wararka saka waxa u wawayn madaxwaynaha turkiga iyo dhigiisa suuriya oo kulama xaasxasiya oo qayb ay katahay iskashi dhanka milatryga ah ku yelanaya magalada Ankara xili ay israel si cad ay u sheegtay inaysan aqbali doonin in turkigu uu saldhigyo ciidan ka samaysto gudaha wadanka suuriya sidoo kale waxa an eegi doona wararkii ugu danbeyay ee Gaza iyado wali ay israel ay sii wado dukhaymaha
mid kamida wasiirada xagjirka ah ee xukumada natinyahu aya ku
baqaya in la dukheyo bakharada rashinka koban uu kusi haray iyo waliba motorada
korontada dhaliya xamas oo sosartay mowqafkeda ku adan hadalki kasoo yeray
makruun oo ku adanana in francesku aqoonsandoono bilaha soosocda dawlad
palasteen ay leedahay sidoo kale ruushka oo dignintii ugu cuslayd ka bixiyay
midawga yurub oo dardar galinaya qorshaha cidanka uu ugu dirayo ukrain sidoo
kale maraykanka oo weraro qasare dhaliyay ka gaystay magalada sanca ee dalka
yaman iran oo sidoo kale la sheegayo in noocyada kala duwan ee gantalada ay
siisay kooxaha ay tagertoo e gobolka bariga dhexe
magalada ankara saka waxa kusii qulqulaya madax kala duwan halkas oo uu ka furmi doono shirka dubla masiyada oo turkigu uu marti galin doono madaxda ka qayb galaysa waxa ka mida madaxwayna soomaliya xasan sheekh maxamud sidoo kale madax waynaha wadanka turkiga aya la filaya inuu garo halkasi marka laga tago ka qaybgalka shirkan arimaha shirkan arimaha ugu muhimsan ee ah ma ad sharac ah ee halkas utagayo waxa kamida heshiisyo balaran oo ah dhanka iskashiga oo la filayo inay kala saxexdan isaga iyo dhigisa turkiga rajib dayib urdugan oo marti galinaya shirkan hada wararki ugu danbeyay ee wakalada wararka ee anadole ee laga leyay wadanka turkiga aya xog arintan ay kasoo sartay aya waxa lagu sheegaya in
madax waynaha ku meelgarka ee wadankas suuriya amed alsharac in
lagu wado maanta safarkas uu ku tagayo dalkas turkiga in lagu xoojinayo
tagerada dhanka siyasada iyo mida dhaqale ee dawladiisu ay ka helayso turkiga
xili cadadis calamiya uu ku kordhayo siriya gaar ahan arimaha la xiriira dib u heshisiinta
hub ka dhigista iyo in markasi dawladiisa ay noqota mid ka maran sida hadalka
lo dhigayo kooxaha shisheeye buuqashadan aya si gara muhiim u ah yadoo la
eegayo wakhtiga xasxasiga gar ahan
dukhaynta ay israil ka wado wadanka gaza waxana la shegaya inay ledahay filel dhanka siyasada gar ahan mustaqbalka woqoyiga siiriya iyo isku duwida qorshaha ay ankara kula tacalayso hanjabadaha iyo qatarta israil sido kale warbahinta turkiga aya shegaysa in buuqashada dirada ay saari doonto xoojinta iskashi milatry iyo ta abni oo labadaba ay yeeshan
waxana lagusoo
waramaya in la filayo in qalinka ay ku duugan erdugan iyo Axmed al sharac
heshiisyo dhanka iskashiga ah iyo abniga iyo sidoo kale hormarinta
iskashiga dhaqalaha wadahadaladan aya sidoo kale lagu falaqayn doona qabaynta
abni ee cusub oo ay ka midtahay suurta galnimada in turkigu in uu saldhigyo
militry ka samaysto gudaha wadanka suuriya arinkas oo ay israil ay ku tilmamtay
qad cas sidoo kale arimaha mustaqbalka kooxda kortiyinta loo yaqan STF aya
kamida qodobada sida wayn diirada loo sari doono yadoo kooxdan heshiis la
gashay axmed alsharac cidamada kooxdan aya la filaya inay ku biran
cidamada qaranka ee suriya tasi oo mujinaysa isbadal istiratijiya oo ku imanaya qarirada iyo waliba dhanka abniga ee wadanka suuriya boqoshada madaxwaynaha suuriya ee ankara waxa ay kuso beegmasa xili carada suriya cirka ku sharerantahay isla markasna israel dukhaymo ay kawado dalkasi bishan gudaheda waxa israel ay dukhaysay magaloyinka dimishiq oo casimada ah qumus iyo xanan oo kamida magaloyinka ugu wawayn wadanka suuriya hormarkan aya la filaya inuu noqdo arin wayn oo jandaha wadahadalada si wayn dirada loogu sari doono maxamud arush oo ah cilmi bare ku takhasusay arimaha turkiga aya waxa uu aminsanyahay in
