Wararka cawa waxa u waawayn yadoo laguso waramayo in ay wali ay taagantahy xiisadasada ka tagan washigtong iyo tehram aysan wali si buuxda iskugu af garan wada hadalada aya waxa so baxaya warar kale oo kala duwan oo hatan shegaya in wadanka cuman laga badali doono wadahadaladasi goordhawayto wakaalada talyaniga wararka u faafisa ee ANSA aya ku warantay in dawlada wadanka talyaniga in ay shaacisay inay yadu marti galin doonto wada hadaladan cusub ee sabtida dhici doona halkasi oo la sheegayo in ay ku kulmi doonan wafti ka kala socda maraykanka iyo iran marka laga tago wararka hada soobaxaya dhinaca kale xukumada iran aya waxa ay daboolka ka qaday in makasi hadalada isku dhafan ee hanjabada iyo doonitaanka wada hadal ee ka imanaya maraykanka ay yihin kuwa wax u dhimmi kara wada hadalada an tooska ahayn ee dhex maraya washintong iyo Tehran afayeenka arimaha dibada ee wadanka iran
ISMAIL BA aya shir jaraid ku sheegay
inaysan suurta gal ahayn in la sheegto rabitaanka wadahadal yadoo isla markasna
lasii wadayo siyasada cadadiska cumaqatayta iyo hanjabada isku laran isaga oo
taas ku tilmamay inay tahay mid markasi hoos udhigi karta rajada la qabo waxana
uu sidoo kale uu xojiyay dalabka ugu wayn ee Tehran ay ku dalbanayso in la qado
Cuma qabataynta maraykanka wuxu yiri masuuliyinta maraykanku waxa ay qatan
mawqafyo is qilaafsan wa iyaga oo kaliya ayuu yiri kuwa looga bahanyahay inay
xaliyan hadalada is khilaafsan waxa uu itaasi ku daray midkamida sababaha
asasiga ee lo adeegsado wadahadaladan an tooska ahayn ay tahay hadalada is
khilafsan ee kazoo yeraya madaxda maraykanka
sidoo kale Afhayeenku waxa uu ku tilmamay in file ka nuclierka iran uu
aha marmarsiyo lagu abuurayo qalalaso an loo bahnayn waxana uu yiri
barnamishkena nuclierku uu yahay mid nabadeed
Hayada calamiga ee tamarta otomiga ee magaceda loso gabiyo IEA Aya si isdaba jooga u cadaysay warbixiteeda mana jirto wax tilmam ah oo mujinaya in an kalexanay ujeedada nabadeed ee barnamijka ismacil waxa uu xoojiyay in dalabka ugu wayn ee Tehran uu ku wajahanyahay wada hadalada u yahay in laga qado cumaqabataynta isla markana dalabkan si dhaba ah ay usii wadayan sidoo kale mar wax laga waydiyay warega xiga ee wada hadal aya waxa uu yiri go anka ku saabsan goobta wada hadalada waxan go amin doona marka an helno mowqaf rasmi ah oo ka yimada dhanka cumaan wada hadalada xiga waxa suurta gal ah inan lagu qabanin cuman balse taas muhiim maleh balse waxa muhiim ah inan qaabka is dhexgalka u dhaxeeya maraykanka iyo iran ay ahanadan sidii ay ahan jireen afayenka wasarada arimaha dibada ee iran waxa uu intaas ku daray in wareega xiga ee wada hadalada tooska ahayn lagu qabanayo dhexdhexadin aysamayn doonto cuman xitaa hadii an lagu qaban dalkeeda sidoo kale afhayeenku waxa uu ku nuuxnuuxsaday in wada hadalada u dhaxeya iran iyo maraykanka aysan noqon doonin kuwa toosa inkasta oo warar maraykanka kaso baxaya ay noqon donan hal qol
geesta kale madaxwaynaha
maraykanka TRUMP aya shegay inuu filayo in lagaaro heshiis shabakada wararka ee
