WARARKA CAWA WAXA U WAWAYN SRAEL OO MALINTII 21 SI WADA DUKHAYMAHA GASA

 

Wararka cawa waxa u wawayn srael oo malinti 21 si wada dukhaynta an kala joogsiga lahayn telephisionka aljeseera wariyayashisa ku sugan jiida gaza aya kuso waramayain taniyo saka hiirti wabari dukhaymaha israil ay wado in markasi dadka ku dhintay tiradoodu imiga ay gaartay 20 qof 13 dadkasi kamida aya ku dhintay dhanka koon fured iyo bartamaha jiida gaza dadka dhintay dukhaymahan waxa kamida saxafi lagu magacabo Elmi Alfaqawi kazoo oo kamid ahaa 


wariyayal ku sugnaa teendhada saxafiyiinta ee cusbutaalka nasir alkhariri ee gaza ku yal halkasi oo ciidanka Israel banbano ay ku dhufteen waxana ka mida dadka dhawacmay wariye kale oo ka tirsan telefisionka aljeseera macluumadkan sidoo kale waxa lagu shegaya in 24 labantankii sac ee lasoo dhafay 57 qof inay ku dhinteen dukhaymaha Israel ay ka gaysatay jiida gaza 137 kale ku dhawacantay tani waxa ay ka macno tahay tani 18 bishii dhamatay ee march dadka dhimashadoodu gartay 31391  qof halka dhawacuna uu imiga marayo 3434 qof guud ahan 7 october 2023 falasteniyinta dhintay aya ko u dhafty 50000 tasoo dhawucuna uu marayo 115475 qof


Sidoo kale raysal wasaraha israil natinyahu oo arin yable sameeyay intii uu ku guda jiray safarkii uu ku tagayay maraykanka raysalwasaraha aya lagu qasbay in uu maro safar mudo dheera si uu uga safro casimada hungry ee ila magalada Washington isla markaa uu uga fogado markana si degdega lo dajiyo yadoo uu wadan uu fulinayo amarka qabasho ee makxamada danbiyada calamiga ah ICC ay kazoo sartay danbiyada dagal ee leh ee gaza wargayka Harts ee Israel kazoo baxa aya shegay in uu natinyahu uu usafrayo maraykanka isaga oo maray wada qiyaasti 400km  ka dheer tan ugu toosan si uu uga fogado dulmarida dalalka la filayo inay fuliyan amarka soo qabasho ee ay soo sartay makxabada ku taal magalada heeg yadoo hadii diyarada uu saran yahay ay ku dagto dalal kasi ay dhici lahayd in si degdega loo qaban laha


Natinyahu waxa uu toos uga anbabaxay magalada hungary halkas oo uu kusii jedo magalada Washington halkas oo uu kula kulmayo madaxwaynaha maraykanka TRUMP israil waxa ay qiyasaysay in dalalka irland iyo Nederland ay  yihin wadamada laga filan karo inay fuliyaan amarka makxamada ICC sidaas darted diyarada natinyahu aya waxa dul martay dalalka talyaniga iyo franceska taniyo bilawgii dagalka safarada natinyahu ee maraykanka inta badan waxa la sheegaya inuu si marayay Greega talyaniga iyo fraceska ka dibna waxa uu ka gudbay badwaynta Atlanticta ila iyo maraykanka tasoo tani ay noqon doonto buuqashadiisi labad ee uu maraykanka ku tago taniyo markii uu dib ula waregay xilka 