buuqashada madax waynaha suuriya ee turkiga aysan ahay kulan siyasaded oo cadiya balse ay wadato misaniyad istratijiya oo mujinaysa isbadal qoto dheer oo kuyimid xirirka suuriya iyo turkiga iyadoo la tix galinayo isbadalka gobolka ee degdega ah CARUSH aya waxa uu 3 qodob ku shegay buuqashada in ay daran tahay watan kobade waxa uu leyahay
buqashadan waxa ay
muujinaysa xaqiqa cusub oo ku saabsan xirirka ankra iyo dimishiq kadib labada
dal oo xirirkodu mugdi uu ku jiray wa inti lagu jiray qalalasaha wadanka
suuriya qodobka labad aya waxa uu ku sifeyay in arintan ay la xirirto muhimada
dhisida xirir adag oo dhex mara axmed al sharex iyo turkiga madama uu madax
waynaha ku meel garka ah uu garwaqsanyahy bahida uu dalkisu u qabo golofo
gobolka oo xogan qodobka sedexad aya waxa uu yahay in uu turkigu uu sii fahmayo
muhimada ka qayb galka tooska ah ee qabaynta mustaqbalka suuriya isaga oo hada
u arka guusha kala guurka suuriya mid ah abni qaran oo turkiga tabanaysa
Aruush waxa intasi uu ku daray in uu turkigu door muuqda uu ku leyahay arimaha wadanka suuriya gaar ahan marka ay timado in ay dunidu aqbasho mamulka cusub ee suuriya gar ahan wadamada rer galbedka kuwas oo cuma qabatayn kuhaya wadanka suuriya waxana la filaya in Ankra isku dayayso in ay ku qanciso rer galbedka in la qado ama la qafifiyo cuma qabataynta
lakin arintas waxa la leyahay waxa ay u bahantay dadal badan dhinaca kale Aruush waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimada iskusoo dhawan shaha turkiga suuriya in sidoo kale ay ka macna tahy xirir laba gesoda yadoo mesha laga saarayo fara galinta iyo doorka ay shisheyuhu ku leyihin wadanka suuriya yadoo hatan ay muuqanayso in mesha ay kasii baxayso ama hoos ay u dhacayso doorki iran iyo ruushka iyo sidoo kale suuriya oo isku diyarinaysa ka bixitanka cidanka maraykanka
dalkasi waxa uu
kusoo gunanaday in ay arintan kalin wayn ay ku leadahy sidii loga hortagi laha
qorshaha ay israel ay ku fara galinayso wadanka suuriya dhankisa TAHA cadi oo
isna falaqeya arimaha siyasada aya aminsan booqashada AXMED ALSHARAC
imanayso xili xasasiya yadoo la egayo xalada gobolka oo kacsan gaar ahan
duulanka israil ee gudaha suuriya iyo waliba wadahadalada ku adan is edaynta ee
dhex maraya israel iyo turkiga odioglo waxa uu tilmamay in kulanka soo socda ee
dhaxmaraya madaxwaynaha turkiga
rajib dayib urdegan iyo madax waynaha suuriya Axmed alsharax uu horseedidono is fahan cusub oo ku saabsan tilaaboyin wada jira ha ahato dhanka abniga gobolka ama dib u habaynta doorka turkigu tib u habaynta suuriya isagoo xusay in natiijoyinka kulankan ay samayn wayn ku yelan donan dhaqdhaqaqyada gobolka ee wajiga cusub wuxu sidoo kale uu tilmamay khabiirku in cadaynta mawqafka turkigu ay tahay mid muhiima gaar ahan
siyasada ku wajahan srael isaga
oo tusale usoo qatay hadalkii shalay uu jediyay wasiirka arimaha dibada ee
dalka turkiga HAKAM kasi oo sheegaya in xiriirka israel ay laleyihin uu ahan
doono mid hakad ku jira isla markasna ay suurta gal tahy in la cadiyeeyo
xirirkasi hadii israel ay joojiso xasiloni darada gobolka ay kawado sidoo kale
waxa uu xusay in ay ANKRA u aragto xasilonida siriya inay qayb ka tahay abniga
qaranka waxana uu farta ku fiiqay guusha mamulka cusub ee suuriya ma ahan oo
kaliya mid usoo hoyanaysa DIMISHIQ lakin wa guul ay helayso Ankra sido kale
bixitanki Bashaar Al-Asad
aya waxa uu ku tilmamay in fursad uu sinayo in suuriya dib uguso labato xolofadii carabta iyo kuwa calamka xili ay isrel ay wado faquq iyo qas wuxu kusoo gabagabeyay hadalkisa suurta galnimada suurta galnimada isku dhac dhaxmara turkiga iyo Israel oo ka dhaca suuriya bin uu meesha ku jiro gaar ahan marka loo ego yadoo Israel ay doonayso in ay isku balariso gobolka halka uu turkigu si cad udoonayo inuu xakameyo xaladasi isla markasna uu dajiyo xalada arintani ku adan sidoo kale tani waxa ay kuso beegmasa yadoo lagusoo waramayo in qalab military iyo gadiid dagal oo turkigu uu leyahay inay kazoo gudbaya xadka wadanka suuriya sacadihi lasoo dhafay