wararka waxa u wawayn iran oo daboolka ka qaday in wada hadalo heersara ah ay la galayso maraykanka hadaba wada hadaladan xagee bay ka dhacayan ma wada hadalo toosa oo maraykanka iyo iran waftigoodu is hor fadhisanayanba yase hogaaminaya waftiga labada dhinac
dhinaca kale manta waxa magalada mosco ka bilamaya wada hadal ay yelanayan wakiilo ka socda shiinaha ruushka iyo iran waxaa si gaara looga hadlaya arimaha la xiriira nuclierka iyo hanjabadaha ka imanaya maraykanka tani sidoo kale waxa ay kusoo adaysa yadoo uu ruushku si cad usheegay in uu kasoo hor jeedo hanjabada maraykanka ah in la dukhaynayo wadanka iran
gudoomiyihi golaha qaranka israil oo isna si cad usheegay in israel ay ku guuldaraysatay yolalkedi dagalka isla markasna hatan aysan jirin natiijo ay keeni karan qorshayasha cusub sidoo kale sanatan maraykana aya isna si ba an u dhaliilay hadaladii xalay ay jeediyeen TRUMP IYO NATINYAHU ee ku adana barakicinta dadka reer gaza dhanka gazana malintii 22 tanad oo xiriira israil waxa ay siiwada dukhaymaha iyo werarada ay ku hayso dadka falasteniyinta maraykanka oo isna dukhaymo horle ka gaystay wadanka yaman xili ay xuutiyinku ay shaciyeen weraro kale oo ay ku qaaden marakibta dagalka ee maraykanka iyo waliba gudaha israil isla markana ay soo saren hanjabado horle
sidoo kale xiisada nuclierka iran xili labada dhinac malmihii ugu danbeyay ay waden ababul cidan oo maraykanku gobolka bariga dhexe uu kuso dabulayay cidamadiisa iyo waliba qalabka militry ga isla markasna iran ay ku dhawaq day inay rikibatay gantaladeda oo hegan buuxa la galiyay ciidanka ilalada kacanka ee wadankasi iran iyo qaybaha kale ee iran aya hatan waxa furmay daqada dubla masiyada waxana lagusoo waramaya in dalka cumaan wada hadalo ay ku yeelan donan xulufo sare oo ka socota ruusha iyo iran wada hadaladan sido kale hadi an isla eegno waxa ay khuburadu ku macnaynaso wada hdaladan qodobka
1 iran oo u jixin jixi wayday maraykanka si kasta oo natinyahu iyo trump ay iskugu dayeen in iran loo caga jugleeyo oo waliba uu trump uu leyahay 2bilod gudohood hadii aysan miska wada hadalka ku imaan iran talaba ayan ka qadayna iran waxay si cad u istaagtay xitaa saldhigyada ku yala gobolka bariga dhexe marka la tago saldhigyada maraykanka ayan dukhaynana ayay iran ku hanjabtay lakin waxa la leyahay quburadu arintan waxa ugu wayn ee bedelay waxa kamida
hanjabada kasoo yeertay ruushka kuxigeenka wasiirka arimaha dibada ee ruushka aya si cad u sheegay ruushku inaykasoo hor jedan in werar lagu qado iran quburadu waxay isleyin marki hore trump putin waxa uu ula heshiiyay in uusan soo fara galin arinta iran waa marka uu leyahay afartii gobol ee ukrain ad ka qabsatay inan kala xaajono inad haysanaysid iyo inkale dadka qarkod waxa ay leyihin si dadban aya waxa uu trump u ogoladay putin inuu qato afartii gobol ee uu qabsaday 2022 ki si arimahan uu udayo lakin xaladu way isbadashay
sidoo kale qodob kale oo muhima aya jira oo khuburada ay ka hadllayan waxa ay leeyihiin maraykanku waxa uu islaha xootiyinta wad ku luqluqanaysa macnaha laba malmod ama sedex malmod aya kugu qadanaysa lakin arintu way ku adkatay xalay shirkii jaraid ee uu qabtay TRUMP isaga oo la fadhiya natinyahu wuxu qiray inay xootiyintu yihin niman bala ka dhacday taso waliba uu shegay inay xita hubkoda ayagu farsamaystaan sido trump arintu uma fududa lakin waxa la leyahay ninka guuldarada xalay kalasoo tagay waa NATINYAHU laba qodoba qodobka
1 maraykankii oo sicad uqiray iran in uu la fariisan doono inkasta oo iran hada ay xaqiijisay arintasi lakin waxa ka horeyay TRUMP oo yiri malinta sabtida wada hadal toosa ayan la yelan dona iran natinyahu waxa isagu marabo wada hadal iyo heshiis in la garo isagu waxa ay kaga dhagan tahay iran in la weraro lakin iran in la weraro ma fududa trump oo marka xisaabtisa qatay tasoo uu yiri hadii ad iran werarto maxa kaga iman kara saldhigyada maraykanka ee 500000 kun ee askari ku sugantahy taliyaha cidanka ilalada kacanka iran