20 bishi Janay ee sanadkan TRUMP warbahinta Israel aya sheegtay in imanshaha natinyahu Washington lagusoo dhaweyay banan bax ay dhigayeen dad wayne doonaya in heshiis maxaabiis is waydaarsi ah iyo mid xabad joojinaba ay ka dhacdo marinka gaza in kasta oo una xubin ka ahayn maraykanku makxamada ICC hadana hadana waxa uu natinyahuu uu ka digtoona dulmarida dalalka xubinta ka ah ICC isaga ka baqaya in xalad dagdaga lagu qasbo in diyaaradiisa ay ku dagto halkasi  sidoo kale khamiisti dawlada wadanka hungry aya ku dhawaqday inay bilawday ka bixista heshiiski ay qaybta ka ahayd ee


 makxabada danbiyada calamiga ah ee ICC iyada oo is wafajinaysa buuqashda uu natinyahu uu ku tegay wadanka maraykanka iyo makxabada oo donaysa in lasoo qabto kadib markii ururada xuquqda adamaha ugu baaqen inay ka hortagto wa in ay makxabadu fuliso go amadeda isla markana ay qabato natinyahau 21 bishii novenbar ee sanadkii an soo dhafnay maxkamada ICC  waxa ay soosartay amar soo qabasho oo ka dhan ah natinyahu iyo wasiirkisi hore ee gashan dhiga israil uwaf galan kuwas oo lagu edeyay danbiyo dagal iyo danbiya kadhana bila adantinimada in ay ku kacen yagoo qayb ka ah cidanka israil iyo werarada ay bixiyeen iyo dadka falasteniyinta ee marinka gaza ku dhaqan danbiyadasi loo gaystay


Sidoo kale qoysaska Israel ee  laga haysto maxabiista ay aka muda haradaya bananka guriga natinyahu yadoo la xusayo 1sano iyo bar oo kazoo waregtay dagalka kadib markii uu qarxay dagaalkii bilawday 7october ee sanadkii labada kun 2023 ki qoysaska maxabista Israeliyinta ah ee ay haystan dagalyahanada xamas eek u jira gaza ay aka qayb galaya mudaharad ka dhacaya guriga raysal wasare NATINYAHU ee magalada qudus yaga oo dalbanaya in lasoo sii dayo la haystayasha qoysaska dadka la haysto aya muda haradyo ka dhigaya guriga NATINYAHU si ay u xusaan muda sanad iyo bar ah oo laga joogo dagalkii 7october ee dhacay sanadkii 2023 dibad baxyasha aya sita sawirada 59 qof oo lagu haysto magalada gaza ee edes oo ah aderka tamir adan oo lagu dilay werarka 7october aya ugu baqay raysalwasaraha Israel in uu garo heshiis lagusii daynayo dhaman dadka la haysto halmar


Sidoo kale Israel werarkan ay ka wado gaza waxa ay ku gashay godoomin calamiya iyo in la iska fogeeyo hadaba goor dhawayto magalada Adissaba ee casimada wadanka Ethiopia oo xarun u ah ururka midawga Africa wax aka dhacday arin wayn oo dhanka dubla masiyada israiel waji gabax iyo yaxyax ku kenaysa kadib markii safiirka Ethiopia shirka midawga Africa uu laha intuu yimid shirkasi bananka lo saray oo jegada laga qabtay hadaba warbixin arimahan la xirirta aya waxa ay ledahay in safiirka Israel ee Ethiopia Abraham nagos laga saray shirka midawga Africa eek a socday hole ka MANDELA ee xarunta midawga Africa


 Telephisionka algeseera aya wariye ka tirsan oo goobta ku sugna aya warkan soo tabiyay safiirka aya waxa la sheegaya in la eryay oo laga saray shirka kadib markii dhawr wadan oo Africana ay diiden in uu kazoo qayb galo shirkan oo manta looga hadlayay xasuuqa ka dhacay wadankasi Ruwanda waxa la shegaya inay ku noqotay dubla masiyad in safiirkasi ka qayb gali wayay kadib markii la arkay safiirka Israel oo shirka dhax fadhiya tanina waxa ay keentay in dhawr wadan ay diidankasoo qayb galkisa kuwas oodalbaday in shirka laga saaro shirka ay mudo hakad uu ku yimid ka dib waxa la dheegay masuuliyinta midawga Africa ka dalbadeen in uu shirk aka baxo dhinaca kale waxa la leyahay ururka midawga Africa wuxu wada baritaan la xirira sababta uu shirku ku yimid iyo sababta iyo cida casuumtay  ururka midawga Africa oo la asasay 2002 ila iyo

 


Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post