ACXIYOS ee laga leyahay maraykanka aya kazoo xigatay laba ila wared oo arintan
la socda in warega labad ee wadahadalada nuclierka ee udhaxeya iran iyo
maraykanka la filayo in sabtida lagu qabto wadanka talyaniga gaar ahan magalada
rooma in kasta oo hatan la sheegayo dawlada wadanka talyanigu inay arintan
cadaysay wada hadaladii hore eek a dhacay magalada caman waxa ay ahayen kuwii
ugu horeyay ee dhaxmara masuuliyinta maraykanka iyo kuwa iran in kasta oo wada
hadaladan aysan ahayn kuwa toosa waxana la sheegaya in tani sidoo kale kuso
beegmayso xili xiisada gobolka cirka ay ku shareran tahay masuuliyinta aya
labada dhinac waxa ay shegen in wada hadaladu ay ahayen kuwa jawi degan ku
dhacay wa sida hadalka u dhigene
Sidoo kale hadii an eegno dhanka ukrain madaxwaynaha ukrain Volodymyr Zelenskyy
aya dhalilay mowqafka dhexdhexadka ah ee madaxwaynaha marykanka TRUMP eek u adan werarada ruushku uu ku hayo dalkiisa isaga oo ugu baaqay in uusoo buuqdo Ukraine si uu indhihisa ugu arko samaynta weraradas werarki ugu danbeyay ee magalada SUNI ee shalay ka dhacay aya waxa uu sababay dhimashada 34 qof iyo dhawaca 117 waxana uu madaxwaynuhu sib a an u canbareyay hogamiyayasha yurub sidoo kale waxa uu ugu baqay in la bixiyo jawab calami ah oo ku adan werarka lagu qaday magalada SUNI kasi oo ka danbeyay werar kale oo gantaalo oo dhimasho dhaliyay oo dhacay 4/4/2025 kasi oo lagu beegsaday magalada uu ku dhashay SINISKI eeKRIFA halkasi oo ay ku dhinteen ilaa 20 qof oo ay ku jiraan 9 caruura madaxwaynaha Ukraine waxa uu yiri wada hadaladu ma joojin gantalada blace tiga ah iyo banboyinka cirka lagasoo tuuro
waxana loo bahan yahay in la qaato mawqaf ay ruushku mudanyihin sida oo lagu yeero ruushka argagixiso waraysi uu siyayay telephisionka Volodymyr Zelenskyy
waxa uu ku casuumay madaxwayne TRUMP inuu buuqdo ukrain si uu si dhaba u arko xalada dhabta ah eek a jirta halkasi sido kale madaxwaynuhu waxa uu ku tilmamay mawqafka dhexdhexad nimada ee maraykanku uu wato inay tahay mid qaldan waxana uu ka hadlay awood shegashada dhanka ruushka isaga oo tilmamaya intasi xita samayn ku ledahay dhanka maraykanka gaar ahan warbahinta ruushka oo uu shegay inay isticmalayso siyasadeda inay samayn ku sameyan dhanka maraykanka
sidoo kale madaxwaynaha ukrain waxa uu carabka ku adkeeyay in wa sida hadalka uu u dhigaye madaxwaynaha ruushka PUTIN ujeedkisa uu yahay in dib loso celiyo boqortoyada ruushka lana qabsado dalalka xita hatan ka mida is bahaysiga nayto dhankisa trump oo ka hadlayay dhacdoyin kan ugu danbeyay aya waxa uu shegay in waxi ka dhacy ukrain ay ahayen arin xun lakin waxa lagusoo waramaya inusan si cad u cadayn in arimaha uu ka hadlay ay yihin dukhaynta ka dhacday magalada SUNI lakin waxa lagasoo xigtay isaga oo leh waxa la ishegay inay qalad sameyen balse anuu waxa an aminsanahay in arintu ay tahay mid naxdin leh gaar ahan dagalka oo idil arintan aya lo fasilanaya TRUMP inusan si buuxda u cadaynin mawqafkiisa gaar ahan canbaraynta ee lo jedinayo dukhayntasi uu ruushku gaystay ee dadka badan ay ku dhinteen