MANTA WA MALIN KALE OO AY ISRAEL AY DUKHAYMO KA WADO GAZA

Manta waa malin kale oo ay Israel ay dukhaymo wado sido kale waxa lagusoo waramaya in dad aad u fara badan Israel xiligan ay ku amartay inay ka baxan dhanka bari ee jiida gaza ee go doonsan tephesionka Algeseera aya kuso waramaya in afayeenka militryga ee Israel uu ku qoray fariimo baraha bulshada isaga oo digniin ku bixinaya in dadku ay iskaga guuran xafadaha shijaaciya sida jidayda dukamir waxa sidoo kale la sheegaya in ilaa iyo dhanka saytuun lagasoo waramayo in la amray dadku in ay ka baxan dignintan aya waxa ay kuso adaysa

 

xili ay Israel ay wado weraro xaga cirka ah oo ay ka gaysanayso marinka gaza kuwas oo galafteen nolosha dad aad ufara badan ila wareedyo dhanka cafimaadka aya sidoo kale telephisionka aljeseera usheegay in 12 qof lagu dilay waberigii saka dukhaymo isrel ay ka gaysatay baytalahiya oo dhacda dhanka woqooyi ee marinka gaza waxa sidoo kale dhanka koonfured la sheegaya ciidanka Israel inay ka wadan dukhaynta arxanka daran

 

waxana wararku intaasi ku darayan in ay kordhayso tirade geerida falasteeniyinta gudaha Israel hadii aynu eegno xalad adag aya lagusoo waramaya inay ka taagantahy cidamo aad u fara badan aya gedo muujinaya sacadihi lasoo dhafay 20000 oo kamida aqoon yahanada qaybaha cidanka gaar ahan kuwa sirdoonka ee uruga la yirahdo ee 8200 laad aya la sheegaya in ay ku biiran mudaharadka lagu dalbanayo joojinta dagalka gaza telephionka kanal 12 ee aljeseera laga leyahay aya kazoo xigtay ila waredyo kala duwan oo shegay in warse xafaded ay soo saren aqoon yahayno ka socda hayadaha waxbarashada sare ee Israel in ay dalbanayan xalku inuu yahay in heshiis oo kaliya lagusoo celin karo maxabiista yagoo xusay in cadadiska military imika uu kenayo dhimashada maxabiista lagu haysto marinka gaza waxa ay tilmamen in dagalka hada socda uu u adeegayo dana siyasaded iyo shaqsiyaad halkuu noqon laha dagaal danaha qaranka kanalka 13 ee

 

Israel aya isna waxa uu shegaya in unuga sirdoonka ee 8200 ee cidanka Israel ay sido kale ka digayan siisoshada dagalka taaso khatar galinaysa dhimashada askarta iyo maxabiista yagoo muujinaya walwalka ay ka qaban arintan iyo xalada oo kasii daraysa Radio yaha ciidanka Israel aya shegaya in ku dhawad 100 dhakhatir military oo ka tirsan cidanka kaydka ay sixiixin warqad ay ku dalbanayan in la joojiyo dagalka khamiisti taliyaha guud ee cidanka Israel aya an sixiyay go an aha in la eryo taliyayasha sarsare iyo cidanka ku dhawadkun ka kooban kuwasi oo lagusoo waramayo inay sexexen warqad ay ku dalbanayan in marka dagalka la joojiyo isla wararkan raysal wasaraha Israel

 

NATINYAHU aya aad u canbareyay mudaharadyadan iyo waliba canbaraynta ka imanaysa cidanka eek a dhanka ah dagalka gaza isaga oo ku tilmamay in taasi ay tahy fariin mujinaysa wasida hadalka uu u dhigaye tamar dari oo lo dabciyo cadawga Israel waxa uu ku tilmamay natinyahu aya si adag uga hadlay arintan isaga oo shegaya in qof kasta oo dhiri galiya didana adega militryga si degdega shaqada looga eryo dacwadaha mudaharadku waxa qoraya dad tira yar oo waxyeelo gaysanaya waxana ka danbeya ururo shisheeye oo la maal galiyay ujedaduna ay tahay inay ridan dawladan ayu hadalkisa ku yiri NATINYAHU oo ku andacoonaya inan la aqbali doonin cidwalba oo arinta dhalisa qaska ka dhalisa gudaha Israel lakin quburadu waxa ay leyihin xalada aya kasii daraysa waxa laga cabsi qaba arintan inay isku badasho halis wayn

 

sidoo kale 20 xildhiban oo ka tirsan aqalka karisidka ama baar lamanka Israel aya waxa ay shegen in helen waraqo  hanjabada ah oo logu diray bashqado qaar kamida xildhibanada aya shegaya in bashqadaha laga helay walxo kimika ah bolisku waxa ay xildhibanada uga digeen in ay furan warqadahasi ay helen waxana la shegaya in loo gudbiyo boliska si baritan loogu sameeyo  ila iyo hada lama oga arimahan cida ka danbayasa iyo waxa ay yhiin waxa ay sidoo kale  tani kuso adaysa yadoo boliska Israel ay shegen inay qabteen laba qof oo dhalashadoodu ay tahay israeliyin kuwasi oo la shegay inay samayn lahayeen waxa loogu yeeray falal argagixiso lama fahfahin arintaasi

 

Sido kale korneyl hatim karem alfalahi oo aha qabiir arimaha militryga oo u dhashay dalka ciraaq aya shegay shaqa ka eryida sarakisha sarsare iyo 100 lal askari oo kamida cidamada kaydka ee isael ee joojinta dagalka ku baqaya arintasi ay tahay Qatar wayn waxana uu sidoo kale uu xusay in koxahan ay u suurta gashay inay horseedan kacdoon daba hadii xaladu sidan kusii socoto ay kasii dari karto alfalaxi oo ka qayb qadanayay falaqayn telephesionka aljeseera usameyay aya waxa uu shegay in ciidanka Israel asal ahan uu ka madax banan yahay isbadalada dhanka siyasada lakin hada sida muuqata waxa uu leyahay siyasada aya toos usamaynasa cidanka tasoo uu ku tilmamay inay tahay Qatar wayn oo ku wajahan amanka Israel

 

 qabiirku waxa uu ista ku daray in xaladan ay qayb katahay durufo adag oo isrel ay la dala dhacayso kuwasi oo ay ka midyihiin hoos udhac wayn oo muuqda diwan galinta dhanka ciidanka heerka isqorida askarta kaydka oo hos udhacday %40 ila iyo %50 sababtuna ay tahay dagalka soo jitamayay muda dheer qasaraha dhanka istratijiyada oo batay iyo guul la an muuqata oo ka jirta furimaha hore ee dagalka korneyl al falaxi waxa sidoo kale uu xusay in cidanka

 

 Israel hada la dala dhacayan 3 arimood waa yaranta xoogii ciidanka kala qaybsanan gudaha oo samaysay cidanka iyo sii wadida dagalka iyo waliba dagalka oo ka socda furima badan sida gaza danta galbeed lubnan Syria iyo mela kale khamiisti taliyaha guud ee cidanka Israel aya aqbalay in shaqada laga eryo 1000 askari oo kamida cidamada kaydka sida uu shegayo korneyl alfaxi waxa uu tilmamaya in raysalwasaraha Israel NATINYAHU xaladu ay ku adagtahay inkasta oo isbadala uu sameeyay sida wasiirka gashandhiga madaxa ciidamada iyo sida abandulaha iyo waliba madaxa laanta sirdoonka ee galbeed inkasta oo maxkabada sare ay kazoo horjeesatay shaqa ka eryida 

 


Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post