XAJI SEDE gaar ahan qaybata cidamada cirka aya waxa uu yiri waxa qof ku jira guri qurarad ka samaysan ama dhala ka samaysan ma ahan buu iri markan inuu dhagax tuuro qofkaas macnaheedu waxa ay tahay saldhigyada maraykanka ee kuyala gobolka bariga dhexe dhulka la simayna iran marka waxa la leyahay quburada xita kuwa irayinta iyo khuburada kale ee rer galbeedka kuwa ruushku waxa ay leyihin iran dharbaxo wa lagu dhufan kara lakin yagna wax bay gaysanayan
hadaba wararki ugu danbeyay aya waxa ay shegayan wakalada wararka ee wadankas iran aya goor dhawayd waxa ay kasoo xigatay wasiirka arimaha dibada ee wadankas iran CABAAS CARAQJI inuu xaqiijinayo in uu wadankiisu wad hadal uu la yeelan doono
malinta sabtida wafti ka socda maraykanka iyo wafti ka socda iran oo ku kulmi doona magalada cuman wadahadaladan aya waxa ala shegaya inay san ahayn kuwa toosa macnaha la isso hor farisan mayo miska ayay qolaba dhinac ka farisanaysaa mahin shekada waxa dhexdhexadinaysa cuman laba qol aya lagu kala jiraya sida xamas iyo israel oo kale iran waxa ay tagantahy anaga maraykan wadahadal toosa lama galayno tasoo ahayd shuruudi ay wateen horta maraykanku ha joojiyo hanjabada iyo caga juglayntab uu wado kadib waa in loo fariistaa si loo simanyahay inaysan cidna cid kale uyeeri oo an la oran qodobkas iyo qodobkas ayad fulinaysaa oo maraykanka la oranayo inta iyo inta wa inaad ka tanasushaa iarana waa in la ira sidaas oo kale macnaha si loo siman yahay ayay ku dhagan yihiin iaraniyintu
CABAZ AL AQJI aya xalay saqdii dhaxe wuxu xaqiijiyay in maraykanka iyo iran ay ku kulmi donan magalada wadankasi cumaan waxana wararku intaasi ku darayan in wada hadaladu ay yihiin kuwo an markasi toos ahayn oo dadban waxay tani kusoo adaysaa yadoo madax waynaha wadanka maraykanka
TRUMP uu xaqiijiyay in wada hadalo toosa ay la yeelan donan masuuliyiin ka socda wadnka iran wuxu tilmamay cabas alaqji inay suurta gal tahay in heshiis la garo waxana uu yiri sabtida waxan yeelan doona kulan aad u muhiima oo sare waxana markaasi uu sheegay inay isku raacsanyihiin in laga gudbo waxyaalaha muuqda macnaha waxa weyan coladan iyo dagalkan iyo hub urursigan oo arinta wada hadal loo badalo sidoo kale wada hadaladan dadban aya wararku waxa ay sheegayan sidoo kale inay kala hogamin donan wasiirka arimaha dibada ee wadankasi iran cabas caraqji sido kale ergiga TRUMP ee bariga dhexe sida ay
shegayso shabakada AKXIBOX tani sidoo kale waxa ay kusoo begmasa aya la leyahay yadoo trump uu dhawan uu bilaabay siyasada cadadiska ugu sareya ee iran ka dhana gar ahan cuma qabatay lagusoo rogay isla markasna uu ku hanjabay hadii iran aysan miiska wada hadalka aysan iman inuu dukhayn doono bishii jeny markii uu kusoo labtay aqalka cad
TRUMP wuxuu durba bilaabay inuu iran cadadis saaro si lamida muda xileeedkisi hore kasi oo ka baxay heshiiski xakamaynta hubka nuclierka qufulida cuama qabataynta sarnayd wadankas iran
sidoo kale wakalada wararka ee ruushka laga leyahay iyo wakalada irli ee laga leyahay iran aya labaduba waxa ay xaqiijiyeen shiinaha iran iyo ruushka intuba intuba inay wada hadal ku yelandoonan magalada moosko hadaba wakalada warbixintasi aya waxa ay shegasa in wada hadalkoodu uu noqon doono mid si wayn loogu gorfayn doono xalada gobolka ka jirta gaar ahan arimaha hubka ee nuclierka ee iran xogtu waxa ay sheegaysa sidoo kale in wafudan sedexda dhinac ka socda ay si rasmi ah umuujin doonan qodobada heshiiskoda waxana warku intaasi ku daraya in arinta loo fasiran karo suurta galnimada
in si buuxda loogu dhawaaqo shiinaha iyo ruushku inay garabtagan yihin iran yagoo fulinay heshiisya ka hor ay galeen iran marka waxa la leyahay way tashatay labadii sane ee ugu danbeyay heshiis waawayn oo dhanka iskashiga militry ga aya waxa ay la gashay shiinaha iyo ruushka bishii febarwery markii u aqalka cad dib uguso labtay TRUMP waxa buuqday magalada tehram wasiirka arimaha dibada ee wadanka kasi ruushka waxa kasii horeyay oo kahor buuqday xog hayaha gashan dhiga ee wadankas rushka horayna usoo noqday wasiirka gashandhiga