxa uu sido kale uu
khabiirkani tilmamaya in xootiyinta qasaraha ka dhashay werarada uga imanaya ee dukhaynta xaga cirka ee cidamada maraykanka inayna ka hadlin tana waxa ay tilmamasa in ay raban inay bqariyan waxyelada soo garta tasoo macnehedu yahay wax yeladan inay garayso qaabka uu milatry goodu udhisan yahay iyo sidoo kale owoododi milatry oo cadadis badan uu saran yahay sida uu xusayo khabirkani wararka marayka iyo diyaradihisa iyo marakibtisa dagalka
aya loo kashanaya in aad loo burburiyo ee awooda ay xootiyintu leryihin khabiirkan yabaniya aya waxa uu amin san yahay in xootiyintu ayna dowlada maraykanka sinaynin fursad ay ku qimayso natijada ka dhalata weraradasi sababta oo ah waxa ay benaynasa in ay khasare soo garay waxana ay iska idha tirasa wax yelada garaya
cidamadeda iyo askarteda iyo agabkodaba waxana ay inta badan qarsanaysa dhawaca gara maraykankana waxa ad moda in dagal kan uu kharash badan uu galiyay ee cidamadisana uu isku dayayo in loo bahan yahay in uu dagal lugta ah uu qado hadii uu rabo inuu midha dhal noqdan xotiyintana waxa ka go an in ay arinta ka hortagan sidoo kale khabiirkan aya waxa uu shegaya marka la fiiriyo xotiyintu inay soo rideen diyaradaha an duliyaha lahayn ee
maraykanka ee xogta ururiya ee arimahan aya waxa uu yiri in yihin arimo la isku qabqabsanayo sababta oo ah bu leyahay hadii ay diyaradaha ee agabka ay kuso ridayan diyadaha eek a dhanka ah maxa ila iyo hada uso ridi layin sidoo kale xotiyinta aya mar horaba waxa ay abuuren inay macluumad ka qariyan waxana ay qarinayan natiijoyinka ka dhashay weraradasi waxana ad mod aba la leyahay in ay agabkodi milatryga si tosa ukala qarsanayan iyo melaha ay kuso saran agab koda milatryga tana waxa muuqata in ay qarinayan goobaha gantalada lagu sameyo iyo diyaradaha daronska sikastoo ay tahay
khabiirkan aya hoosta waxa uu ka xariqaya maraykanku weraradan uu dardar galiyay iyo inuu kusii balariyo dhul ad u balaran waxa aymujinaysa in uu maraykanku uu haysto maclumad dherada iyo agabyo oo uu baltirmamed ka dhiganayo ta bedelkedi waxa hoos u dhacaya ba la leyahay in xotiyinta ay macluumadkoda ay ogolanayn in marnaba baxo sababta oo ah marabto in maraykanku uu ogado waxyelada ay diyaradohodu ay gaysanayan sidoo kale dagalkan maraykanka ee
xotiyinta ka dhanka ah aya waxa lagu xiririnaya in uu maraykanku uu isku dayayo in uu aman israil ilaliyo wuxuna raba inuu mesh aka saro khatarta saxibada iran ka imanaya iyo iran laftarkeda ta bedelkedana waxa uu raba in ay israil ay awood uyelato in ay ka hortagto khatarta iran ka imanaysa iyo inay xirir wanagsan la yelato wadamada carabta iyo is xulufaysi cusub oo ay la yelato si loga hortago khatartasi wa sida hadalka uu udhigaye sido kale waxa kale oo muqata in nin khabira oo magacisa la yirahdo SHAMSAM in uu isna ka baran dagayo coladan u dhaxaysa
maraykanka iyo xotiyinta inanay ahayn mid laba dhinac oo isku dheli Tirana taso uu ula jedo inay xutiyintu yihin koox halka uu maraykankuna uu yahay dawlad sido kale waxa uu leyahay kooxdana waxad moda inay ciyarayso wasida hadalka uu udhigaye cardka iran oo ay rabto inay iran wada xajodka ay ku kasbato dhibco wawayn hase ahate xotiyinta aya hada waxa ay ka hadlayan in ay tagerayan gaza hadi gaza dagalka laga daynina aysan jojinayan dagalka hase ahate arintan dhab ahanti waxa uu leyahay waxa ad moda in aynan ahayn laba dhinac oo isku dheeli tiran marka la fiiriyo qasaraha bili adanti nimo iyo culayska uu yelanayo werarka lagu qadayo yaman
shamsam aya waxa uu sharaxaya in xotiyintu marhoraba samayan ku yeeshen samayntodana ay ka imanayso dukhaynta maraykanka ee kala joogsiga lahayn tana waxa ay khatar galinaysa danaha xotiyinta marka ay timado awooda wadanka iyo yaman gudaheda ay ku leyihin waxana uu amin sanyahay in ay aminsanyihin cida xaq u leh yaman xukuman waxana laga baran dagaya kacanki lagu af ganbiyay boqortoyadii ay lahayen xotiyintu ee sebtenpar
26/1962 dii in ay had aka dabaqayan oo ay raban in ay
awoododa dib uso celiyan xotiyinta aya hada marxalad adag ku jira maxa yelay
dawlada maraykanka heshiis nabaded lama gali karan si ay awoododu iskusi
haystan tana waxa mesh aka saraya mowqafkoda iyo dagalka ay wadan wuxuna
sharaxaya ninkan khabirka ah in uu maraykanku uu donayo in iran ay waydo
gobolka saxibada ay ku ledahay oo ida magaceda ku dagalamaya wada xajodka ay la
galayso iran uu noqdo mid iran ilka waydo madama ayna haysan wax ku gortanto
maraykankana iyo besha calamkuna ay helan fursad aad u balaran